Daawo Video:Somaliland oo Soo Bandhigtay Xaruntii Lagu iibin Jiray Khamriga Wareeriyey Gobollada Somaliland

Hargaysa (Kalshaale) Magaalada Hargaysa Waxaa Maanta Khamri aad u Badan Laga Soo Fagay Xarun Lagu iibin Jiray Khamrigaas Waxaana Xaruntaas Iska Lahaa Koox Ethiopian ah kuwaas oo Timo-jarayaal ah.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Ciidanka Police-ka Somaliland ayaa Hawlgalkan Fuliyey Xili Habeen ah Waxaana Mudooyinkii ugu Danbeeyey Somaliland Waday Dagaalka ay Kula Jirto Khamriga.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Idoor liqe says:

    War Ragaas Maandooriyaha soo qabtay waa in maanta jaadka loo qaado oo Magaalada laga fadhiisiyo. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Idoor marduuf jaad ah helay waa majnuune Falane kkkkkkkk

  2. Idoor liqe says:

    Majnuun

  3. Casoowe says:

    War Ragaas Maandooriyaha soo qabtay waa in maanta jaadka loo qaado oo Magaalada laga fadhiisiyo. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Idoor marduuf jaad ah helay waa majnuune Falane kkkkkkkk

  4. Casoowe says:

    Majnuun




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video