Daawo Video Golaha Wakiilada Somaliland oo Taageeray Shirkada DP World iyo Khilaaf Hor leh

Hargaysa (Kalshaale) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta Ogolaaday Heshiiska Lagu iibinayey Dekeda Magaalada Berbera Kaas oo Shalay ay Diiden Barlamaanka Somalia.

Halkan ka Daawo Muuqaal

inkasta oo Barlamaanka Somaliland Ogolaaday Heshiiska Berbera Hadana Waxaa Cadaan ah inay u Kala Dhamaatay Shirkada DP World iyo Somalia Maadaama Barlamaanka Heer Fadaral Arrintan Diiday.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (41)

  1. sOmalilander says:

    Breaking news:

    Madaxweeynaha Jamhuuriyada BARAKAYSAN ee Somaliland oo marti qaad rasmia ah ka hellay dalka IMAARAADKA carabta, iyadoo wararku sheegayaan inuu galabtaba ka duulaayo Hargeisa, waxay wararka qaar sheegayaan inuu halkaas ka helay marti qaad rasmia ah oo dawlada UAE u fidisay madaxwenaha.

    GOD BLESS SOMALILAND!!

  2. sOmalilander says:

    Baasaaboorka jamhuuriyada barakayasan eee Somaliland ooy aqbashay dawlada UAE in dalkeega lagusoo gallo.

    GUUL SOMALILAND!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. cabdi yare says:

    asc halkan kama shaqeeyo heer madaraal ee dadkii lahaa ayaa kataliya waana hawo waxa ay sheegayaan waxana ay lamitahay sidii aan hore ushegay markay dhaheen waxa. aan laka dirnay maamulkii jubbaland wayna ku fashil meen

  4. cabdi yare says:

    maansha allaah sxb somalilander war wanaag san ayaad sheegtay waana lakala baxayaa in

  5. farxiyo says:

    War deg deg ah.
    Maamulka khaatumo state,oo kuuriyada waqooyi ka soo iibsadey,diyaaradaha dagaalka IYO gantaalaha ridada fog.
    Berberay baratee,hadaanaan fiyaanbiro IYO fiiq ,xeryo idinka oodin,Farxiyo leyma yidhaahdo.

  6. BARAWANI KING says:

    FARXIYO:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    HABARYAR NOOLOOW, WALEE DAGAALKAAGU MA YADHA

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  7. ciise binu axmed says:

    FARXIYO XAM XAMLE
    huuno waan ku salaamay hhhhhhhhhhhhh maxaa tidhi gantaalaha ridada dheer,oo gantaalahaa marka la keeno halkee ugu horaysa ee lagu ridayaa aanu kasii qaxnee

  8. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    SOOMAALILANDER

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Ku lahaa Baasaboorka barakaysan…. War Iidooor wuxuu tuban yahay GAROOWE.

    3 berri oo ay guuraysay laanta socdaalka, baa laga yaabay GAROOWE sida ay noqotay.

    IIDOOR oo DHULBAHANTEE ka yaha KAFIIL ayee GAROOWE la cidh-ciidhaysaa.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  9. ciise binu axmed says:

    somalilander iyo cabdi yare
    saaxiibayaal waan idin salaamay,,waar qadiyaddii Somaliland bay arinta DPW cirka geysey adduunyadii oo dhan ku mashquushan xataa kuuriyadii waqooyi iyo jaynihii,,tvyadooda waxa ka baxaya
    JUNG JAN,KHOOKHAA FAANDUUSSOMALILAND BERBERA oo macneheedu yahay dawladda Somaliland oo heshiis la gashay dpw ayay mooryaan koonteenar lagu ilaaliyo ka daba yuusayaan hhhhhhhhhhhhh

  10. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Maantay SOOMAALIWEYN waxeey leedahay labao cadow. Labadaas cadow waa:

    1. ALSHABAAB
    2. IIDOOR WAGASHLEE

    IIDOOR WAGASHLLOWW mid ogaada, waa laga yaabaa in aad dawlad ku hishaan dhulka IIDOOR WAGASHLEE, laakeen, walaahi xaaraan waayee, in dhul HARTI DAAROOD leeyahay in aysan SOOMAALI WEYN ka tageen.

    OGSOONAADA TAAS.

    Haddii uu dhaco dagaal, waa rajaynaynaa in uu dhaco, wax la yiraahdo SOOMAALILAND daaqada lee ka baxday.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  11. farxiyo says:

    Ciise binu axmed.
    Salaamulaahi walaal, salaan gobeed gudoon.
    Ciise Dee waanba idiin sheegee, hargeysa IYO burco IYO berbera, hadaan dhurwaagu
    Raqda ka dhergin,xiniinyo iguma jiraan.
    Adiguna ciisoow,ileyn qori-is-maris baad tahee,raqda ka noolow.
    Ciise-xildiid,meyla socotaa.

  12. ciise binu axmed says:

    farxiyo
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    dee maxaan raq ka dhergaa Hargeysa iyo berbera iyo burco way iga fogyihiinoo saylac kasoo hangalaysan kari maayee ,maad xabad boorama kusoo weecisaan taasaa ii dhow oo aan ka noolaan lahaaye

  13. khaatumo haanoolaatoo says:

    Barlamaanka hargaysa muxu kaga uwanyahay kagaroowe ama ka kismaanyo
    dalka waxa metela baarlamaanka dowlada federaalka ah
    o maamul goboleed waliba ku leeyahay dad metela xitaa
    maamul goboleka woqoyi galbeed dad metela ugu jira kkkkkkkkkkkk

  14. farxiyo says:

    Ciise binu xildiid.
    Iminka qorshaha nooguma jirto seylac,boorame.
    Ee hadey idinku soo qaxaan abtiyaasha,markaasaan laba idinka dulrideyna.

  15. Mr BaHaL says:

    Ciise maxaa zeylac kaa galay.Maad ku riyootay.

    Maxaad iska riyootay zeylac.
    1 guri oo ciise leeyahay kuma yaalo,magaalada zeylac.

    Afka ka sheego oo meelaha kaga sheekee Ciisaa Zeylac dega.

    Idoor kuma siin karo Zeylac.

    Faan badanaa.

    Dalmida

  16. NUURKANEDERLAND says:

    DUNIDAN (INTERNATIONAL LAW) BAA KA SHAQEEYA EE INDHA ADAYG MASHAQEEYO.
    HESHIISKA DP WOLRD WAA XAARAAN.
    NO MORE ETHIOPIA & DP WOLRD.

  17. Laalays says:

    Baroortii Villa Soomaaliya laba wax bay dhashay.

    1. Somaliland xayaysiis bilaasha ayay u noqotay.

    2. Reer Somaliland cidhif ilaa cidhif waxay gacmaha isku qabsadeen meela iga soo wadajesteen iska difaaca cadawga dhex fadhiya villa zoo-maaliya. Markay arkeen afxumada iyo cadaawada qaawan ee ay Somaliland ula yimaadeen.

    3. Somaliland oo joojisay wada hadaladii u furmi lahaa zoo-maal.

    Karis xuma iyadaa ku la,

    💪💪💪

  18. Hayaan says:

    Baarlaan kee? Makan SNM?

    MR Bahal aan ku saxo kan wataa Ciise ma aha qabiilka Ciisaha Loo yaqaan waa Hal lowya buur H/Jeclo ah.

    Mida kale howsha DPW waa dhamaatay

  19. Mr BaHaL says:

    Waxaa HARGEISA ka jiray mashruuc la yidhaa – jiif oo jaqkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dadka ayaa lagu yidhi hadaad bixiso 3000 oo $ mwaxaad helaysaa bilwalba 300 oo $ oo lacagtaadii kuu dhashay.Dadkii maangaabka ahaa lacagtii ayay u wada geeyeen Tuugtii fikradan la timid.Qofkasta lacagtisii uu bixiyay ayaad wax laga siiyay oo dib wax yar looga gooyay si loo seexiyo. bilkasta,300,200.600,sida loo kala lacag badan yahay ayaa haatanna loo kala macaash badan yahay.

    Hadii aad laba kun bixisay oo bishii lagu siiyay 200 ilaa 5 bilood,$ kunbaad qabtaa ,kuna waa lagaa dhacay.

    Dadkii wax garad ahaa ee arinkan tuugonimada fahansanaa,waxaa lagu sheegay dad xaasidiin ah.

    Haatan arinkani waa kii jiif oo jaq,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dalmida

  20. Casoowe says:

    Nayaa farxiyo xaa igu maagtay Malin dhaweed aa. Caydii u xiistay aa I sug hello abwaan deeq aa joogta qoftii Soo bax hello idoor liqe AAA hawshina qabsadaa mmmmmm

  21. Laalays says:

    Baarlamanka Soomaaliya,

    Go, aamada ka soo baxaa waa hal Bacaad lagu Lisay!

    Mee go, aankii ku aadanaa Qalbi Dhagax? Farmaajo iyo Khayre wax maka qabteen?

    Jawaabtu waa Maya waayo waa laba sumal oo xiniinyaha ka tuman. Ma ku dhacaan inay Itoobiya oo villa Soomaaliya ku ilaalisa juuq u yidhaahdaan.

    Tan kale ee tusaalaha u ah fashilka barlamaanka Soomaaliya waa weerarkii lagu qaaday Cabdi Qaybdiid 3 bil iyo badh ka hor. Gudi loo saaray ilaa hadana aan Farmaajo iyo Khayre keenin natiijada ka soo baxday weerarkaa.

    Bal halkaan ka daawada khudbadii uu Cabdi Qaybdiid ka jeediyay golaha baarlamaanka iyo ceebaha uu fashiliyay!

    https://youtu.be/Hd8TN-eWOCk

  22. maxamud says:

    Qeylada berbera waxa wada waa daarood waana qabyaalad ee qaranimo kama aha hawiyana qeylada iskama baandheyn ee waa iskaqeyliyey isaaqna haduu af libaax galay xabsiga ogaadeen ee jigjiga aa yaabay

  23. khaatumo haanoolaatoo says:

    subxaanaka yaacadiim halakala saaro caadifada qabyaada
    iyo adaniyada waar dalku wuu inaga dhexeya qabiil gaara
    maleh hadaad maanta u hiilnwaydo o kadhicin waydo
    cadowga ku soduulay kaberi caruurtisa lagu gumaysanaya waa adiga dalkan
    jiilba jiilbu kasodhaxlay halkaad rabta nay
    caruurtadu ku nolaato hadaanad maanta u hiilin
    dalkaaga hooyo xabashiba laraba in lagubeero
    belaayo dhego laqabtay leedahay e maleh dabo laqabyo
    waa maahmaah somaaliyeed WBT

  24. Kamaal Adan says:

    Laalays asc
    Qeylada waxba hayska dhaneyn waayo siyasiyintadi ayaa baroosti ka dhamatay.
    Dawlada somalia go,aankeda ayaana shaqeynaya taas ogoow.
    Somalialnd maha mamul sharci ah sida mamulada kale.
    Mamulkina waxa wajib ah marka hore inla sharciyeyo adna dawlad ayaad sheganeysa khiyali !
    Sool iyo Sanaag iyo Awdal waa somaliweyn adna aqliga waxad rabtaa inaad shegtid!
    Puntland Iyo Somaliland waxa Qm uga diwan gashan labada ineyka tirsanyihin e sidee laguu aqoonsan karaa ileen waxan 3 degmo aheyn maheysane?Hargeysa Burco Barbara laf cad ayaad toobin kuheyseen hadana intii yareyd Ethopian ayaad rabtan inadku wareejisan gah gah gah gah gah gah gah

  25. Laalays says:

    Kamaal,

    Adiga iyo Ilma qiiro jabaan dhinaca hadalka uu huu haada ayaanu idiin daynay, Somalilander- kana ficil.

    Ama qaramada midowday ka qoroow ama Dawarsi Amison ku nooloow.

    Xaqiiqda waxay tahay in aan Anigu dhulkayga xukumo.

    Hadaad afxumada aanad awood ku darayn joojin weydaan bisha danbe Garoowe ayaa ciidanka Somaliland ka quraacan😀

    Isjir waadhyaa!😀

  26. cabdi yare says:

    asc somaliya hadday somaliland u aragto dadyar maxaa daba dhigay somliland immika arrinkeedu wu cadyahay dagaana waa udiyaar nabadna waa udiyaar bal reer xamarow mid uun doorta

  27. Laalays says:

    Anigu shacabka Puntland weligoodba waa taageeraa laakiin markii Qarjab iyo Gaas cawar hanjabaad naga dayn weydeen baan ciidanka qaranka JSL u fasaxay inay tagaan Boocame iyo Tuka raq

    Hal xabo ma riday Caac weli iyo Qarjab?

    Go, aamada ka soo baxa villa Soomaaliya waa uun sidaa.

    Hadal iyo hanjabaad aan ficil lagu darin= yac yacood!

    Kkkk

  28. cabdi yare says:

    caawa waxan lahadlay nin aan sxb nahay oo joga moq_disho waxa u ishegay mesha in ay shabaab mamusho oo immikan ay jojiyeen goobihii jimicsiga weyna qateen amarkaa wana lahakiyay

  29. cabdi yare says:

    sxb laaleys gudomiye aad ayaan ku salaamay waxa aan ku leyahay cidanka ka ilaali in ay galaan garoowe maato ayaa ku mool waxana kugu ogaa adiga oo kadifaca buntland wixii gardara ah ee maxaa isbadalay?

  30. Laalays says:

    Cabdi Yare,

    Waxba haw caqli celin sxb ilma qiira jabaan, waa sab, colaada ay Somaliland oo danahooda gelin u muujiyeena maanta walaahay waxay keentay in xitaa walaaltinimadii naga dhaxaysaysay ay reer Somaliland saqiir iyo kabiir ay teneg xashiishi ku rideen.

    Ninka kuu diida inaad noolaato, horumar gaadho xabad ayuun baa inagadhaxaysa.

    Karis xun iyadaa ku la,

  31. Laalays says:

    Haday DP meel ka caydhinayaan dee Boosaaso haka eryeen, Ber Bera ma maydkay 1988 kaga yaaceen baa dib u soo noolaan oo maamuli? Yaabnee!

    @ waa ku salaamay indr adna, Garoowe indr asxaab baan ku leeyahay, dad nabada jecel baa degan, ciidana gayn mayno hadaan Nala kelifin😀

    Kkkk

  32. cabdi yare says:

    waa runtaa sxb weynu ee waxa ay ka macaashaan annigu dalka ayaan jogaayo marka amar lanagu siiyo in aan sobaxno diyaar ayaannu unahay waa ciidamada keedka warabtuna waxa ay dhahdaa جيش الاحتياط

  33. cabdi yare says:

    yaahe yaahe

  34. cabdi yare says:

    waar laaleys sxb kalshaale miyuu kacay sokan haawana

  35. Ali Zubeer says:

    Wakiillo kulahaa. Masaakiin. Iidoorku badownimadiisa looma kala hadhin save inta garxajiska mooye inta kale badankooda waa wada qac miidhan

    Bal qaran dhan oo jira buu Iidoorka qaar ku qarwahayaa inuu dalka ka iibiyo ciiddiisa carab xun iyo gaalka xabashka ah. History repeat itself

    Faataaabkh iyo miyir la;aan dheh.

    Tegidda Muusa shaani Imaaraadka kama duwana tan gaas iyo kuwa kale ku tagaan Xabashida iyo UAE

    Muuse shaani waa nin oromo ah sida Abdisalaam Gentleman hadalkiisa ka muuqata. Wuxuu malaynaya Imaaraadka oo dhan 200 oo Kun inay caqligooda niijaaska ah u yeedhin karaan Somalia.

    Waxay imaaraadka ku jirtaa dhala dil dillaacaysaa. Waxa Iman doonaa waxay noqon doonaan wax ay ka qoomamayaan nijaaska Maxamed Zayid iyo brotherhouseka la socda.

    Aqoonsiga UAE waa sida xaar walwaalka oo kale.

    Buugga Iidoor samaysteen iyadana ma shaqayn karo waayo waa mid hinaaso beeleed ku yimid.

    Dowlad dhan oo dalkeeda la badh jafayo
    from Igad to Arab league to AU, to UN cid aqbalaysa malaha.

    Nijaastanna waxaa ku filan waxaan dowlad u aqoonsannay shaariqadan iyo dubai dan gilgilanayaan.

    Imaaraadku dayn buu la ciidhayaa, jiritaankiisa ayaa war ka taagan yahay. Inay 7 imaaro kala tagaan ayay maraysaa.

    Anigaa dhex jooga, yaan been la idiin sheegin.

    Viva Soomaaliwayn
    Down UAE and Ahmara lackeys
    Down all Somali traitors

  36. cabdi yare says:

    waar muse isaga ayaa somaliland utaliya waa in aad liqdaa illen qadhaadh ayay kugu tahaye warkiisuna wuu cadyahay

  37. Laalays says:

    Cali zero,

    Naclataa calaa wajhak yaa munaafiq. Hadaad UAE necebtahay maxaad u joogtaa ee uga dawarsataa?

    Beri safaraada UAE ee Holland ayaan balan la leeyahay, adoo kale iyo kuwa ka ciicle villa zoo-maal persona non garata hadii ay UAE ka noqon waayaan weligaa waxba hay weydiin!

  38. Laalays says:

    Doonyaha badeecada keena Xamar, Boosaaso iyo Kismaayo 95% waxay ka yimaadaan Dubai, bal markuu Farmaajo saxeexo go, aanka baarlamankiina aan arago meesha aad badeecad ka keensanaysaan!

    Kuwa baarlamankiina ku jira mid aan Dubai caafimaad, nasasho ama transfer ku marin ma jiro.

    Waa laga mamnuuci.😀

    Rag inaad tihiin waxaan idiin qiri, marka aad caydhisaan safiirada Itoobiya iyo kan UAE. Shirkada DP World- na ka eridaan Boosaaso.

    Car wir ku dhac!!!

    Afka nool fawqal afka nool.

  39. Ali Zubeer says:

    Laalays

    Weligaa si xor ah ugama aadan jawaabin fikirrada aan golaha soo dhigo. Waxaadu waa cay iyo nacasnimo.

    UAE aqoontayda ayaan ku joogaa sidaan Mareykankaba ku joogay aqoontayda faan la;aan. Badownimadaada ayay ka mid tahay in UAE kabaha loo qaado haddii shaqa loo joogo. Jahaala.com

    Ugu dambayn haddaad tagto UAE embassy in Holland maxay iga qaadi karaan. Kkkkkkkk
    Miskiin jaajus la kordhigay.

    Adeer Suldaanku Imaaraadku qiima iiguma fadhiyaan. Mar dhowna insha Allah waa ka diga rogan doonaa.

    Waan ku jaajuusi kulahaa…..kkkkkk
    Nin abtirsaday dheh ama xarrig cadow cuskaday.

    Bal car tag safaaradda, snap chat noo soo samee……….kkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva Soomaaliwayn
    Down UAE and Amhara lackeys
    Down all Somali traitors

  40. Kamaal Adan says:

    Laalays
    Kulaylka dhaaf wax ayanku weydiyey jawabna waad uweydey garoowe ayaa cidnka ka quraac afmahee dadka aad khasabtid ama aad xukuntid xagee joogaan marka laga reebo inta aad degtid ?isaqiba somaoand rabin maanta ninka hogamiha ku waninka mar walba dagaalku hanjaba jahilnimo daradeed adiga hada waxadku hanjabeysa safarad ayaan tagaya iyo xoig ayaan shegan sowma ogid somalidu waa inyaroo istaqana heydaline mamulka sharciyeyso somalinimo waa sandule dhulaksna somali ayaa leh.
    Carab iyo ethpian maxadka helaysa bes iney jeedal kula dhacaan ximaarna kugu sheegan gah gah gah gah gah




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video