Daawo Video Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka ka Taagan Wasaaradaasi

Hargaysa (Kalshaale) Wasiirkii Hore Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Maxamed Saxardiid Cadaani ayaa ka Hadlay Khilaafka Ba,an ee ka Dhex Jira Wasaaradii uu Soo Maamulay Xiligii Siilaanyo Waxaana uu sheegay inuu isagu ka Tagay Wasaarad Midaysan oo aan Khilaaf ka Dhex Jirin Taas oo Dhirbaaxo ku ah Wasiirka Hada.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Mudooyinkii Lasoo Dhaafay Waxaa Muran iyo Khilaaf Xoogan ka Dhex Jiray Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Waxaan Shaqada Laga Eryey  Shaqaale Badan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. shaxda says:

    waziir somaliland ah iyo oday dhaqameedyo dhulos ah
    Oo dirqi lagu kalaqabtay iyo sidey wax udhaceen

    https://www.youtube.com/watch?v=luMT9riUzXE




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video