Xarumo muhiim ah oo Dhismahoodu ka socdo Duleeda Muqdisho (SAWIRRO)

Muqdisho (Kalshaale) Magaalada Muqdisho duleedkeeda waxaa ka socda dhismaha Xabsi cusub oo si casri ah loo dhisayo iyo xarumo kale a ku shaqeeyaan Ha’adaha Garsoorka dalka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale ayaa maanta booqday halka uu marayo dhismaha Mashruuca weyn ee ka kooban Xabsi cusub iyo xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka.

Taliyaha, ayaa xog weystay Injineerada dhismaha Mashuurcaan fulineysa, waxaana uu kala hadlay siddii ay u dar dar gelin lahaayeen dhismaha Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha oo hadda heer gabo gabo ah maraya.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo Madaxda kale ee la socotay ayaa qeyb qeyb u tagay dhammaan dhismaha uu ku fadhiyo mashruucaan oo ay maal galinayaan Beesha Caalamka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Ali Zubeer says:

    Waar ma xabsiyo ayaan u baahannahay mase xarumo dhaqan celin.

    Fikirka xabsiga iyo xukumada qaar waa kuwa u baahan in si xeel dheer ah looga doodo.

    Viva Soomaaliwayn




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video