Daawo Video:Xildhibaan Muudeey “Xeerkaan aan ansixinay waa dhaxal dhowrkii Dalka

Muqdisho (Kalshaale) Barlamaanka Somalia ayaa Maanta Ansixiyey Xeer Wadanka Somalia Lagaga Mamnuucayo Shirkada DP World Waxaana Guud Ahaan Wadanka Laga Joojiyey Shirkada DP World.

Halkan ka Dawo Muuqaal 

Xildhibaanada iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu midaysnaa Go,aanka ah in Wadanka Laga Mamnuuco Shirkada DP World Waxaana Dadka Sida adag uga Hadlay ka mid ah Xildhibaan Muudeey.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Hayaan says:

    Kanaxoow nafta waa viva Somali baarlamaan down all traitors.

    Noooow kooooow aar xagee aadnaa hawadii lawareege,furihii lawareege, baddii lawareege, aar muusow addunka noogu Sheeg in nala yaaley, nala xasuuqay. Aar Muusow diyaaradii nalaku xasuuqay waa Hargaisa bartankeeda noo saarane kaarayaashii noogu dara.

    Soo dhowee diwlada federalka
    Soo dhowee nolosha Cusub
    Soo dhowee MR Kheyre hero nooloow

  2. Ali Zubeer says:

    Tallaabo hore loo qaaday oo ku tusinaysa at least inayan Somalia weli wada iibin qarankeeda iyo ciiddeedda.

    Iidoorku save garxajis badan iyo inta wax garadka ah in badan baa madaxa loo salaaxay ilaa masaakiin badan ku sigteen inay rumeeyaan beentooda iyo biqlayntooda.

    Markii khadka cas ka tallaabeen dee wakaa Soomaaliya daciif kasta oo ay tahay tidhi waar joojiya beenta iyo riyada.

    Qarankan ciiddisa waxaa uu ka dhaxeeyaa Soomaali oo dhan. Cid iibin, kireyn iwm kartaa ma jirto no matter what

    Axyaa Soomaal oo daciif ah ayaa muuqata.
    Gacan ku dhiigle muusa shaani iyo kooxdiisa afduubtay habraha gaar maanta waa og yihiin inay karkaarka waydaarteen.

    Nijaasta Imaaraadka iyo daanyeerka Xabashiga waa og yahay in berbera tahay halka halganka xoreynta Soomaaliya ka billowday.

    In this day and age ma dhici karto in beel Soomaaliyeed sidii 1800 shisheeye ka siistaan ciiddan iyo badda Soomaaliyeed shaah iyo shilimaad.

    Pudhlayn iyo Jubbaland iwm kuwa la fikirka ah war criminal shaani waa nijaas kale oo sugahaya ninkii qayrkiisa loo xiidhayow soo qoyso adiguna.

    Anigoo Soomaaliwayn heli kara maxaa qabiil igu xayndaabay….

    Viva Soomaaliwayn
    Down All Somali traiors
    Down UAE and Amhara lackays

  3. Mr BaHaL says:

    Muddo ayay qaadandoontaa laakiin dawladnimadii Somaliyeed way soo noqnaysaa.
    Waxaad ka garankartaa xagga loo socdo.
    Wacyiga Somaliyeed sida uu yahay iyo xagii qabiilka oo laga sii jeesanayo.Waxaad moodaa inay dawladnimo u socdaan dadkii Somaliyeed.Sidii dawlad loo noqonlaha ayaa wali qaldan ooo dagaalkii hunguriga ayaa dhulka guud ahaan haysta,laakin dareenka dadka Somaliyeed kama maqna inay dawladyeeshaan.

    Kuwaa dhawaaqayee dhulkoodii doonaya,hady u dhiidhiyeen Allahayoow u dhaab.

    Waxaan rajaynayaa inay Somalidu u jeesato wixii ay dantu ku jirto.

    Kaca Somaliyeed wadajir ayaa wax lagu noqdaa.

    Dadmida

  4. NUURKANEDERLAND says:

    YES SIR.
    GUUL IYO WAR FARXADEED IGA DHEH.
    CARAB URAYSA BAA NA DILAALAYSA
    NO MORE ETHIOPIA & DP WOLRD.

  5. Dabshid says:

    Shuko-weynta waa in la tuso in Soomaalidii xorowdey 60kii laga maamulo Xamar, waxaa ku xigo Gobolada Koofurta ee Jufoland.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video