DAAWO: Jaambiir ” Buur-madow waa in Sida Naciima Qorane 3-Sano oo Xadhig ah Loo Jaro, Mise Sharcigu ma Qabto”

Hargeisa (Kalshaale) Caaqil C.rashiid Jaambiir oo kamid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo magaalada Hargeisa Warbaahinta kula hadlay ayaa Xukuumada Muuse Biixi ugu baaqay inay Sharciga hor keento Boqor Cismaan Buur-madow.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Sharcigii Qabtay Naciima Qorane oo lagu Xukumay Saddex Sano, Lagu Qaado Boqor Buur-madow, Hadii ay taasi dhici waydana ay la mid tahay inaanu Sharcigu Qaban isaga.

“Boqor Buur-madow waa in sharciga la Mariyo, oo Sida Naciima Qorane 3 Sano lagu Xukumo, ama Isaga Sharcigu ma qabto ayay noqon doontaa ” !

Boqor Buurmadow ayaa maalintii shalay magaalada Carmo ee Gobolka Bari uga qayb galay Munaasibad  lagu Caano shubay mid kamid ah Madax dhaqameedka Soomaalida, Wuxuuna halkaasi ka jeediyey Hadalo kala duwan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Aarka hargaysa says:

    Waxaan islahayn ayuu isla doonanayaa buur madow waxa uu yidhi sidaad adigu rabto uma micnaysan kartid jaale ee ruwaayada jooji

  2. Laalays says:

    Runta ayuu Gaas sheegay maanta laysma xaqiree.

    Waxuu u hadlay sidii madaxweyne ee uu ka baqday Farmaajo. Kkkkk

  3. Casoowe says:

    War deg deg ah break news
    Inaa lilalaahi waa ina ileehi raajacuun waxaa caawa geeriyooday duuliye sare Axmed Somali oo KU geeriyooday wadanka swedan marxuunka waxaan alle uga baryi janatu fardosa
    La socdaa taariikh nololad kiisi marxuunka aanu idiin Soo gudbin doona asxaabta KU xiran mareegtan kalshaale

  4. samawade says:

    HANACUNINA WAA NIMANKII BICIIDO CUNAY ADIGA IYO BUUR MADAW IS MA DHAANTAN

  5. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Magacya badne “CAQLI AMBADAY” casoowe/cerigaabo Khaatumo&&&. Adeer geerideydu WAXAY ku jirta ILAAHAY SWT gacantiisa hadday gacantaada ku jirto IGA QAAD.
    ⁉Milkiilaha Kalshaale.com, waan dacweyn oo waxaan weydiisan DIYADEYDI maadama uu i dilay BALSE waxaan siin waqti uu ku beeniyo
    geerideyda kaaso ku eg 19.15h oo maanta ah 17/4/2018 saacadda Ginéve Switzerland WAA halkaan jooge. BAL AAN ARAGNE CIYAAR U QAADO. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video