Daawo Video:Muuse Biixi oo isugu Yeedhay Asxaabta Siyaasada Somaliland kadib Go,aanka Dawlada Somalia

Hargaysa (Kalshaale) Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa Maanta isugu Yeedhay Madaxda Maamulka Somaliland Kadib Markii Lagaga Adkaaday Arrimaha Debeda Gaar ahaana Arrinta Shirkada DP World.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Waxaa Kulankan ka Qayb Galay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Sida Faysal iyo Ciro Waxaana Lagu sheegay in Kulankan Lagaga Hadlayey Waxa Loogu Yeedhay Gooni is Taaga Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. Idoor liqe says:

    Waalwaalataye xerada Gal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Qabiil yar , Qaranka Somaliya waxba kama qaadayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Somaliya awoodeeda bay isticmaaleysa . Ilaahay dalkeyga Somaliya barakee

  2. Idoor liqe says:

    Shacabkoodiina shalay bay safaf dhaadheer Garoowe ugu jireen qaadashada passportkooda Somaliya .

  3. Idoor liqe says:

    Waa dad aan is ogeynba fucking jaadwale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay magacii reer waqooyi bay Nagaga ciyaareen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Maalinkasta General Gaafoow iyo Salaad Cali
    Jeele baa ka xaraabeysta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War waxan yaa naga qabta waqooyi ceebeyska ah kkkkkkkkkkk walahay yaab !!!!

  4. Idoor liqe says:

    Xataa waxaan arkayey Xildhibaan jiiroow miyuu ahaa kii u jawaab aheyd Ayaan tii dhaweyd mise culusow, yariisow , yabaroow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Belo ku degtay kkkkkk

  5. sOmalilander says:

    Dhalfo Liqe..

    BOOCAME ka waran & Xasan Ugaaskii calanka Jmahuuriyada Barakaysan qaaaatay!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Idoor liqe says:

    War raali ahaada xildhibaan jeesoow buu ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk barina waxaa u jawaabaya Proff Dalxa . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Belo ku degtay. Waa gobjabtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Garqaad says:

    Idoor liqe

    Jaahiloow prof dalxa iyo jeesoow sow ma ogid in ay yihiin masuuliyiin qaran hadeey u jawabaan maxaa ku jaban?

    Bal in aad nacas tahay iisheeg wexey ku kala duwan yihiin hadii axmed madoobe u jawaabo iyo hadii prof dalxa u jawaabo?

  8. Hiilqaran says:

    Idoor liqe sxb waan ku salamey salad kagadaal cida muuse biixi madax weynaha kadhigatay ayagaa u baahan gurmad iyo gargaar because ninkaan arkaayey siduu u hadlayey manoqonkaro qof masuula wbt

  9. Mr BaHaL says:

    Somaliya goorma ayaa lo fikiridoonaa sida dadka?

    Goorma ayay Somalidu ka dhamaandoontaa heerkan dadnimo ee la yidhaa” annaga iyo inniga” oo la gaadhidoonaa heerka ah “innaga oo dhan”.

    Annaga ayaa sidaa ah,annaga ayaaa ka fiican idinka,annaga ayaa meeshaasi le,annga ayaa rabna madaxwaynaha,mannaga ayaa ……Aidnka ayaa qaldan,adinka ayaa xun,adinka ayaa na dilay.Annaga iyo adinka.Heerkani waa heer dadnimo oo aad u hooseeya.

    Innaga oo dhan ayaa wax noqokara wax samaynkara.

    Damida

  10. Ali Zubeer says:

    March 12, 2018 at 5:40 pm

    Iidoorku save garxajis badan iyo inta wax garadka ah in badan baa madaxa loo salaaxay ilaa masaakiin badan ku sigteen inay rumeeyaan beentooda iyo biqlayntooda.

    Markii khadka cas ka tallaabeen dee wakaa Soomaaliya daciif kasta oo ay tahay tidhi waar joojiya beenta iyo riyada.

    Qarankan ciiddisa waxaa uu ka dhaxeeyaa Soomaali oo dhan. Cid iibin, kireyn iwm kartaa ma jirto no matter what

    Axyaa Soomaal oo daciif ah ayaa muuqata.
    Gacan ku dhiigle muusa shaani iyo kooxdiisa afduubtay habraha gaar maanta waa og yihiin inay karkaarka waydaarteen.

    Nijaasta Imaaraadka iyo daanyeerka Xabashiga waa og yahay in berbera tahay halka halganka xoreynta Soomaaliya ka billowday.

    In this day and age ma dhici karto in beel Soomaaliyeed sidii 1800 shisheeye ka siistaan ciiddan iyo badda Soomaaliyeed shaah iyo shilimaad.

    Pudhlayn iyo Jubbaland iwm kuwa la fikirka ah war criminal shaani waa nijaas kale oo sugahaya ninkii qayrkiisa loo xiidhayow soo qoyso adiguna.

    Anigoo Soomaaliwayn heli kara maxaa qabiil igu xayndaabay….

    Viva Soomaaliwayn
    Down All Somali traiors
    Down UAE and Amhara lackays




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video