Daawo Video:Dacwad ka Dhan ah Saleebaan Cali Koore oo Loo Gudbiyey Muuse Biixi iyo Sababta

Berbera (Kalshaale) Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa loo Gudbiyey Muuse Biixi Cabdi Waxaana Lagu eedaynayaa Aflagado Joogto ah isaga oo Wasiir ah.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Jaamac Yuusuf Axmed oo Hore Xilal Kala Duwan uga Soo Qabtay Maamulka Somaliland ayaa Noqday Qofkii ugu Danbeeyey ee Saleebaan Cali Koore Dhibane u Noqda Waxaana Kasii Horeeyey Cali Sandulle.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. samawade says:

    BUUR MADAW NACALAA NACALADII KU DHASHAY KU YAAL WAA NINKA MOORGAN MEEL LA FADHIISTAY CAR BARBARA KAALAY WALAAHI WAA INAAN SUJUUDA KAATOĞANAA

  2. Dabshid says:

    Xaglatoosiye dacwad lagama gudbin jirin ee caleemo ayaa loo ruxijirey, Koore ma waxaa lagu heystaa kursiga ma geysid.

    Qabyaalad iyo reer Qurac maxaa kala heysto, qabriga loo wado xataa su’aashiisu waa (WAA QABIILKEE ninka igu ag duugan).

  3. HOOYO SOOMALYEED says:

    AlxamduLiLLaah!!!
    Aad waxaan uga xumahay in nin reer SSC ah
    uu si xun u hadlo,oo markhaati ma doonta ah. Waa Ina Cali Koore, oo lumiyey hab dhaqankii asal u ahaa. “Baruur xun ayaa baruuraha kale qudhmisa”. Talo:Aamus ama wax haboon ku hadal. Haddii kale wixii
    Wax kaa dhigay iyo adigu ba quus ba tihiin eh, xilka ha lagaa xayuubiyo intay goori goor tahay illee waxba magaaraneysid mana xeerineysid eh.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video