MUUQAAL: Horn Cable TV oo Baahiyey Nadaafad Daro & Xaalad Naxdin leh oo ka Jirta magaalada Hargaysa (Daawo)

Hargaysa (Kalshaale) Tv-ga Hctv oo Xaruntiisu Tahay Magaalada Hargaysa ayaa Soo Bandhigay Qashinka iyo Nadaafad Darada ka Jirta Gudaha Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Xiligan oo Lagu Guda Jiro Xili Roobad Waxaa Magaalada Hargaysa Dhex jiifa Biyaha Roobka Waxaana ka Dhalin Kara Cuduro Hadii aanay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax ka Qaban.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Duul Qaranimo Qawedey, Nolosha kala Quusteeeeee,
    Qudhun Lama QarasadDeen, Hadii Qaranimo
    Laqaderiin Lahaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Quruurushkii Ay Nadaafada Nolosha ku Quruxsan_Lahaayeen, Horgalaa ku Qayilaeeeeeeee,
    Iyaguna Qiima Geliyeee, Daraawiish Qarashka
    U Quudheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Iyaga oo maatadoodu Qadeyn, Ayey Laaska Qarashka
    U QaadaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Waxay Quwada Saareen, Daraawiishi Iney Qeydka
    Qaaradaha Laga Aqoon, ku Qanciyaan Qaataeeeeee,
    Qaraw Caqli Qaloocaan, Ayaad QaayimteenNeeeeee,
    Qarashkana waa Laydiinka Qaadieeee, Qaranimada
    Soomaaliyeed Ayaanu Qaderrineeeeeeeeeeeeeeeee,

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Caafimaadku wuxuu kuu jirraaa inta Nadaafadu kuu
    Jirtoeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Alahaw Naxariisteee, Abdi Risaaq xaaji xuseen Ayaan
    ka Xasuustaaa, mar Tv laga Wareysanayey, wuxuu
    Sheegey, in nin Cadaana oo Hageysa Nolosheeda
    Soo uruuriyey, Uu Qorey waa meesha ku Nadaafada
    Liidataaa Caalamka, kuwa Ay yidhaahdaan waa
    Mujaahidiin, Anigu Garamaayo Gaaladey? Ku jahaadeenNeeee, Waxay ku mushquulsan yihiin sidey
    Hanti u uruursan Lahaayeen Ama Deriska ugu duuli_Lahaayeen, Oo Xuduud Riyo maalmeed Ah
    Isugu Qancin Lahaayeen, Xuduudii ingiriis Ayaanu
    Soo Xidhey Naaa, Nin Qashiin Barkaan, Qaderiin Qiimo
    Qaraan waaa kala BoqoolLeenNeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  3. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Intey Qayb Nin kale Qaata Lahaayeen, Qudhun
    Qaayibaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Noloshaba ka Quusteee, Markey Qeedhiin CunNaaa,
    La Qorshe NoqdeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qysar Qumaan Qadar Cimrigoodu Yahaay, Dubka
    Qoteee, Lama Qandhadeen, Hadey Qaran Lagu
    Canqarriin Lahaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Caafimaad kama QatanaadDeenNeeeeeeeeeeeee,
    Qaranimo Qoon QawadDeey, Qolqol ku QafulLeenNeee




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video