DAAWO VIDEO: Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya oo ka hadashay sida wax uga dhaceen xarunta Garoowe

Garoowe (Kalshaale) Waxaa maalintii shalay magaalada Garoowe laga Baahiyey Muuqaal ku saabsan Cabasho ay soo bandhigeen Qaar kamid ah Bulshada Soomaaliyeed ee halkaasi u tagay inay Qaataan Baasaboorka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba waxaa Arintaasi maanta si wadajir ah uga Jawaabay Wasaaarada Duulista iyo Hawadda DF Soomaaliya iyo maamulka Puntland, waxayna sheegeen in Sadex Casho ee lasoo dhaafay uu Hakadku ka yimid Kadib markii Xarun Hay’adda Duulistu dhisatay loo guurayey, Hadana Shaqadu caadi u socon doonto.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Land of Punt says:

    War dadka aqli xumaa!
    Kuwii lahaa Puntland oo shacab reer Somaliland passaport u diiday!! Kkkkkk
    Puntland goorma ayey awood u yeelatay inay migrationka iyo Somali passaport cidna u diido, cidna siiso!
    Waxma garata Somalida oo social media isku dirayso i arkay si Somaliland dhufayska isii dheeraystaan iyo waa nala necebyahay.
    Somaliland lama necba waa dadka loogu jecel yahay! Aniga ayaa ka mid.

  2. Land of Punt says:

    Kenya, Tanzania, Ugandha, Ruwanda, south Sudan ayaa wada in hal dal noqdaan!
    Hargeysa iyo Xamar yey isasa lalaamin ma aqli baa?
    Ma idinku dhaartaa in haddii mid Iidoor ah Somali president loo doorto in mashaxaradda isqabsan Bossaso to Kismaayo.
    Maryooley isma necba haddii dhocana qabiilka laga marin. Kkkkkkkk
    😀

  3. Ali Zubeer says:

    Waar shacabka Soomaaliyeed ee gobolladaasi badi beenta loo sheegay wakaa waagii galalac yidhi.

    Ishii buktaay ku bikaacso.

    Waa xaqoodii iyo dalkoodii.

    Muusa shaani waa in laga cancelaa isaga iyo nijaasta la midka ah duulimaadyada hawada Soomaaliya

    Viva Soomaaliwayn




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video