Daawo Video: Faysal Cali Waraabe iyo Siyaasiyiin isku Dhacay Goob Xaflad ah iyo Faysal Dil Toogasho ku Hanjabay

Hargaysa (Kalshaale) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Ceeb kala Kulmay Xaflad uu ka Hadlayey kadib markii Buuq Dhexmaray Xildhibaan ka mida Barlamaanka Somaliland Waxaana Faysal ugu Hanjabay Xildhibaankan oo Lagu Magacaabo Balaaki Dil Toogasho.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Faysal Cali Waraabe ayaa Dhaliilayey Barlamaanka Somaliland oo uu ku Eedaynayey inuu Xiligoodii Dhamaaday isla Markaasna Sharci Daro ku Fadhiyaan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Hiilqaran says:

    Kkkkk shinbirtii ood weynaay hodhodho feysal wuxuu u baahan yahay baritaan xaga cafimaadkaa Walee waayaab kkkkk oo hada waxabuu keenaay qofkii aan feker kiisa ku khanac saneen inoow yiraahdo hala toogto kkkkkkkkk layaab malahan isaga lakiin dadka dhegeysanaya ee weliba u sacbinaya waa kuwo lamida hhhhhhh

  2. Land of Punt says:

    Faysal waraabe maaha nin neceb Somalida inkasta oo Daroodka ka baqo! Kkkkk
    Waa nin aad u aaminsan qabiilkiisa qaran noqdo.
    Ragga Faysal ku jiro waa in la tusaa, la idin necbayn, laakiin in la kala go’o horumar jiro!
    Xitaa hadaan kala go’ayno waa in isku raacno Somali oo dhan! Shuruudo jiraan.
    Kala go’eena faaiido weyn noogu jiri karta aan hadda jaahil fahmi karin.
    Markale idiin sharixin sida u arko.

  3. Dabshid says:

    Feysal Waraabe waa nin aan aan xakameynkarin xanaaqiisa bar fiiriya ereyada uu adeegsan, (Naga aamus Canfaryahey kuye, hadana kuye Midgaanyahow, hadana kuye Waan ku toogan )

    Wuxuu qabaa reasonka loo dooranwaayey,




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video