Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo Caydhiyey Shirkada DP World iyo Go’aanadii ugu adkaa oo laga qaatay

Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw meel mariyay xeer dalka looga mamnuucayay Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraatka , shirkadan ayaana  ku xad gudubtay jiritaanka Qaranka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka Baarlamaanka Federaalka waxaa soo xaadiray 170-Xildhibaan waxaana xeerkan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ansixiyay 168-Xildhibaan , waxaana diiday hal xildhibaan, waxaa sidoo kale ka aamusay xal Xildhibaan oo kale.

Xeerkan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ayaa loogu magac daray ”Xeerka Dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Gayyiga Soomaaliya ” waxa uuna xeerkan ka kooban yahay dhoor qodob oo xasaasi ah.

Sida ku cad xeerkan Shirkada DP World ayaa ku xad gudubtay Siyaasada ,Madax banaanida iyo jiritaanka Qaranka Soomaaliya, waxaana xeerkan Baarlamaanka  meel mariyeen uu yahay mid gabi ahaan shirkadan dalka looga mamnuucayo.

Xeerkan ayaa cadeenaya in heshiis kasta oo caalami ah ay gali karto Xukuumada Federaalka Soomaaliya isla markaana lasoo marsiinayo heshiiskaasi Baarlamaanka si ay u meel mariyaan.

Xeerkan goordhaw meel mariyaan Baarlamaanka Fedrraalka Soomaaliya ayaa loo gudbin doonaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo si uu xeer Madaxweyne  isna ugu meel mariyo.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (35)

  1. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkk
    kkkkkkk
    kkkkk
    kkk
    kk
    k

  3. Idoor liqe says:

    War ninkaas khamiiska cad wata waa in qarankeena Somaliya loo soo gacangaliyo. Si loo ciqaabo !!!!

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    Guuuuuuuuuuul iyo gobanimo kkkkkkkkkkkkkkkkk
    gaaaaaas calool buur iyo muuse jabhadbaa quustay kkkk

  5. ciise binu axmed says:

    dalkooda ayay ka mabnooceen oo puntland uun bay u xaasidayaan awelba DPW meel kale somaliya kama joogine

  6. Garqaad says:

    Waan hambalyeynaa barlamaanka somaliya

    Wixii ku xadgudbo gobanimada iyo madaxbanaanida somaliya waa in wadanka laga mamnucaa iyaga iyo hooyadoodba

    Hadaanan qaldaneyn sharcigu wuxuu dhaqan gelayaa marka uu madaxweynuhu saxiixo

    Waxaan ilo xog ogaal ah ka maqlay golaha wasiiradu in ay isku raceen in wadanka laga ceyriyo safiirka emaarad. isla markaana ay soo xarodaan safiirka somaliya u fadhiyo emaraadka iyo siyaasinta emaraadka ku sugan. laakiin arinkaas ay ka biya dideen raisulwasaare kheyre iyo madaxweyne farmaajo kuna adkeystay in ay kasoo fikirayaan.

    Waxaan welwel kaqabaa caga jiidida 2 masuul ee dalka ugu sareyso

    Hallo pudland waa in aan dib danbe bd world loogu arag dekadda bosaaso waa hadii waxa la sheegaa ay run yihiin

    Wey adkaandoontaa bd world oo maamuleyso dekadda bosaaso ama hobyo in laga raacdeeyo dekadda berbero CANJEEERO SEY U KALA KOREYSO AA LOO KALA QADAA

    Waxaa dhici doono qarax siyaasadeed oo weyn waxaan ka baqayaa in uu dagaalku noqoyo 3 gesood

    Dal mida dad mida

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    PUNTLAND waa in ay raacdaa GO’AANKA MASIIRIGA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA.

    CABDI WALI GAAS — UUR BUUSHO — Haddi uu fulin waayo, waa in la raaciyaa DP WORLD.

    ERYAAY, ERYAAY, ERYAAY…..

    Heestiii baan soo xasuustay:

    +++ DHALKA SOO ANIGO MA LEH
    +++ DADKA SOO ANIGO MA LEH
    +++ WAQTIGII DHAMAAYO
    +++ WUU CARARAYAA GUMEEYSIGO

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. BARAWANI KING says:

    CIISE DHURWAAAA

    PUNTLAND u cuntami meeyso waxaan SOOMAALI WEYN raali ka ahayn.

    SHACABKA PUNTLAND waa SHACAB SOOMAALIYEED oo duug leh.

    Waana arki dooontaa, hadii — UUR BUUSHO — cagta jiido, waxaa la raacin doonaa DP WORLD.

    Doofaaryahoow, SHACABKA PUNTLAND ha ku xoqon, waa shacab soomaaliyeed oo sharaf leh.

    NAJIS XAASI AH

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  9. Hayaan says:

    Alahayoow maxaa fidhanayaashii fidha ka duulaysa:

    Maantay godkoodii biyo ugu galeen markaasay qosolgariir kuwaasheen adeer dalkan Dowlada federalka ayaa xukunta keliya waxaan idiin ogolahay maamul goboleed sida P/land J/land G/mudug S/ West etc

  10. cabdi yare says:

    afmadhan lomabaahna ee waxa ladoonayaa ficil iyo ciddii dhaqan galinlaheed shirkaddu waxa ay joogtaa meel ay utalin ayagu miyay habaarayaan

  11. ciise binu axmed says:

    BARAWAANI DHABAYACO
    hhhhhhhhh waar anaga somaliya waxba nagama gelin ,hadday wax iska mabnoocayso iyo haday isu ansixinayso yaday u taalaa,,gaas cawar maka yeelayaa in dpw laga saaro boosaaso,dee lacagtii xaqul qalinlka ahaydna gaas cawar hasoo celiyo,,hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh jecliyaa muusanowga somaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. cabdi yare says:

    waar kani waa kii jubbaland oo kale waa dhagayso ama hadhagaysan

  13. cabdi yare says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk hhhhh waar halla maqlo qaraarka ka sobaxay baarlamanka fadhiidka ah

  14. Hayaan says:

    Khasaara kaweyn ma arkin 28 yrs ayay shacabkooda ku lahaayeen miiskuu saaran yahay iyo waan is afgaranay ictiraafkiina waa inoo diyaar, maantana waxaa laga mamnuucay DPW oo ay xaqul qalin kaqaateen iyo Ethiopia oo cad quudheed kaga iibiyeen Berbera.

  15. ciise binu axmed says:

    hayaan
    somaliya awelba boosaaso keliya ayay dpw ka joogtey,waxaan ku tusayaa haddii dpw boosaaso laga saaro in Puntland gooni isu taag ku dhawaaqi doonto ,waar shaxdan anaa mar hore degey oo fajida somaliya anaa dhigay,,mid la soco waxa laga hadlayaa maaha Somaliland waa somaliya

  16. Land of Punt says:

    Horta waxaan ogaaday in Somalia madax u ahayn dad bisil!
    Meesha qaladka dhacay waxaa waaye:
    1. Dowladda Somalia ma ahayn in ku rafato DP world oo ah shirkad ganacsi aduunka dhana ka shaqeysa! Ma ahayn shirkad gooni farta ku fiiqdo ee waxay inay tiraado=
    Somalia waa mid, ma aqoonsanin dal la yiraado Somaliland, hormar ma diidanin waxaan diidanahay heshiis qaran Somalia saxiixin oo laga ogolaan parlemanka dhexe ma ogolaan.
    Dubai iyo DP world midna ma diidanin ee waxaan diidanahay sharci darada heshiiska la dhinac maray dowladda dhexe Somalia. Taas aduunka dhan ayaa u garaabi lahaa.
    2. Somaliland ayaga oo la aqoonsan ayey dal xor isku haystaan, hadday yiraadaan inta nala aqoonsan waa in kala hadalno dowladda Somalia arimaha heshiiskaan oo kale ah.
    3. Dp World waxay inay ku tiraado mara dowladda dhexe si heshiiska u socdo.
    Hadda waa qori qori kutaag iyo xiniinyo taabasho!
    Danta guud ee umadda Somalidana maaha! Anagana waa isii lugown, cadowgeenana waa nasii lugown.
    Not good news for Maryooley! In my opinion

  17. Somali girl says:

    Somaliland baarlaamankeeda ba waa diidey marka waxan farayaa inuu u hogaansamo mudane Biixi xeer dajiyaha baarlaamkiisa..fahamtu abtiyo😁😁😁😁 Waan soo dhaweynayaa dowlada faderalka mooqifkey ka qaadatey.
    Guul Umadda Soomaaliyeed.

  18. Land of Punt says:

    Anigu mudanayaasha parlemanka dhaleecayn maayo waayo waa shaqadooda inay fikirkooda dhiibaan iyo mooshinka rabaan keenan sida doonaana u codeeyaan!
    waa haddii sida parlenan fiican yihiin.
    Qaladka waxa leh, dowladda dhexe, Dp World iyo Somaliland midna aqoon erayga ku haboon ama sharci international u ogolyahay.
    Isjiijiid.com

  19. Somali girl says:

    Land of punt..Waa yiri hadelkaas Madaxweynaha halkuu kamarey waxuu yiri waxii horumar ah ma diidanin ee wax dhaawacayo midnimada somaliya ma ogolin oo micnaheedu tahay in Somaliland goonideda iskala heshiisey dowlado shisheeye..

  20. amaal says:

    Asc mashalaah hambalyi shacabka iyo baarlamankena Waxaa noharay waa in safiirka Imaradka laceyriyo xirrirkane lojaro kanaxow nafta waaa talabo geesinimo

  21. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Guul Gobanima Lagu Galaddaay, Dhul GariirKa Gaadhey Kuwii Tigreega Ganbooley Baada Ay ka Gur_RaayeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Gaabay U Leeyihiin, Gobta Geesiyada Soomaaliyeed,
    Iney Gaalo Gaala Raac Guuldaro GudoomsiiyaanNeee,)

  22. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid Gaat bay

  23. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Geeshku waa inuu Gaadhaa, Goonyaha Berberaeee,)
    Soomaalinimada, Gununufka Ganbooyinka Dhaafsaddey, Waa in Jeel Gurada Loo Dhiggaaeeeee,)
    GODOBTEY Galleen, waa in Laga Duddaaaeeeeeeeee,)
    Galaydhkii Ganbooley baa kuratey, Macdantii waa
    La GuurreeyeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Diidiinkii, Guulahay Gaadhka ka Hayey waw Gaatama_YaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  24. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Genyooyinka Geyaan kayoow, Gobtiii Hiraaboow,
    Godolkan Guul iyo Gobanimaan GudoonsanNeeeeee,)
    S, G, AMaal Salaan Gobanimo galabta iga Goodoomaa,
    Geyigeenii, Gesiyaal Baa U Gurmaddayeee, Idinkuna
    Mashxaradu Yaaney kala Go, inNeeeëeeeeeeeeeeeee,)

  25. Land of Punt says:

    Somali girl
    Warka madaxweyne om dhaafay waa dhici kartaa hadduu saas yiri.
    Aniga waxaan arkaayey ayada DO world, Emirates iyo lagu rafanayo.
    Hashiista saxiixiisa aan dowladda Somalia inta deristo saxiixin yeeli maynayo waayo Somalia waa mid Somaliland loo sheego idinma diidanin laakiin qaran idiinma aragno, dekedaha, airports iyo meelaha dalka laga soo galo waa hawl qaran maaha local, suga inta la idin aqoonsanayo.
    Iska daba yaac.
    DP world iyo Somaliland waa in Xamar isgeeyaan hadday deked dhisayaan.
    Haddii kale waa ha jabtee gali!
    No sharci

  26. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Isiir Uma Lihiyeee, iney Ganboolley, Tigree Duleysi
    Ka Gudoonsaddeeee,) markey Xaajadu Kala Gurmi_Weydaaeeee Geeshkaan Tog toonow Geliyaaee,
    Halkii Cadawgu iga soo Gaadaan Guluf ku Eekeeyaaee,
    Guuldaraan Gaadhsiiiyaaeee, Kuwii Gobanimadadeyda,
    Guguta Lahaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  27. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Isiir Uma Lihiyeee, iney Ganboolley, Tigree Duleysi
    Ka Gudoonsaddeeee,) markey Xaajadu Kala Gurmi_Weydaaeeee Geeshkaan Tog toonow Geliyaaee,
    Halkii Cadawgu iga soo Gaadaan Guluf ku Eekeeyaaee,
    Guuldaraan Gaadhsiiiyaaeee, Kuwii Gobanimadadeyda,
    Guguta Lahaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

    Gee

  28. C/Raxmaan says:

    Qodobka sagaalaad waxuu qeexayaa inaad carabta imaaraadka ku tiraahdid HEYHAATA .

  29. Land of Punt says:

    Somali aanba gaajaysnaane waxaa nahay# fearsomly free people!
    Markii Islam, Carab, Talyani, Engris afkeena badili waayeen sida dalal Africa! Sida Sudan, Kongo.
    Engis iyo Talyani diin naga badeli waayeen.
    Cashar baan u dhignay cidkaste oo damacday in Somali dabraan.
    Waana waxaa dagaal nalagula jiro.
    We are Survivers, Somali people, their culture and their language will never die!
    That I am sure! Waayo wax nalooma reebam
    💪

  30. Aarka hargaysa says:

    Waar maxaad tidhaahdeen mooshin haye goorma ayaa booliskii jaraafi lahaa Barbara losodirayaa somaliland DPW mooshinkaasi haduu kahirgalo puntland walaahi waxaan u aqoon sanayaa baarlamaan jira somaliland warkeeda daayoo hawshu waabay socotaa shirjadiina waabay shaqay saaye waxay isoo xasuusiyeen mooshinkii jubaland laga soosaaray axmad madoobe ee dabaysha noqday kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  31. Land of Punt says:

    Adduunka dadkii Africa sida Somali u yaraa una dhul weynaa waa la gaalaystay oo magacyo Europian loo baxsaday, afkoodiina laga bedelay af Europian national afka kowaad u yahay#
    Maryooley stay firm, cidna wax noo yeerin mayso!
    Carab, Gaal, walaa doofaar kale!
    Anaga aan qabiil isku hujuunkeena waa sheeko Kale.
    Hawiye iyo Iidoor car Baraxley iyo Bixin iisoo dhaafa..kkkkkkkkkk
    Gaalo car Dalkayga Somalia soo daga ama dhaqankiina ila soo gala!
    Najis.
    Aan gaajoodo laakiin dhulyga aniga ayaa rag u noqpn.
    👿

  32. Laalays says:

    Kkk

    Haye! Ma waxaa lasoo foolanayseen;

    1. DP World baan eryaynaa?

    Xagee ka caydhinaysaan?

    2. Ta kale hadaad cid caydhi naysaan, heshiiska waxa galay DP ( oo dawlada UAE leedahay) iyo Itoobiya, maxaa safiirada ka jooga labadaa dawladood u iryi waydeen?

    3. Bal, go, aankan oo aan arko qashar madhan, bal suga inuu Farmaajo ku dhaco sixiixiisa!

    Walee magaca ilma qiiro jabaan Bilaash idiinkumuu bixin!

    😀😀😀

  33. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  34. Land of Punt says:

    Si kasta oo gaalo iyo carabta doofaarta ah oo u shaqeeya ay Wahaanism noogu soo waaridaan, ayaga gaalada ka horeeya anagana Mooryaan u shaqeeya oo Somali ah oo shilimo siiyeen dadkoodii diin been ku adoomiyana, sida Alshabaab, waa in iska celiyo, nolosha ayaga ku nool yihiin mid gaalada ka daran,
    Google: lifestyle.com/ Arab
    Somali waan iska celin ayaga iyo doofaarka Sheik sheegata oo Lacag siiyeen oo u shaqeeya ama maskaxda ka haystaan!
    Viva Somali people
    ✌️

  35. NUURKANEDERLAND says:

    HAMBALYO BARLAMANKA DFS.
    ALXAMDULILLAAH WAXAY QAATEEN GO’AAN GEESINIMO LEH WAANA UGA MA HADCELINAYNAA BARLAMANKENA
    HAMBALYO.
    NO MORE ETHIOPIA & DP WOLRD.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video