MUUQAAL: Boqor Buur-madow iyo Cabdi wali Gaas Maxaa kala Qabsaday, Xiisada Puntland iyo S.land (Daawo)

Boosaso  (Kalshaale) Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland iyo Somaliland, Wuxuuna C.wali Gaas iyo Muuse Biixi usoo jeediyey sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay deegaanka Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Cabdiweli waan la hadlay, waxaana Muuse ka filaynaa in isagoo cusub inuusan colaad ku bilabin, waxaan usoo jeedinaynaa in ciidamada laka qaado. Nabadgelyeynu u bahannay maanta uma baahnin colaad iyo ciidamo is hor fadhiya…” ayuu yidhi Buur-madmow.

Waxaa isaguna arintaasi ka jawaabay Madaxwaynaha Puntland C.wali gaas oo madasha ku sugnaa, Wuxuuna sheegay in Nabaddu ay ku xidhan tahay hadii laga helo Muuse Biixi, Sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkan waxay ka jeediyeen Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo maanta lagu caleema saaray degmadda Carmo ee Gobolka Bari.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (16)

  1. Land of Punt says:

    Aniga horta dadka madaxdhaqanka Caabudwaaq maahi , waxaan jeclaa in Somalida modern society noqdaan oo Madaxweyne iyo parleman doorteen ma talo.
    Waxaa taas ka daran xitaa haddii qabiilka hal halnin ma talo oo Isim u yahay waxay ahaan lahayd okay!
    Haddii Majeerteen hal nin Isim u yahay, hada Dhulbahante ayaa 13 ka gar qaadan leh, Majeerteen 10 kor u dhaafeen, Isaaq waa la mid!
    Sxbkay Dabshid ayaa oran jiray beeldaaqe!! Kkkkkk
    Anyway waan soo dhaweyn Beeldaahaje Cali Saleeban oo maanta Carmo lagu caleema saaray! In umadda qayr u horseedo ayaa u rajayn!
    Madaxdhaqameedkii iyo culimadii idiinta inflation ayaa ku dhacay oo dadkii caamada ahaa waa wareeriyeen.
    Marna waa wada qaxweynayaan marka dadkii ayey hub isugu dhiibayaan.
    😁

  2. Land of Punt says:

    Caabudwaaq= caabuda

  3. Land of Punt says:

    Laalays
    Saxiib adiga ma taqaanid Xamar, Xalane waa xero millitary xitaa waqtigii Kacaanka. Waa kasii shishaysa Airportiga Mogadishu, meeshaas in ajnimiga degen yihiin waxay calaamad u tahay in Mugadishu Somali xukunto.
    Insha Allah Xalane iyadana way ka guurin ajnabi.
    Hadda maxaa qortay oo Somalia ku dhaliishay?, waa sida Berbera oo Carab iyo Ethiopian degenyihiin, in ajnabi meelkasta fadhiyaan ogow macal dhul Iidoor, kkkkkkkkkk.
    Maanta Puntland waxay eriday Emirares oo Xamar iyo farmaajo ku daba fayleen.
    Ilaah baa irsiqa bixiya!
    Sharafta iyo Somalinimada iyo in wadan madax banaan nahay ayaa kaweyn.
    Viva Somalia.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    yaaab ninba lagasheegay managa waalan mise cadanba
    laga heesaya buurmadow nin waalan igadheh
    isago og inay beeshiisa isaaq kuso duushay dhul aanay lahaynbu
    leeyahay nabada halaqaato yaanabada qaata ma ninka
    sooduulay mise ninka dhulkisi loguyimi yaab aduunyadu
    madaxay ku soconaysa waa yaab waxan maqlijiray gardarow
    o eliba gaado kusiidar ninka isaaq e kaso duulay
    hargaysa iyo gebilay o jooga dhul aanu lahayn garow shiinyona
    kuraba caqliga habarjeclo yaa sidaasa WBT

  5. Land of Punt says:

    Yaab, Kalshaale ma aniga keliya ayaa loo daayey!
    Aniga waa iska tegey!
    Jaaw, Booweyaal
    🖐

  6. Land of Punt says:

    Khatumo hanoolato
    Khaatumo la eed! Kkkkk
    Awalba Khaatumo waxay ahayd cidla iigu keen Dhuloos, meel ku kala iibin karo oo ku kala qaybin karo dhuloos.
    Cidladii waa lagu geystay ee wax iska celi!
    Nin magac Khaatumo wata oo Iidoor haysta ka ka qaylin, waa nin indheer garad ahayn.
    Kkkkkkkk
    Hadalada qaar waan ku maadaystaa!
    Suldaan Buurnadow waa u gaartay, wuxuu sheegay in Puntland gardaran tahay oo dhulka dadkii lahaa joogaan! Ayaga oo Somalilad ah, taas ma cidbay daah ka saaran tahay!
    Waa runtiis Buur madow, hala kala qaado ciidama Dhulbahante oo isku hor fadhiya Tukaraq oo laba calan kala wata.
    Kulli waa Dhulbante saraakiil Iidoor iyo Dhabayaco dhagta wax ugu kala sheegayaan.
    😏

  7. khaatumo haanoolaatoo says:

    laand of
    mardanbe magacayga hasoqorin odayohow xun e nedelka ah
    halamash yohow u ciya sida dugaaga e sida kelebka
    habar gaalo ah lugta ugaxidhan hebeen iyo maalin
    calacalaya baacyohow baacu dhalay kkkkkkkkkk
    maadiga afkaga kutaagikara nin darwiish ah duli xoolo ah

  8. Land of Punt says:

    Khaatumo hanoolato
    Waxaa Kalshaale isoo geliyey Cabaadkaaaga adiga iyo dhowr kale oo Dhuloos ah, adiga dhulkaagii
    Cid kula heshiiyey oo gatay Dhabayaco caydaan!
    Wax kale Kalshaale uma soo gelin hadaad afka kala baxdaan Majeerteen weligey aniga iyo adigu madoodneen!
    Run.
    Magacayga iidaa waa kaa qaatay lakiiin weli ma gaarin in Kalshaale ka baxo, waayo weli SSDF iyo Bintland iyo niic weli waa lasoo qoraa!
    Adiga waa ku daayey, magacaaga waa kuu dayn laakiin Khatumo hanoolato in lagu yiraado iyo Iidoor baa necbahay kala daa! Mise xoolo ayaa tahay!
    Khatumo waxaa loo samaystay in duur cidla oo lagugu kufsado lagu geysto! Duurkina waad joogtaa ee iska bixi dhalfada Iidoor ee kugu taagan!
    😝
    Run

  9. Land of Punt says:

    Qofkee ogeyn, Somaliland iyo Puntland oo Hargeysa, Berbera, dekero, airports caalami ah iyo 40 Magaalo haysta iyo Puntland oo Bossaso, Garoowe, Galkacyo, dekedo, airports caalami ah iyo 60 Magaalo haysta ayaa isdeberi kerin ee sidee Buuhoolee iyo Laascanood iyo dhowr tuulo ku socon karaan!
    In meel ku darsadaan oo ku tiirsan yihiin waxay ahayd qasab!
    Isaaq baa aqli keenay ah= keligiin dowlad samaysta oo runtii ka wadeen cidla iigu soo bax aan idinku kala iibsado!
    Maanta waad aragtaa in adeeradaa ku tartamayaan aniga ayaa uga daacadsan Somaliland ama Puntland ama dowladda dhexe!.
    Puntland uga dhegtay maamul baan wada dhisanay oo wax wada leenahay! Taas oo wadkeed galay, meel hoo u baahan hadal wax kama taro!
    Maanta lagu waashay xoreyn iyo dhulbaa la iga hastaa iyo blahaa blahaa blahaa.
    Yaa dhulka haysta, Cali Khaliif, Xaglotoosiye, Koore iyo Camey, Karaash etc.

    I hope in Khatumo hanoolato aqriyey waxa aan qoray iyo waxa ula jeedo.

    Run sheeg balo/ceeb sheeg!
    🤔

  10. Land of Punt says:

    In meel lagu tiirsanaado aad dhulkaaga ku horumarsato nabadna ku hesho inta qaran laga gaarayo, ka warayso Leelkase oo caawa Galdogob iyo Galkacyo tartamayaan ama Warasangeli oo Baran ka hormari rabto Garoowe, oo caawa Reer Garoowe la leeyahay si Jaamacadda Maakhir u hesho yaan imtixaan lagaa badin!
    Ka waran gabar ogeynaysa Garoowe markii loo sheegay in ku jirin ardayda qaadanayso Maakhir University in Baran!
    Darbi ahow ama darbi ku tiirsananow, maahmaah reer Xamar!
    😮

  11. khaatumo haanoolaatoo says:

    laand Of
    waxa fiican inuu qofku marku wax qorayo lafahmo ujeedada
    u kahadlayo walaahi inaanan waxba uga fahmin waxan
    aad so malmaluuqday keliya waxan gartay
    inaad ledahay maad nalajogtan maxaad maamul u samaysaten
    horta anigu waan kala saaraya dadka shacabka ah
    e aanu wada dhalanay dad dhul iyo walaal nimo naga
    dhaxayso waxana aaminsanahay inaanaan weligayo
    meel kukala tegayn wax kasta o dhaca ceebna igaheli maayaan
    waana dadkaygi
    waxan kahadlaya doqonkan xun e habarta gaalada ah
    lugta uga xidhan sidi kelen dhalay hanala hadlin nijaasyohow
    dhareerku ka dareerayo o wuxu kahadlayo iyo wuxu ku hadlayo
    midna aan lafahmayn bila xigmada ah inta kabadan
    halad kugu khasaarin maayo somaalidu waxay ku maahmaahda
    tiisaba daryeela tukale kudara maalintu
    dhulbahante maamulka idinla dhastay putlaand waxay
    kakobnayd 5 gobol maantana waxa laydinkuso ururiyey
    laba gobol bari iyo nugaal sababtuna waa jilic sanaanta adiga o kale hogaanka u hayo
    waata gobolka mudug idinko sotaagan laydinka
    fara maroojiyey gobolada sool iyo sanaagna
    idinkay jabhada SNM idinka fara maroojisay
    waayo hadaynu maamul wada samaysanay in lawada difaaco o
    cadowga iyo khaayinka lasocda dalka laga wada difacay ahayd
    maxaad u cararten ilaa garoowe yaad hader ku canaanan
    ma waxaad rabtay inuu dhulkuna maqnaado
    magac ahaana lagula joogo garoowe sida ina camay iyo Axmed
    geeraash
    adeer ceebtu markay adiga korkaaga tahay haysku dayin
    inaad cidkale ku wareejisid mardanbe haka hadlin
    deegaankayga iyo dadkayga waxadse tahay xaga dhimirka
    waan kufiirsaday marhoraan iska daayey inaan ku jawaabo
    o hadal kugu khasaariyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    dhalfaad kahadashay dhalfadu miyaanay ahayn tay
    habar digir idinkagaso saartay gaalkacayo o idinku kentay
    garoowe maad iska siibtid adigu takugu jirtay afarta sano
    idinku taagay xasan sheekh kkkk haylaso qaban
    hakugu taagnaato ilaa qiyaamaha kkkkkkkkkkkk
    ka agbarooro habarta gaalada ah nijaas ilaa nijaas o
    sidu khaansiir u cunayey yeeshay caqligi khaansiirka WBT

  12. Cabdirisaaq says:

    Ninkan leh 60 magalaan haystaa een hala mashquul magaalop kaliya oo mandheerteen khaatumo u ah noo sheeg op aan lala dagindeling mida kale maxaa ku dhex gelinayaa Isaacs iyo Dhulbahante waa dad is leh adigu abtirsiinta beentaa ah meel ay kasocotoscoop latag

  13. samawade says:

    BUUR MADAW NACALAA NACALADII KU DHASHAY KU YAAL WAA NINKA MOORGAN MEEL LA FADHIISTAY

  14. Cadaado says:

    Samawade, kawarran, hadii aan ku dhaho adiga hooyadaa iyo aabahaaba nacalad ayaa kuyaala?

    Nijis daanyeer ah oo caabudo qaiilka Isaq ah ayaad tahay. Salaaad kasta oo tukato walaahi wax kajirra malahan. Iga qor, oo waad ogaan Ilaahey marka aad hortagto, maalinta qiyaamaha.b

    Horta ninkaan Buurmcadow, boqor maahan, laakiin, dad Isaq, oo qabiilkaada ah qeeybtood ayuu lacag uga dhacaa, uga aruursadaa magaca boqor, si lamid ah magacyada lagu dhacao dadka caqliga xun ee Somalida, sida Islaan, boqor, Ugaas, Nabadoon, Malaaq iyo waxyaabo kale oo dad tuugo ah eey ku dhacaan dadka caqliga xun sidaada oo kale.

    Daanyeer najis ah ayaad tahay.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  15. Cadaado says:

    Khaatumo hanoolaato, waan kusalaamay. Walaal u tartiibi land of Punt, oo ah walaalkaa harti, Daarood, oo haku talaxtagin. Haka hadlin qoyskiisa, iyo caruurtiisa, oo uu nooga sheekeeyay si Somalinimo ah, oo walaaltinimo ah. Isaga weerar, ee xaaskiisaka cadaan iyo madow, muslin iyo masiixi, amaba diin la’aan waxeey tahay waqti ha’iskaga dhumin.

    Anyway, waan kugu raacsanahay dhagarta eey u dhigeen Majeerteen, walaalahood Dhulbahante, oo mar kasta dagaaladii ahliga iyo qabiilada garab taagnaa Majeerteen, amaba dhisidii maamulka qabiilka ku dhisin ee Puntland, oo ah magac Somaliya oo dhan la dhihi jirray, waagii hora oo eey xadeen Majeerteen.
    Sidaas ooy tahay, yaan ka hadlin qoyska qofka meeshaan soo gala, sida xaaskiisa, ee aan ka hadalno caqligiisa iyo meesha uu ka imaanayo isagga.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video