MUUQAAL: Daawo Wasiiro iska Casilay Khaatumo oo eedayn dusha uga Tuuray Madaxwayne Cali Khaliif | Maxaa dhacay

Buuhoodle (Kalshaale) Safiya cali Caateeye iyo Maryan Xasan Diiriye (Goonle) oo   Shir jaraa’id ku Qabtay magaalada Buuhoodle  ayaa sheegay inay iska Casileen Xilkii Wasiirnimo ee ay ka hayeen maamulka Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay eedayn usoo jeediyeen Madaxwaynihii Khaatumo  Cali Khaliif Galaydh, Waxayna sheegeen inuu ka Baydhay Dariiqii loo sameeyay Khaatumo, Islamarkaana uu ka dhigay wax uu leeyahay isagu oo Somaliland uu ku daray, Iyagoona Xusay inaysan marnaba Arintaasi uga fadhiyin.

Ugu dambayntii Waxay Fariin u direen  guud ahaanba Bulshada Khaatumo, Waxaana Su’aalo laga waydiiyey Sababta keentay inay iska Casilaan xiligan  Khaautmo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (13)

  1. Abwaan deeq says:

    Dumarow Guryihiina jooga, Casil iyo cali cali lahayne.wbt

    Dad kalla maana.

  2. waa beri says:

    WAXAY GARTEEN HABLUHU MIYAA RAGGU GARAN WAAYEY ?

    XUKUUMADII KHAATUMO WIXII LOO DHISAY MA AHAYN IN XUKUUMAD KALE LA HOOS GEEYO EE WAXAY AHAYD INAY BULSHADA DEEGAANKA KHAATUMO U HORSEEDO WADAJIR IYO MIDNIMO MAANTA SE ARINTAASI MA MUUQATO.

    SOMALILAND CADAALAD AH HADIIBA LA HELAYO DHIB KUMA JIRO BALSE MID DHINAC KA RAN, IN LOOGU GALO WADAHADAL DHINAC U SOCDA WAXAA DHALAN DOONA IN LABA DHINAC HADANA LOO KALA BOODO.

    SOOMAALI ALLE HA MIDEEYO SHEEKH MUSTAFE AYAAN ARKAYEY OO WACDI WANAAGSAN INOO SOO BANDHIGAY WAA HADII AYNU QAADAANEE

    SOMALIA GUUL
    SOMALIA GUUL
    SOMALIA GUUL
    WBT

  3. Kalahage says:

    Raggii baa taag loo la’aa balaayo waxay joogtaa marka haweenku ku soo biiraan dagaalka hunguriga.

  4. Dabshid says:

    Sida la wada ogyahey dumarku waa ka naxasiir badanyahiin raga markey ka shaqeyn hayaan arimaha qoyska iyo daryeelka bulshada,

    Waxaa kaloo la ogyahey iney ka xunyahiin oo ka naxariis daranyahiin ragga markey noqoto, siyaasad, warlords,musuq maasuqa iyo Gangs/NGO activities.

    – Halaga hortago dumarka u soo labistey siyaasadda iyo gaalo la shirka ( qabiilka 6aad sidey dhihijirtey Marwo Caasho Xaaji Cilmi,oo aaqirkii ninkeedii [Rasalwasaare Saacid ] xilkii ka tuurtey sidey u lahey Fire/ceyri hebel iyo hebla ).

    Waan is casilney Kute Maye waad is dalaaqdeen. Sidey u socdaan waan is furney ayaa ku xigto, orod caruurta dharka u dhaqa oo odayaashiina cuntada u kariya.

    * Nin ma shaqeystaa iyo naag oriteeshin taagan iney dhintaanaa dhaanto*

  5. ciise binu axmed says:

    bal adba islaamuhu maxay ahaayeen
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Idoor liqe says:

    Too late “”

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Maashallaaho, waligeed gabdh soomaaliyeed noqon meyso HORGALE, sida INA-CABAASHI, ODAY BAASHI, ODEY KHALIIF.

    Gabdhaho sharaftooda iyo dadkooda iyo guryahooa ku asturan yiheen.

    GUULEESTA ABTIYAAL

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. Idoor liqe says:

    Muuqaalkan waa kii igu qosolka badna

    Gabadha lowyacado ka timid waxay tidhi” passport baa la qaadaneyey baan maqalnay oo waanu soo cararnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Inaabti passport-ka waanu ku siineynaaye ee hoos u hadal yuusan General Gaafoow ku maqline , haduu idoor maqlo passportka Somaliya raba xajiin baaba ku kacda odayga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://kalshaale.ca/daawo-warbixinta-iyo-xafiiska/

  9. Idoor liqe says:

    General Gaafow wali waxaan xasuusta mid isaaqa siduu u galay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Mid idoor ah ayaa Aden Cadde Airport ka soo degay isagoo wata book-note uu dhahay waa passport-ka isaaqa “ . Askartii baa qososhay markaas bay u geeyeen Jeneral Gaafoow, General Gaafoow wuxuu dhahay Adeer halkan waa Somaliya , Hargiesa waa Somaliya , waliba intuu book-note kii jeebka ka gashtay buu xidhay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Cali Khalif oo xiligaas xildhibaan ahaa baa ka soo furfurtay oo soo daayey kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walee jeneral Gaafoow waa nin adag kkkkkkkk

  10. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Ciroole ciirsila lagaga Caraabey, Dibnuhuu Cantuugaa,
    Markey Talo Awood ka CiirsamaanNeeeeeeeeeeeee,)
    Ceebtuba Ma Raacdeen, Hadaanu Xashiiradiisa
    cuud DhaafsanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Caamaduu Calalada Caynba Cayna Laciseeyey,
    Haatan Ciida Lagama Qaadeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    kuwii beenta Cuskanjirrey, Sidii dawshey ukala
    YaaceenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    waa kaa kii dhiiga Cabey ilmada Camanka ka Qubayee

  11. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Caruusooyin Caawa Loo Ciyaari Lahaa,) Ciyowgu
    Ii Caddeee, In Hargeysa Lagu Cunayeeeeeeeeeeee,)
    Cibrooyin Baa Hadhey Laga wada Cajibiii DoonNeeee,)

  12. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. NUURKANEDERLAND says:

    WAR BAL FIIRIYA NINKAAN BHD HAYSTA EE KA DHAMAAN LA JIFO QABIIL.
    WAA AYAANDARO




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video