DF-Soomaliya oo go’aan ka gaadhay Xidhiidhka kala dhexeeya Imaaraadka

Laascaanod  (Kalshaale) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku qornaa afka English-ka in Soomaaliya horumar weyn ku sameystay siyaasadda iyo dhaqaalaha, si dib loo dhiso hey’adaheeda, isla markaana Soomaaliya ay rajeyneyso in Imaaraadka Carabta ay gacan ka geysato dadaaladaas.

War saxaafadeedka ayaa lagu soo hadal qaaday arrimihii dhacay 8-dii bishan iyo mad madowgii ka dhashay, kaddib markii diyaarad ay laheyd Imaaraadka Carabta lagu xayiray garoonka Muqdisho, iyadoo Imaaraadka Carabta ay cadeysay halka ay u socotay lacagtii lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa muujisay in lacagtii Imaaraadka Carabta dib loo celinayo, isla markaana xal loo helo is faham waaga.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA | WARBIXIN WADAHADALKA 

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo uu Bilowday Wadahadal Toos ah oo u dhexeeya Dawladdaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. sOmalilander says:

    Gacantaada oodan gooyn karin waala dhunkadaa!!

    k
    kk
    kkk
    kkkk
    kkkkk
    kkkkkkk

  2. Caro faag says:

    Rey iidoor caado qaate waxba hanoo sheegin Duli baad tahay berbera u dabo fariiso amxaaro markeey kaa qaadana ku waalo yaa soomali ahooy.
    Haku duleysato ewelba gaalada ayaad lajirtey.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video