SAWIRRO: Madaxwayne Farmaajo oo Dalka Sucuudiga Lagu soo dhoweeyay

Dammam (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu lafa gurayo qaddiyadaha ugu dambeeyay ee ka taagan Gobolka iyo guud ahaan dalalka ku bahoobay ururkan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu shirka ka jeediyo khudbad uu uga hadlayo xaalada Soomaaliya iyo horumaradii ay gaartay dowladdiisa mudadii sanadka aheyd.

Inta uu Madaxweynaha ku sugan yahay Sacuudiga ayuu kula kulmi doonaa Madaxda ka socota dalalka Carbeed ee shirka ka qeyb galaya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Caamir says:

    Waaw halyeey Farmaajo
    Walee Wiil Carab dabada ugu dhacay
    Aawey muuse Doorshaan iyo Faysal jaajuus
    Inyar ayaa ictraafka nooga dhiman ayey ku maaweliyaan Iidoorka Riyada iyo Marqaanka ku jira
    Heshiiskii ber berana wuu dhamaaday
    Guul Madaxweyne Farmaajo Iyo xukuumadiisa

  2. Kalahage says:

    Carabtii wey yaaban tahay maxaa yeelay soomaalidii oo soo fahmaysa ayey aragtay khiyaanadii ay u dhigi jireen.

    Dad diinta jecel baan ahayn Marka waxay nagu beer laxawsam jireen wacdi aan bishimaha dhaafsanayn.

    Qaar imaanka laga qaadabay baa ku dhihi carab waan baahannay.

    Oo maxay ina siiyaan oon ka ahayn sandareero.

    Mar marra xoola ayey inaga gataan taasina wax siin ma aha ee waa wax iswaydaarsi.

    U malayn maayo inay gadashada xoolaha isxaan inoogu samaynayaan ee waa baahi jirta si kastaba ha ku timaadee.

    Takale dekadaha carabta ee aynu wax kala soo degno iyaga ayey faaiido aad u weyn ugu jirtaa maxaa yeelay..kuweenii ayaa curyaamay.

    Aduunku waa wada dekado oo meeshaynu doono ayeynu kala soo degi karaa hadaynu kuweenii nacnay.

    Maanta waa la isu wada baahan yahay ee maxaa inaga maati faruur xidhan.

    Kuwo nijaas ah baad ka maqli carab baan u baahanahay.

    Iyo jasiirad cidla ah bay fadhiyaan inaguna carro edeg oo waliba dihin.

  3. Jaamac says:

    Farmaajo boqol iyo badhbuu ku jiraa yaa ka saari cumar carte ha loo doono masalooyinka carabta isagaa ku fiicnaaye

  4. Hiilqaran says:

    Kkkkkkkkk tuugadii Dirac yada weyneed waxaa ku soobaxay dadkii wadanka lahaa ee somaliyeey adeer anaga qaniis danbe islanimo nagu sirimaayo inta ciyaal iyo cabuur nosoo gashado wadadii cadeed cagta saarnayoo ku carabinee somaliya guul iyo gobanimo wbt

  5. Mustafe Daacad says:

    Madxweyne farmaajo waa geesi halyey ah carabti oku waalatay plz somalia walalo ayaanu nahey e xiriirka hanoo jarina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Beeshaas hawiwye ayaa awlba somali gumeysey o dalad walba hortagneyde bahasha hadey labo sano bes uga leexdan nimankaas jabarti o mamulka iyo sida calamka loola dhaqmo yaqana carab iyo gaalo qeylo ayaaka yeeri laheyd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Dabshid says:

    Diracyo Weyn waa isku mid ee iska ilaali iney kaa dhaadhiciyaan Qaxwo cab ama kugu cabsiiyaan xoolaha Soomaaliya ma qaadaneyno.

  7. samawade says:

    WAXAAN AAD IYO AAD U TAAGEERSANAY IN U MOORGAN MUSHARAX NOQDOO U TAAGAN MADAXTINIMADA PUNTLAND BARLAMANKA PUNTLAND WAXAN KA CODSANAYAA IN AY BOQOLKIBA BOQOL CODKA SIYAAN ☆☆☆
    BAL INUU ISDIFAACO IYO INUU SIDII BARIGII HORE CARAROO




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...
Muuqaal: C.xakiin Camey oo ka hadlay KIIN JAAMAC iyo Buuqii ka dhashay Safar ay Muqdisho ku timid (Daawo)
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) C.xakiin Camey oo ka hadlay Kiin Jaamac iyo Buuqii ka dhashay Safarkeeda Muqdisho ...

Featured Video