Xulka Kubada Cagta Qaranka Soomaaliya oo Guul ka Gaaray Xulka Itoobiya Ciyaar Xiiso Lahayd

 Addis Ababa (Kalshaale) Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi.

Ciyaarta oo u dhaxeysay dhalinyarada da’doodu tahay 17 Jirada ayaa markii hore ku soo dhamaatay 3-1 waxaana ku badiyay Xulka Itoobiya.

Baaritaan la sameeyay kadib ayaa la ogaaday in Itoobiya ay u ciyaareen dhalinyaro ka weyn 17 sano oo hore uga qeyb galay Ciyaaraha 20 Jirada iyo 23 jirada waxaana kadib la go’aamiyay in Soomaaliya loo wareejiyo dhibcihii Itoobiya.

Sidoo kale Xulka Itoobiya ayaa la dul dhigay Ganaax lacageed, Xulka qaranka Soomaaliya ayaa si nadiif ah halkaas uga helay 3 dhibcood waana Guul weyn oo ay Gaareen dhalinyarada Soomaaliya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Abdirashid says:

    Nimankan aan arkayaaba 17 ka waaweyn, kkk laakin inaba aan u muusyno yaa war u haya xiligay dhasheen, kkk warqad dhalashaduna meelkast w iska taala




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video