MUUQAAL: Muuse Biixi oo Safar aan Horey loo shaacin ku tegay Imaaraadka

Hargeisa (Kalshaale) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Biixi oo aan saxaafadda la hadal markii uu dhoofiyay ayaa waxa safarkaasi ku wehlinayay shan wasiir oo kala ah, Wasiirrada arrimaha dibedda, Qorshaynta, Ciyaaraha, Arrimaha Dastuurka iyo Biyaha, iyo sidoo kale, guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. cabdi yare says:

    mansha allaah safarsalaam mujaahid madaxweye waxaan kaa rajayneyna heshiishyo oo dalka wax utara

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    isaaqlan maxishoodan bal ninkay wataan day ina cali kore
    waa bahal dhintay o sida xoolaha u ciya o tolow
    isaaq hadanay doqon xun o dhulbahante ah jiidanayn
    miyaanay cidiba lahadlin waxanu ogayn maray jiidi jiren xaabsade
    o oday siilaanyo watay ilaa landan bal u fiirsada markay
    rabaan inay kahadlaan caalamka waa inuu lasocdo
    mid adhiga ladaaqa o dhulbahante ah alamaxaad doqon
    iska toosay idooor lacagti kadhameeyey
    bal waakane muxu fuqdiinle kula hadlidona carabta
    duli kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. ciise binu axmed says:

    khaatumo hnlto
    bal somaliland u keen wax dhaama ina cali koore ,,dhulbahanteba hadaad wada handhi kaab ku sheegto sidee idiin galnaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Ciise
    Jooji habaarka dhulbahante waa rag aanu isaaq ku xidhikarin
    Qol iyo bersede inay isaaq meel lafadhiistaan
    Way ka xishoodaan hadaad aragtid nin dhulbahante ah
    O isaaq meel lataagan waa laba midkood waa garac
    Bilaa asala o hadudoono isaaq dhalay ama waa bahal
    Dhintay sida ina cali koore o xoolo noqday ķkkkkkklllkkkk

  5. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Somaliyey caqligu ha shiqeeyo oo hala xisaabtamo oo yaan la degdegin BUHOODLE waa degmadi 18daad ee XAMAR calanki Qaranka Somali baa ka taagan “cidkastaba ha is maahise” MARKA wiilkaa Dagaal oogaha ah ee Muuse Biixi ha ogaado in difaaceeda uusan u taagnayn oo kaliya WIILKII tooxna ee MUDUG Kor/Hoos ee waxaa u taagan reer BUUR HAKABA. Micnaha yaan laysku Qaldamin.☆☆☆MARKI Waqooyi & Koofur wax loo qaysan WAXAAN la jira reer WAQOOYI. DALMIDA ama DAL MIDA. WBT.

  6. NUURKANEDERLAND says:

    NO MORE 19% ETHIOPIA.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video