Daawo Video:Xoghayihii Shalay la Caydhiyey ee Xisbiga Wadna oo Warbahinta la Hadlay Sir Badana Ka Shifay

Hargaysa (Kalshaale) Xoghayihii Xisbiga Wadani ee Shalay Xisbigaas Laga Caydhiyey Maxamed Cabdilaahi uurcade oo Maant Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargaysa ayaa Wax Badan Kashifay isaga oo Si Dhiiran uga Hadlay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Maalintii Shalay ayay ahayd Markii Xisbiga Wadani ay Xilka Xoghayenimo ka Qaadeen Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo aha Nin Had iyo Jeer Dhaliila Maamulka Muuse Biixi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Ali Zubeer says:

    Adeer suurta gal maahan inaad waddani ahaato adiga oo sacad muuse, reer xoosh ah xagal daacinayana garxajis. KKKKKKKKKKKKKKKk

    Caawa waxaan joogaa Mogadishu, caasimaddii qaranka. Maasha Allah. Hope inaan ku nagaado insha Allah oo aanan u baahan inaan meel kale sii qaban.

    Viva Soomaaliwayn
    Down Amhara lovers and UAE lackeys
    Down all Somali traitors

  2. Hayaan says:

    A/Zubeyr.

    Hambalyo caasimada aad joogtid ilaahay ha inoo hagaajiyo qaarbaa ka naxaya wanaagaas aad sheegaysid cadhadiina ku dhinta.

    Waxaan hambalyo kale usoo jeedinayaa Maamulka P/land sidii u galeen nacasyadii duruucda dhaadheerayd UAE.

    Maalintay

  3. Ali Zubeer says:

    Bro Hayaan

    Asa

    Ciddii nixi lahayd iyo ciddi kaleba wallaahi Muqdishu quruxdeeda iyo bilicdeeda way soo noqotay. Dal waynu leenahay laakiin nijaas baa ku xaartay Somali u badan iyo ajaanib iwm.

    Bal khayraadka ceega baddeeda from jaziirada Kayunka (beyond Raskambooni) to Saylac bal eega aynu ka baahannahay.

    – I think dunida badankeeda kalluunkeenna ayaan ka iibin karna. That means $ for all our families.

    – Webiyada is jiidhaya iyagana fiiriya oo noogu filan agro business oo dhan oo weliba commerical geli kara iyagoo dabooli kara our food security.

    – Xoolaheena geela, lo’da iyo gaabanow adhi………waxay dabooli karaan caanaha iyo bi product of milk, hilibka, hargaha iwm oo dalka ku filan commercialna geli kari. That means $$$$$$ for every Somali family

    – Minerals iyaga warkooda daa from Uranium, black Gold oil iwm. That is billion dollar commercial and Somali middle class wada noqdaan in short period.

    – Ugaadha iyo dalkxiiska warkooda daa oo ah billion dollar business ah.

    – Solar energy ama tamarta qorraxda warkeeda daa

    – Career skills/education ka soo baxaya oo dabooli kara baahida qarankan, weliba dunida u dhoofiin kara aqoontada

    .

    Waddan intaasi iyo ka badan kulmiyay si fudud ayuu industrial u noqon karaa haddii uu helo good governance iyo dad visionary ah oo qabylaadda xabaal ku tuura…….

    Soomaali maryooleey hurdada ka kaca oo dalkiinna dheefsada

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors
    Down Amhara/UAE lackeys




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video