MUUQAAL: Shacabka Gaalkacayo Iyo Bosaso oo siwayn uga hadlay go’aankii Baarlaamaanka ee DP World (Daawo)

Boosaso  (Kalshaale) Shacabka Soomaaliyeed ku dhaqan magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ee Gobolada Bari iyo Mudug ayaa si balaadhan usoo dhoweeyay Go’aankii kasoo baxay Baarlamaanka Soomaaliya kaasi guud ahaanba Dalka Soomaaliya  Looga Mamnuucay Shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka laga leeyahay , taasi oo la wareegtay Qaar kamid ah Ilaha dhaqaalle ee dalka. 

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa isku raacay xeer dalka looga mamnuucayo Shirkadda DP World, kaddib markii ay si bareer ah uga soo xadgudubtay madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHACABKA GAALKACYO  

Xeerkan oo cinwankiisu yahay Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Geyiga Soomaaliyeed ayaa dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World, sidoo kale waxaa lagu baabi’iyay dhamaan heshiisyadii ay gashay oo ay ku jirto tan Dekeda Boosaaso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA  SHACABKA BOOSAASO

Heshiiskii  Shirkadda DP World  ayaa waxaa ka dhashay xiisad siyaasadeed , Waxaana Shacabku siwayn usoo dhoweeyeen Go’aanka laga qaatay  Shirkadda ku Xadgudubtay Soomaaliya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (15)

  1. maxamud says:

    Ninkaan idin aqoon indhaha isugu qabta qeyla dhaantii qabyaaladeysneed bilaabeen

  2. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Reer putlaand awelba waxay u baahnayen inay dowladu
    Uso gurmato o ka dhociso cadawga kuso duulay
    Guuuuuul iyo gobanimo reer putlaand dawladiina lashaqeeya
    Waata idin hiilisaye gaas calool buur hakayelina
    Cadowgu u shaqagynayo hawsha halka kawada kkkkkkkkkkkkk

  3. ciise binu axmed says:

    P&O baa boosaaso xukunta maaha DPW kuwani waa jaahiliin wallaahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Kamaal Adan says:

    Puntland shacabkedu waa dad dir ah mana aha dad dhulkooda ajanabi ugacan galiya weyku mahadsanyihin sida ay go,aanka barlamanka qaranka somaliyeed usoo dhaweeyen gaasna ushega inuu carabta wasakhda ah ceyriyo amarkana qaato ileen carabtu dhulkena iney ethpia ugacan galiso ayey rabtaa wana diidney.

  5. Kamaal Adan says:

    Maxamud asc
    Daarood sheekadu maha e waa dalkaagi o ethipia qaadaneyso sidaas miyaad raalika tahey ?mise adigu cadow aan darood aheynba malihid?

  6. Laalays says:

    Kamaal,

    Reer Boosaaso waxay inta hadashay dhaheen P&O ma rabno P&O waa shirkad yar oo 80% ay share holder ka tahay DP.

    Dadka reer Boosaaso waxay dhaheen dawlad la, aan, mid aan ficil iyo karti lahayn baa na haysata.

    C/Gaas arinkaa maka raali noqon karaa? P&O maxaa idiin diidan P&O inaad iska caydhisaan?

    Afka nool.com

  7. Dabshid says:

    Dantii laga lahaa Madaxweyne Farmaajo ayaa aheyd in reer Qurac ku caafimaadaan, ma hubo iney geedihii dib ugu laabandoonaan Farmaajo ka dib laakiin hadda waa lagu naaxey SHAROOBADA FARMAAJO.

    Halka arin ee hartey waxaa waaye iney xabad galey ah u dhex tuurtaan dharigaan karaayo ( Yacni Canshuurta lala xisaabiyo).

    Jugle caafimaadey reer Bari fooxa shida.

  8. Mr BaHaL says:

    Kuwani ma diidana Amxaar,ma diidana Dp World,waxay diidanyihiin in looga dheereeyay kaba qaadnimada. Jagadii ay haynjireen ayaa laga qaaray.

    Dalmida

  9. Mr BaHaL says:

    Waar Somalida dagaalkii hunguriga ayaa ka socda.

    Inta fiican Allaha daayo,laakiin sidaa ayaan isleehay.

    Dalmida

  10. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    AGGAH, AGGAH, waryaa haaystaa IIDOOR WAGASHLEE.

    War Berbera iyo Hargeysa iyo Gabileey meesha ay rabban ha la aadeen.

    Suaasho, waxaa weeyee, NIN SOOMAALI AH, oo rabba SOOMAALI WEYN lama khasbi karo. Waana la difaacayaaa.

    IIDOOR WAGASHLEE, ratigiina ha idin qaado, oo la aada 300KM2 meesha aad rabtaan.

    DP WORLD ma ahii, yahuudna keensada. Laakeen, dhul SOOMAALI weyn leedahay, ama HARTI ama SAMAROON ama CIISE leeyahay qaadi meeysaan.

    CIISE hadii uu qabii raacayo wuxuu raacayaa walaalahood ee JABUUTI.

    Dhilasigeena iyo khaniisnimadiina, iyo qaadkeena baano ka raysan lahayd.

    WALAAHI DERBI IN LA ISAGA XIDHO WAAYEEE.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  11. Land of Punt says:

    Qiiro Japan iga dheh!
    Ummad dantooda aqoon!
    Dabaalo miiran.

  12. Land of Punt says:

    Dabshid
    Ma waxay kula tahay in Farmaajo qabiil loo wato!
    war la’aan baa ku haysa ee cuqdadda isa saar!

  13. NUURKANEDERLAND says:

    NO MORE ETHIOPIA SHARE 19%.

  14. NUURKANEDERLAND says:

    C/GAASOOW CANDHUUFTAADA DIB U LIQ!
    MAYA IMARATS & ETHIOPIA

  15. maxamud says:

    Kamaal sxb daarood manecbi ee aqoonta aan somali uleeyhy ayaan cabiray sida aan wax u arkana waan sheegaa.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video