Muuqaal: Madaxwaynaha United S.land oo Taageeray Go’aankii Baarlamaanka, Muxuu ka yidhi Madaxwayne Farmaajo

Minneapolis (Kalshaale) Mustafe Maxamed Martin Madaxwyanaha United Somaliland ayaa ugu horayn uga mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo, Isgaoo sheegay inuu soo celiyey Hantidii Ummada Soomaaliyeed, oo ay ka mid tahay Hawadii Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale wuxuu taageeray Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo meesha ka saaray HeshiiskiI DP World, Wuxuuna uga mahad celiyey Jaamacada Carabta, QM iyo Dhamaan dadkii ka qayb qaatay in la Boobo Hantida ummada Soomaaliyeed.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. Ali Zubeer says:

    Wa kaa garxajiska dhabta ah oo matali kara marar badan runta iyo xaqiiqda Iidoorka.

    Bal aynu sugno dhulbahante, Gabooya, samaroon, Ciise, Fiqi shinni iyo Warsangeli oo kaalintooda iyo midnimadooda dalka muujiya.

    Sidaa hore u sheegay Mustafahan waxaan ku kulannay Maamus Hotel Hargaysa the nerve center of garxajis election markii doorasha Jeegaanta bililiqaysanayeen. Wuxuu ilaa muuqday nin bisil in kastoo midnimada Soomaliya aynu aad isugu maan dhaafnay

    ishii buktaay ku bikaacso

    Viva Soomaaliwayn

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Diracyadii, Qaranka Daadihinayoow,) Farmaajo,
    Kheyre, Waad Na DeeqdeenNeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Daayinkey Ha, idiin Darajeeyoooeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Dacwadaad Dunida Gaadhsiiseen, Lagu Diirsayeeee,)
    Kuwii Damac Layaashaa Darajeynaayey,) warqad daalan Ayey keyti Dayr ugu Sii dhiibeenNeeeeeeeeee,)
    Isna Maba DaalacaanNeee, Kudaafaduu ku Daraeeee,)
    Madax Diina Adeeca,) Yeydaan ku Danbeyn Godka
    Janaqooweeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  3. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Dilaaliintii, Caqligaba Dihanjirriin,) Diracyadii Qaranku
    Markey U Diggeen,) Duudmo Dawakhaad ku Danbeeye
    Garawgii, Gawska Ma GeliyaanNeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Tigreegey Gaadh Naga Qabo Hantideyda, Baad ugu
    Deeqeen,) uma Soo Gurmaan,) Isagaaba Oromo
    Ku Gadaaman Tahayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Diin ka Goblanka Aad Gacal Saneyseen,) Haatan
    Garawsey, Geesiyadii Bujiga Adkaaa,)Iney gudoonka
    Qaranka,) Hogaanka U HayaanNeeeeeeeeeeeeeee,)

  4. Dabshid says:

    Matin ayuu la baxey asagoo is leh gaalada ayaad uga helidoontaa Luf Luf magac shabah (aqli daanyeer)

    TV ayuu madaxweyne ka yahey hadduu yahey nin siyaasad iyo qadiyad u bisil hatago Hargeysa.

    Garxajis wuxuu ku jiraa others Somaliland sida daaroodka iyo Dirta kale.

  5. Idoor liqe says:

    Dabshid

    Idoorka waqooyiga Somaliya ku hayno dee waa dadkaas martin iyo John la baxay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Idoor liqe says:

    Beesha Warsangeli oo taageertay goankii dowlada ee arinta Berbera ee hantida qaranka Somaliya .

    Walee Berbera Muranbaygashay , waxaa ka dhacday anakaa leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waxaan ka baqaya Next step in Hargiesa murangasho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hoos ka daawo beesha warsangeli

    https://youtu.be/KFyGaE54to0

  7. Idoor liqe says:

    2018 Berbera

    2022 Hargiesa

    2023 Burco .

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Qaramada midoobay baa yaabtay

  8. Hayaan says:

    Asc
    Indoor liqe:

    Waad iga qoslisay halsoo dhoweeyo cidkastoo aaminsan Soomalinimo,nabad iyo nolol.

    Kuwa kale SNM ha lawaaniyo xaqiiqatan koox yar ayuu dadku u afduuban yahay laakiin 80% dadka north Soomaaliya degaa waa dad wanaagsan

  9. NUURKANEDERLAND says:

    HA DAAN KOOYEY!

  10. Daawad says:

    Anigoo ah Muwaadin Somalilander ah waxaan soodhaweynayaa madaxweynaha mustaqbalka dhow jamhuuriyada Somaliland.waa Nin aad iyo aad umacquula oo Somalinmo jecel sidayda,Marnaba xabashikudoorsan mayno walaaheena Muslimiintah ee Somaliyeed.Halka Jeegaantu xabashida walaaleysanayaan.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video