Daawo: Suldaan Maxamed “Hadalka Buurmadow u sheegay C.wali Gaas Colaad Cusub ayuu Abuuri Karaa”

Muqdisho (Kalshaale) Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Hadalkii  maalintii shalay uu ka jeediyey magaalada Carmo ee Gobolka Barri  Boqor Cismaan Buur-madow oo Codsaday in la kala qaado ciidamada Puntland iyo Somaliland ee isku Horfadhiya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaanka ayaa sheegay in hadalka Buur-madow uu yahay mid abuuraya Colaad Cusub, Wuxuuna sheegay inay dhibaato keenayso isagoo Codsaday inuu raali gelin ka bixiyo “Ciidan is horfadhiya maanu arag, Ciidan Kastaa Xuduudkiisa ayuu ilaaliyaa, Xukuumadu ma dirsan  Buur-madow, Somaliland Colaad diyaar uma aha, Waana ka raali gelinayaa Muuse Biixi hadalka Buur-madow. “


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Sheekh hurhuri says:

    Weligay Maanta ayaan Taageeray Suldaan M C/qaadir Waa Runtii Buurmadawi Waa Tuug Cidina Ma Diran Ciidankuna Xuduudkiisa ayuu Sugayaa

  2. samawade says:

    ALAA MAXAA XOOLO WADANKAYAGA KU HADHAY ADIGA IYO BUURMADAW WAXATIIN AKHAS IYO QUDHUN BULAACAD DABOLKA LA GA QAADAY

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Waxaan maqli jiray MARADADAASI WAA QAYIRANTAY AMA WAA LIIN BAXDAY Hadda waxaan joogna salaadiinti inay siyaasiyiin isu bedeleen iyyadoow dagaallo beelood geyiga ka jiraan. ALLOW ADAA WEYN. WBT

  4. Aarka hargaysa says:

    Ciidan laqadayaa majiraan libaax

  5. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Garqaad, adeer waxaan maqlay in Dawladaha WAX isbiday, inay leeyihiin xafiisyo u qaabilsan la socodka waxay saxaafadda Adduunku ka qorto Waddankooda MARKA qoraalkaygu wuxuu ku socday xafiisyadaa say u ogaadaan in Adduunki daaha laga rogay oo wax qarsooni aysan jirin yacni kii DHUUMANAAYO DHABARKU MUUQDAY. Adeer haddaad ku noqoto qoraalkayga uma jirin kumana socon Somali & wax quseeya. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video