Madaxwayne Trump oo xilka ka qaaday Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda Iyo Haweenay uu ka dhigay Madaxa CIA-da

Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda Rex Tillerson.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku shaaciyay in Mike Pompeo oo ahaa Madaxii CIA-da uu u magacaabay xilka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, isla markaana uu qaban doono howlo cajiib ah.

Donald Trump ayaa uga mahad celiyay shaqadii uu soo qabtay Mr Tillerson, mudadii sanadka aheyd uu hayay xilka Xoghayaha Arrimaja Dibadda Mareykanka

Sidoo kale waxaa uu xilka CIA-da uu u magacaabay Gina Haspel oo noqon doonta Haweeneydii u horeysay ee xilka CIA loo magacaabo.

Xil ka qaadista Mr Rex Tillerson ayaa aheyd mid lama filaan ah, iyadoo dhowaan uu soo gabagabeeyay booqasho uu ku kala bixinayay dalal ka tirsan Qaaradda Afrika.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    NIN KASTOO SALLAAN DHEER U KACA SIIBASHAA XIGI. Waxaan joogna billowgi QARAN JABKI Maraykanka Yahuudu hagto. DAL MIDA ama DALMIDA. WBT

  2. NUURKANEDERLAND says:

    DONALD TRUMP HÉ IS BIG RACIST!
    WAA DOQON MADHAN OO FAARUQA.
    NECEB DADKA & DIINTA ISLAAMKA.
    WAANA NOOCAAS MADHAN NOOCA RABA INAY DUNIDAN MAAMULAAN.
    TOILET PEPAR, GO FUCK YOUR SELF!

  3. NUURKANEDERLAND says:

    ISIS
    ______
    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    THEY ARE NOT ISLAMIC.
    THEY ARE GREATER ISRAËLI PROJECT & PLANEN

  4. Land of Punt says:

    America is a joke.. With Trump as a leader.
    Mad people choose a mad man.
    The whole world is laughing at the US..
    Kkkkkkk
    You are fired!!!!😀😢 documentary soup.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video