Daawo Video:Muxuu Salka ku Hayaa Khilaafka u Dhexeeya Idaacada BBC -da iyo Somaliland?

Hargaysa (Kalshaale) Maamulka Somaliland iyo Idaacada BBC-da ayaa Waxaa Soo Kala Dhex Galay Muran Xoogan kadib Markii Somaliland Sheegtay inaysan BBC dhex dhexaad ka ahayn Arrimaha Siyaasada ee Xamar iyo Hargaysa.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) Ayaa Sheegay inay Somaliland ka Fiirsan Doonto La sii Shaqaynta Idaacada BBC-da.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Ali Zubeer says:

    Kkkkk Neef gawracan geedi kama waabto.

    Adeer beenta taal BBC waxay la mid tahay beenta Hargaysa lagu qayilo. Marka yaan la idinka garan cabaadka jaallayaal.

    Dhaxaan arkay been sheege been qore kale ka cabaadayo…..

    Waar nimanku jilicsana oo haddana dub nuglaa.

    Waxaa u dhaantay iyagoo wafti xamar u soo dira oo yidhaa waar intaynaan dhiiqa kale sii gelin hoos hoos nooga saxa khalad iyo khiyaanada qaran ee aynu galnay. kkkkkk

    Waa inay Villa Soomaaliya aqoonsataa Khaatumo state si warka beenta Iidoor janaaza kale loogu tukado.

    Somalia Soomaali baa leh.

    Viva Soomaaliwayn

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waxbadan Baad Dulmii Durduuranayseee,) Waxbadan
    Baad Maato Doox Dayar Daldalleeysseeeeeeeeeee,)
    Waxabadan Baad Doobida Sidii Ina Daawad Doobida
    Daamanka kasii DeynNessssssssssssssssssssssss,)
    Beentaad Daadihinneyseen, Ragbaa Diidney Idiin
    Deeqsiiyayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Dalkeyga, Duunyadaad ku Dilaaleyseen,) Diracyaa
    ka DamqadDEeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Ineydaan Musacagalley Dubato,) Damacle Tegraay
    FANTA

    Hanideyda Ugu Deeqiin Digniin Idiin Soo Dirayeeeeee,)
    Duul Daad Dulluun Dulceynayaa Soo Dafaay,) Daad_Xoorta Derbi Ula Ekoonnaateyeeeeeeeeeeeeee,)
    Naftuba iney Deysey waa kii Dareemeeeeeeeeeeeee,)
    Been Lala Duryamooo,) Dilaalnimo, Diracyaa Idiinka
    Deyrxheeee, Madax Diina Farmaaje Kheyre Daacad
    U Noqdaaa,) Yeydaan ku Danbeyn,) Godka Jiniqoweee,

  3. Mr BaHaL says:

    Dadka ayaa la maawliyaa kkk

    Bbc ayaan ina cayday,iyo nolosheena ayaa laga xun yahay.

    Lacagtii ay cuneen ee la yidhi dadka biyo ugu saara ayay ka meeraysayaan.Boobka wadanka lagu hayo ayaa laga jeedinayaa dadka.

    Marka ay xanaaqaana xabaalo ayaa la soo faqaa.

    Dadlmida

  4. Hiilqaran says:

    Hhhhhh kkkkkkkkkkk waa neef gowracani geedo kama beeyro kolba meel hasku qaadeen walee waayaab mamulkaani waa kii ugu xumaa oo abid soomaray dowlad koboleedka somaliland hhhhhh hhhhhh kkkkkkkkk

  5. Idoor liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Habar baa laga haya Lugteydaay Habeenba nin ku qaad kkkkkkkkkkkkkkk

  6. NUURKANEDERLAND says:

    ERYA BBC SOMALI
    ALBAABADA HA LAYSUGU DHUFTO BBC

  7. Land of Punt says:

    Muse Bixi adeer anaga ayaa kula jirna oo in dadka Somaliland horumarbu raadiso oo gaajada ka saarto rabna!
    Waa in xayraanimo iyo false Iidoor dowlad keligiis noqon iyo waa nala necebhay joojisaan!!!!
    Tolbeelay wiilkii Siyaad Bare ayaa maanta noo hanjabaya!!!
    Faqash faqash dhashay!
    Habeenkii Cali Injir sariirta la hurdaa,,
    Maalintii waa faqash duulaan ah!
    Qaran iyo qabiil la isku walaaqayo.

    Kkkkkkkkkkūüėó




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video