Daawo Video:Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Fashilmeen Gudigii Sixir Bararka Somaliland iyo Sababta

Hargaysa (Kalshaale) Xisbiga Ucid ee Mucaaradka Somaliland ayaa Xukuumada Somaliland ku Dhaliilay Habka ay u Maaraysay Sixir Bararka Somaliland Waxaana Xisbiga Ucid Sheegay inuu Fashilmay Gudigii Dhowaan loo Magacaabay Sixir Bararka.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Deegaanada Maamulka Somaliland Waxaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey aafo ku Noqday Sixir Bararka Waxaana uu Saamayn ku Yeeshay Dhamaan Nolosha Bulshada.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video