DP World oo Laga Mamnuucayo Dalka iyo Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow la filayaa inuu xeer ka soo saaro Heshiiskii Dekeda Berbera ee muranka badan dhaliyay, iyadoo xeerkan cinwaan looga dhigay “Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliyeed”

Xeerkan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeynayaa Shirkadda DP World inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya, iyadoo gebi ahaanba dalka laga mamnuucayo DP World.

Heshiis kasta oo caalami ah ayaa la sheegay inay geli karto Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay sharci ahaan loo soo marisiinayo Baarlamaanka Federaalka.

Sidoo kale waxaa uu xeerkan waxba kama jiraan ku tilmaamayaa dhamaan heshiisyadii ay gashay Shirkadda DP World ee gudaha Soomaaliya.

Inkastoo aanu wali ansixin Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa hadana qodobada qaar ee xeerkan ay yihiin kuwo culus, iyadoo lagu farayo Ra’iisul Wasaaraha inuu xeerkan gaarsiiyo Madaxa Xukuumadda dowladda isu tagga Imaaraadka Carabta.

Waxaa kaloo xeerkan lagu xusay in marka uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka uu Madaxweynaha ku meel marin doono xeer Madaxweyne, laguna soo saari doono faafinta rasmiga ee Jamhuuriyadda Federaalka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (18)

  1. sOmalilander says:

    DPW.. waxay joogtaa Berbera, yaa iman karayaa Berbera??

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    K
    K
    K
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    K
    K
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    K
    K
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Hayaan says:

    A/Hargaisa
    Iyadoon Bernera la imaan ayaa qalin lagu maamulayaa lagana mamnuucayaa xaqiiq, hadhow hadhuuman markaad aragto waxa dhaca.

    Sideese kuu rumaysan karaa ninkaagii shalay nalahaa waxaan leenahay passport aanu ku tagno xataa ingiriis Caro!!!!

    Reer Burco iyo Berbera iyo Hargaisa. Waxay tuman yihiin Garoowe iyo Muqdisho.

    • sOmalilander says:

      Hayaan..

      Khallkhalku maxuu yahay ninka kuka hadlayaa wasOmalilander eh maaha aarka hargeysa!! eesh calaa khaakhayiraad,

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Idoor liqe says:

    Diyaaradaha Hargiesa iyo burco dulmaraya Flight numberkooda baanu naqaan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Idoor liqe says:

    Lkn cashuurta dowlada dhexe baa ka qaada oo muqdisho baa laga haga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. cabdi yare says:

    waxa aan aamin sanahay go,aan kasta ay gadhan wax sameen ah kuma yelanayo somaliland waxa aan xasuusta mar ay yidhaah deen maamulka jubbaland ayaan kala dirnay waatii shaqeen wayday tanna waa lamid uun

  6. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Gùuul iyo gobanimo somaaliya waxa kajirta dowlad
    Xor ah o metesha dhamaan 18ka gobol e dalku ka koban
    Yahay cidi rabta inay dalka somaaliya maal gashataa
    Hakala xidhiidho dowlada somaaliya jabhadi kamataliso
    Dalka
    Shikadi u hogansami wayda sharciga u yaal dowlada barakaysan
    E somaaliya iyada khasraanad ah maxa ku kelifay inay
    Daaqada kaso dhacaan may albaabka kaso galaan
    Somaaliya somaaliba iskaleh jabhadi kama taliso
    Guuuuuuul baarlamaanka xorta ah kkkkkkkkkkkkkk

  7. Idoor liqe says:

    Funniest stories from
    Hargiesa, Somalia , when Somalia has taken over it’s air space. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    We know where the planes took off and their flight numbers, but no power talking them . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    As a civilian, can know fly Emirates flight numbers or Qadar Airways. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Idoor liqe says:

    diyaaradeydii baan ka Tagey Ethihad Airline (Dreamliner ) eesh calaa . Sanadkii hore baan sii raacay oo soo raacay . Ilaa Nairobi baan u raacay .

    Kuwii ticketka ka jartay baa I xayeysiiyey oo dhahay waa diyaarado cusub Ethihad Airline waliba was Dreamliner . Markaas baan goostay oo raacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Tolow sanadkan Somaliya baan aadaya insha allah iyo Laascanood ee diyaaradee raaca , Mid saaxiib nahay baa I amaanay Qadar Airways. Waa inaan trasit ku noqdo Hamad international Airport. Mise Turkish Airways baan raaca kkkkkkkkk

  9. Idoor liqe says:

    Dreamliner Ethihad Airways

    Daawo waatan Raacay

    https://youtu.be/-zo3-nMYpx8

  10. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. sOmalilander says:

    BOOM SHAKALAKA.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk\kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. cabdi yare says:

    waar koofure hadday caqli leedahay waxa uwansagsan in ay inta ay mamusho ay nabaddayso waxbana yay ku wareegin hawo iyo dakada berbera iyada oo afgooye iyo muqdisho an gadhi ku màri karin

  13. cabdi yare says:

    waxa aan ka codsanyaa j somaliland in ay wax tilaaba ah qaadin oo ay maatada utudhaan waa koofure

  14. NUURKANEDERLAND says:

    DP WOLRD MAYA MA AQBALI KARNO(VITO)
    STILL WE ALIVE

  15. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Hala ilaaliyo sharciga halo hogaansamo dowlada
    Shircigu u ogolyahay inay metesho dalkan iyo dadkisa
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkllllllll

  16. Hiilqaran says:

    Kkkkkkk ķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Hiilqaran says:

    Adeer tuula walbaa hadii eey u dhaqanto sidii eey doonto aduunka dowladu kama jirteen ee taa maanka halagu hayo dowlada dhexe ayaa dalka kamasuula ee miyirku hashaqeeyo kkkkkkk sida eey wax u dheceen waa sidaan filayey somaliya guuul iyo gobanimo




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video