Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Wafdi lagu soo dhoweeyay Qardho iyo Ujeedka Safarkooda oo laga warbixiyey
Boosaso (Kalshaale) Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka tegay gobolka Sool, Kana Qayb geli doona Caleemo saarka Beel daaje Maxamed Beel daaje Ismaaciil oo ka dhici doona magaalada Carmo ee Gobolka Barri ayaa Boqor Burhaan kusoo dhoweeyay magaalada Qardho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wafdiga Garaadku uu Hogaaminayey ayaa ka mahad celiyey soo dhowaynta loo sameeyay, Waxaana Sidoo kale Xusid Mudan in Wufuud kala duwan oo ka Qayb geli doona Caleemo saarka Isimka Beesha Cali Saleebaan, oo Hadlle alle idmo lagu Wado inay Qabsoonto Berri ay soo gaadheen magaalada Boosaaso.
xormadle Garaad jaamac Garaad cali Garaadka guud
e beelwaynta dhulbahante kuso sodhowoow deegaankaga
Garaad jamaac gaard ali soow dhawooow gacmo furana kusoo dhawooow siyasadna iskaga bax o dhaqankaga ku eekoow ali khaliif ayaa siyaasad kugula galgashey mj madxa kuu galiyaye we love u garaaad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
khatumo hanoolato
wanku salmey garaadka marba ali khaliif dhiidhi dhex dhigey o garaadku mj cayey si live ah hhhhhhhhhhhhhhhhh lakiin xaal ayauuka bxiyey waanaka qaadaney makhaldame waa illaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Garaadku waa Puntlander weyn ee Cali ordaaye baa ka waalay. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Caasimada Garoowe baan jooga oo roob hayo
Ila daawada sxbyaal
https://youtu.be/TXx-r1S0eB0
Alloow noo daa Garaad Ka Boqortoyada Dhulbahante
ASC.
Dall’ambasciatore USA a Mosca;
“Gli Stati Uniti hanno contattato la Russia prima dell’attacco in Siria per evitare vittime fra i militari Russi e la popolazione civile”.
■■■L’intento dell’ambasciatore é convincere la popolazione dei paesi aggressori; Inglesi, Francesi e Americane che sono nel giusto per punire le popolazioni Musulmane produttori delle Armi kimiche. Le industrie che fabbricano le armi kimiche si trovano nella città. Questo é la riedizione della posizione di Bush nei confronti dell’Iraq.
■Io sono le bombe sganciate da Teresa May; poof!!! quegli sono i militari Russi quindi evitare e quelli sono dei civili percio’ evitare anche loro E ALLORA chi’ vado a colpire?. Sono dolente ma sono costretto a sterminare delle popolazioni innocenti. WBT
Af somaaligii malla nacay. Sowtii aan dhihi jirnay afka qalaad naga daaya.
Axmed vecchio marqaati in aad taqaan afka qalaad
Garaad Binti soo dhawoow Dhabayacadu waa gob oo kusoo dhaweyn.
Kkkkkk
Reer binti waa kuwa ku abtirsada habarti oromo ee laso qafashay lol