Daawo Video:Weriyaashii Uu Caydhiyey Wasiir Guri barwaaqo Oo Lagu Khasbay inay Raali Galin Bixiyaan

Hargaysa (Kalshaale) Weriyaashii Uu Caydhiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo ayaa Lagu Khasbay inay Raali Galin Bixiyaan Waxaana ay Warqad Raali Galin ah Geeyaan Xafiiska  Hay,adda Shaqaalaha Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Qorshahan ayaa u Eg in Shaqaalaha Lagu Madax Jabinayo Kadib Markii Wasaarada Warfaafinta Somaliland Noqotay Tan ugu Muranka iyo Khilaafka Badan Wasaaradaha Maamulka Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Cadaado says:

    Maxeey nadaafad ka yaqaanaan tuugtaan maamulada qabiilka Somaliya hogaaminaya oo ugu weeynyahay uguna horeeyay maamulka Isaaq? Qof caqli daanyeer ah ayaa qabiil dartiis u inkiraya waxa aan sheegi rabbo oo ah. Hargeeysa iyo dhamaan meelaha maamulada qabiilka laga sameeyay kadib burburkii dowladda dhexe, wax eey u qabtaan dadka magaalooyinka eey sheegtaan in eey hogaamiyayaal u yahiin majirto. Iyaga kaliya maahanee, xataa dowladii hore, ayaa adeega bulshada eey u qaban jirtay aad u hooseeyay, qaasatan gobollada dalka. Marka, kuwaan hogaamiyayaasha qabiilkana waaba kasii daran yahiin, oo lacag dad qabiil ahaan u taageera, iyo mid dadka laga baada ayeey maalin walba aruuriyaan. Dadkiina waa dad iyaga kasii daanyeersan oo dhihi maayaan, sida Yurub iyo meelo badan kacaan uga dhacay, “fuck you” kuma siinayo shilin, iska daa shilin aan kusiiyee, xataa ima xukumeeysid, maadama aad tahay daanyeer “lazy” ah tahay, oo ma shaqeeysta ah oo doonaya in aad dadka maalkooda kunoolaato. daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video