Hargeisa : Naciima Abwaan Qorane oo Lagu xukumay Sanado badan (Daawo)

Hargeisa (Kalshaale) Naciima Abwaan Axmed Qorane oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku xidhnay magaalada Hargeisa ayaa Saaka  waxaa lagu xukumay saddex sanno oo Xadhig.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamadda Gobolka Hargeysa ayaana xukuntay Naciima Qorane, oo lagu hayso  inay Booqatay Muqdisho iyo inay ku Riyootay Midnimada Soomaaliya, Iyadoona markaasi kadib Ciidamada Booliiska ay kusoo  eedeeyeen qaran dumisnimo iyo riyo ay ku baahisay barta ay ku leedahay Facebook.

Marka arintaasi laga yimaado waxaa Jira Xubno Siyaasiyiin, Isimo iyo Ganacsato isugu Jira Kuwaasi oo si joogta ah u Booqda Muqdisho, Balse aysan jirin cid xadhig u gaysata.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. Hayaan says:

    Asc
    Naciima Qoranaay dulmigu waa dhamaanayaa waadna kasoo bacaysaa inshaa alaah, halkaas waxaad ka aragtaa meesha in ay jamhadi haysato aan istaahilin dowladnimo sabab?

    Dastuur kusheegooda AMA waxay ugu yeedhaan Dimoqraadiyad waxaa ku qoran xoriyatul qowl qofku XOR buu u yahay codkiisa haddii uusan ku kicin ficil hubaysan ama nabadgelyada wax u dhimin, su’aal Naciima ma nabadgelyaday wax u dhintay? Miyay Hubaysnayd? Waa gabadh ugub oo gob ah oo guni rifayso

  2. Hayaan says:

    Dhaqanka Soomaaliya waxay ahayd in gabdhaha la ilaaliyo lagana xishoodo iyakoo ina dhalay, inaladhashay,inoo dhaxay ilaahay ha dhowro gabdhaha Soomaaliyeed.

    Laakiin SNM waxaay ku fashilantay waxay ugu yeedho Ictiraaf markaasay ku qadhaadhoodeen Gabdhihii.

  3. Garqaad says:

    Wexey ku riyootay midnimada somaliweyn macnaha 5 somaliyeed oo mida.
    Wexey aheyd in la gudoonsiyo bilad sharaf. Taas bedelkedii waalagu ciqaabay. Waan ka xumahay meysan istaahilin.

  4. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    ¥ Danbiyadey Durduuranayaan,Sidii Daadka U Duluun_Dulceeyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Caadadey Daaimeen, Soomaalida Hore Looguma
    DaabicinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Diiwaanka Taariikheed, Iyagaa Loogu Daabacaay,
    DahAbooyin Jeelka Lagu Daayimmeeeeeeeeeee,
    Kama Dirqadaan, Ceeb Dunta kaa Degteeeeeeeee,
    Duntii Dahabiga Aheyd, Deeqooyinkey Dibin Daabyee_YaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Diraac Soomaali, Waxaanu isku Diyiin, Ayey Daneeyaa_NNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qaran ka Dudayaasha, Ceebahaan LadegGeey,
    Deyrku Soo Diryeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Dadnimo Dugsan Waayeee, Markey Dahabooyinka
    Gacmaha La GaadheenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Burjigii Diinta waa Dayaceen, Markey Xariirtii, Dabool_Neyd, Cay U DaabeceenNeeeeeeeeeeeee,
    DaayinNoow, Dacwaanu kaaga Nahaay, Dumar
    Daayac YadanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Gobanimo Ma Geyaan, Geeyooyinka kuwa Gacmaha
    La Gaadhayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Golleee, Ina Raag Garta ku GorfeynNaayooo, Masoo
    Gallaan, Gacallooyin, Gabayaashiieeeeeeeeeeeeeee,
    Gabay Gulufkii Danab Guudka lagaga Dig Siiyey,
    Abaal Ugu Soo GodDool Weeye Labada GelinNeeeee,)

  5. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waxaa Lama Hurraanna, Duulkani Sidey Ula Dhaqmaan Xaawalleyda, Maaha Dhaqan Soomaaliyeed, Ee waxaa Loo Baahan yahaay nimankan Halka Ay kasoo Jeedaan, Taariikh ururi
    Yaashu iney Noo Cadeeyaan, Soomaalinimada halkey
    Kasoo GaleenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Sida DR Oo Carab kasoo jeeda, waayo duulkani
    Dhaqanka Ay ku Dhaqmayaan, waa mid Diin islaam
    Mid Caqliga Saliimka Ah Xadgudub ku Aah WBT

  6. Hiilqaran says:

    I’m very sorry taasi waxeey mujineysaa daciif nimada mamulka somaliland iyo nacas nimada kuwa xakumay gabadhaan xaqdareey ku xirantahay ee hala siidaayo kkkkkkk xukunkaan gabadha waxaa xukumay mid murqaansan dhala qamriyana isaga dejiyey ee qof caadiya maxakumeen xaqdarada intaa la eg midakale somalibeey u taala sidii loo xoreyn lahaa dadka gunool gobolada waqooyi because waxaa hesta niman manaxayaala oo dadka dhiigooda ka macaasha wbt

  7. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Jeelka waxa logutala galay in lagu ciqaabo qofka wadaniga ah
    Waxay diiday inay ku xidhnato qol iyo bersad haladaayo
    Dadku ardulaahi waasacan meeshay doonaan hakaga
    Nolaadene kuwa taga itoobiyaba ma xidhaane
    Naciimana waxan leeyahay iska samir mar
    Uun bay toosidonta
    Cadaalada hurudaaye cadaaladu ma dhimato lkn
    Mar marbay sexataaaa waytosi inshaa alaah

  8. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Gaafanoow, Gabanimadiii Soomaali Gaarka uLahayd,
    Gorgorada Loo Loogyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Waa Xaajo uguub Geenyo Godka Gurada Loogu
    Dhiggaay, Soomaalinimaan Galaaeeeeeeeeeeeeee,
    Kuwa Gefkaa Gallaay, iyagaa Garanwaa Isku Gawracayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Godobiyo Ganbadii Gunimo Gabay Geyeeeeeeeee,
    Nimcooy, Gefka Laguu Geystey, Guuguuluhu Garanaa_Yooo, Aniga iga GadsooneynNeeeeeeeee,
    Guulahay Geenyo Gargaar kaaga GudbinNeeyeeeeeee,
    Adiguna Samiir Guntoo, Aduun Godolba waa CaynNee,
    Salaatu Leylka Gawda Ku Hay, Guulahay Faraj Kaaga
    Barinayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Godol Gaaban, Xornimadaadii, Guulahay gacan Taada
    Wuu Soo GelLinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Aniguna, Labada Godool, Guluf Gabay Ayaan ku
    Garaaciii, Kuwii Garanwaaga, Lageed Ahaayeeeeeeee,

  9. Aarka hargaysa says:

    Aadbaanu ugaxunahay dowlada waxaanu kasugaynay 10 Sano 3 Sano maxay tahay waliba salidana loqiyaaso

  10. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Soomaalaay, Gobanimadii, Garanwaa, Ayaaa Gef u
    Geystaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Xaajadaan Goblanka Ah, Guuldaradiyo Gefkau ku
    Gedaaman YihiinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Eee uunka wada Gaadhey, Galawgu ka dhiiloodeyeee,
    U Gurmadaaa, Gobaad Nimco Garanwaayaa Godka
    Gardaroo Gurada U Dhigaeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Geenyadu Gefba Ma GelLinNee, Godobta Lagu Galaay,
    Soomaali Baan Gallaaa, Weeyee xaajadaan Gunimada
    Gabay Loo Gudoon Siiyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  11. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa
    Somaliland miyeysan constitution lahayn oo qofka qodob jabiyey lagu xukumo!
    Sowtaad dimocracy iyo freedom of speach ayaa aaminsanahay iyo Africa anaga ayaa ugu democratisan lahaydeen! Yaaaab.
    Hadana gabar fikirkeeda ka hadashay ayaa la xirin oo weliba 3 sano lagu xukumay, sow ma ogid in Somaliland democratic country tahay maanta Hargeysa laguma aasay!
    Gabdhu ma qori ayey qaadatay by force in Somali midayso? Sow fikirkeeda kama hadlin?
    Maanta Iidoor inaysan democracy waxba ka aqoon ayey na tuseen!
    Somaliland waa democracy ha iga harto!
    Waa qabiil cudadaysan oo xitaa gabadh hadashay ku ciil bixin!!
    War aniga Iidoor ilaa meel saas u hoosaysa lama rabin.
    🐪 Geel jir qaran ismoday.

  12. Land of Punt says:

    Aduunka xagee lagu qof ciidan sirdoon ah muddo u xirnaa, hadana democracy sheeganayaa oo wax violence ah ama weerar hubaysan cidna ku qaadiin oo inta Kangaroo court la saaray la xukumay!!!
    marna waan qoslay marna waa xanaqqay markaan arkay in gabar miskiin ah loo xoog sheeganayo..
    Meeshii Hargeysa ahayd xaasaasiyad Somalinimo laga qabo ayaa ka socota.
    Kkkkkkkk

  13. Land of Punt says:

    Aarka Hargysa
    Mardhow waxaa ku xigta in lagu xukumo gabadhii Somalinimo ka hadasha in xabsiga Madheera siilka loogu balaariyo!
    Yaab, war Iidoorkii waa soo waalan rabaan!
    Kkkkkkkkkk

    • Land of Punt says:

      Mardhow waxaa ku xigta in lagu xukumo gabadhii Somalinimo ka hadasha in xabsiga Madheera siilka loogu balaariyo= calaashaan kufsi lagu xukumo!

  14. C/Raxmaan says:

    Falaagada Waqooyi waxii ay sameynjirtay ayey sameysay.

    Sheekh Aadan Sunne meel ku sheeg!

  15. Mr BaHaL says:

    Magafe ayay gabadhaasi u xidhantahay.Magafe aadbuu uga jiraa Somaliya.

    Magafe Muuse Bixi.
    Magafe Axmed Madoobe
    Magafe Sakiin
    Magafe
    Xaaf
    Magafe Waare.
    Magafe Gaas.

    Maaha ka dadka ku xidha Libya oo ka liya in Magafe loogu yeedho.

    Magafe Somaliya ayuu ka bilaamay oo Libya ayuu gaadhay.

    Dalmida

  16. Ali Zubeer says:

    Waa gabadh gob ah oo gun rifaysa.

    Markaan idhaa Iidoor save inta wax garadka waa dad badow ah oo qarannimo garanayn.

    Viva Soomaaliwayn

    Down Amhara lovers
    Down UAE lackeys

    Down Somali traitors

  17. Ali Zubeer says:

    Waa gabadh gob ah oo gun rifaysa.

    Markaan idhaa Iidoor save inta wax garadka waa dad badow ah oo qarannimo garanayn waa sidaan oo kale.

  18. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin,
    in kuwaan daanyeerta ah ee hogaamiya Isaaq iyo Somaliland caqli xunyahiin, freedom of speech iyo dad afkooda iyo fikirkooda ayeey rabaan in eey control kusameeyaan. Daanyeero. Qofka hadii uu ogyahay waxa uu ku dhaqmayo, iyo sida uu wax u hogaaminayoin eey naaqus yahiin, oo wax ka dhiman yahiin, amaba baadil yahiin, ayuu isku dayaa in uu dadka caburriyo.

    Gabadhaan masaakiinta ah iyo dad badan oo jooga Hargeeysa waa laga gardaran yahay, oo waa la dulmiyay.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  19. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Somaliland=ISAAQ. CAQLI BAABAH. XISHOOD LAGA GUUR. 3DEXDA XISBI WAA MID U XIRAN ISAAQ.
    ⏬ADDUUNKU UMA JEEDO HALKAY DEMOGRASIYADU NOO MARAYSO. CIDDAAN RABNAAN BEEN U SHEEGI KARNA BERDU CIDINA NAMA AAMUSI KARTE. SHACABKEENNU WAA MID QALBI-XAADIRA. SHACABKU-KEENNU WAA MID AAN QAADAN KARIN CIDBAA KULA SIMAN GEESKA AFRIKA OO ANNAGAA UGU MUDAN. CADAWGEENNA KOOWAAD WAA SOMALI. AXMAARKU WAA WALAALKEEN. TIGREGUNA NOOGA SII DHAW. CID KASTABA HA OGAATO AYYAGU WAA SOMALI “reer Koofur” ANNAGUNA SOMALILAAD waa magaci UU XABIIBKENNI NA ADDOONSAJIRAY NOO BAXSHE. ADDUUNKA WAXAAN UGU NECEBNAHAY KUWAAN WALAALOOW NA LEH. ANNAGU WAXAAN KA SOO JEEDNA QURAYSH AYYAGUNA AFRIKAAN FOOLXUN OO MADMADOOW. LAMA TIRIKARO WAXAAN KUKALA DUWANNAHAY.
    👤ADEER SU’AAL MAKU WEYDINKARA? HADDAAD ADIGU TAHAY QURAYSH WARSANGELINA MUXUU NOQO? ■⁉WAR AAMUS MA INA FARMAAJA KU SOO DIRAY. WBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video