MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif oo ka hadlay Wadahadalka DF Somalia iyo S.land iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu daray SL

Laascaanod (Kalshaale) Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Xalay gaadhay dalka Jarmalka ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Wadahadalka la filayo inay dhexmaraan Dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu eedayn dusha u saaray Xubnihii wax ka dhisay maamulka Khaatumo, Wuxuuna sheegay inay Tareenka ka Hadheen, Iyagoona Qofkasta uu dantiisa raacday siduu hadalka u dhigay.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland,ย  iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu Wareejinayo Somaliland, Wuxuuna sheegay in Ciidankaasi ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyin ay shacabka ku hayso Puntland siduu hadalka u dhigay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (23)

  1. Mr BaHaL says:

    Cali khalif ayaa lagu shaqaysanayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa heshiinaye lacag na siiya kkkkkkkkkkkkkMr Waraabe Oday khalif ayuuba shaqo ka dhigtay

    Dalmida

  2. rooble says:

    kkkk. waar tii buntland waa loo soo galay
    war hayaaaay ballo ku dagtay

  3. khaatumo haanoolaatoo says:

    Galaydh horgale mahadaad tiri isaaq baan u shaqaynaya
    o xuduud u soxidhaya naw baw jaw e meesha haku
    haku karaamo segin meeshan horta jiraba soxidhi waaye
    ogow inuu horgal salebaan kore ku haysto budh
    horena u sheegay inaad cad quudhedki ku cidhiidhiday
    hora loyiri horgale dayuus khayr maleh
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Caamir says:

    Calow.waad isu dhameysay
    Brofeysarada mareykanka ka yimid sida Axmed ismaaciil samatar .
    Maxay siyaasadiina ma dhaleyska u taha ma isweydiiseen maxaa idinka qaldan
    Somaliland aad sheegeyso wey bur burtay barya dhowna soo fiiri
    Calow cimraad joogtaa iyo cibaado la aan
    Ee allow ku sahahal Qof ama ehel ku badbaadiyo
    Axmed cismaan samatar waa taa uu qol isku soo xerey qofna wax uma dirsato

  5. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    1) Cimri Aakhiro U Cad Ceedsaddey,) Ciso iyo karaamo
    ka Caydha,) 2) Ciroole Cashiiradiisii Cuud Dhaafsadey,
    Cibaado Camal Suubaan Loogu Caaliwaayeyeeee,)
    3) Kuwaad Cagaha Dhigataay, Waa ColoobeenNeee,)
    4) Ceelka HolHol Hadii Caanteybno Lagaa Dhaafsadey,
    Daraawiish, Carada Kagama CidhibtirinNeeeeeeeee,)
    Aduunbaa Ceeb Cimaamadeee, Cuudkeyga Caradeyda
    Cudud Baan ku Daaficiii, Damaaci yaashana waan
    Cadebieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,5)
    Cirooloow Adoo Cashiiradaada, Caradaada Cadaw
    Ku Ciseynaaya, Nafta yaan Lagaa Caraabiin, Rasuulkii,
    S, C , W Cimriguu Cadeeyey, Caanomaalo Ayaad
    Cimri Dhaafteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Camal Suubaan weysada ood Camirataa kuu eege,
    Cuudkaad caro mareykan, lka Tabciweydey,
    Miyaad Cisi iyo karaamo iney kaa Raacayaan,
    Cidigaaga ka Curisaay, Cashiiradaada, Caradaada
    Cuud Cad Ceedo ku Ceeshto, Dhaafsatayeeeeeeeee,)

  6. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid Caano maalo

  7. Xaange says:

    FAYSAL CALI DHURWAA BAA HORAY U KASHIFAY ARINTA OO YIRI ANIGA CALI SOMALILAND BAAN U QARAAB TAGEYNAA OO BEESHA CAALAMKA UGA SOO QAADAYNAA WIXII LACAG AY NASIIYAAN

  8. taleex boy says:

    Lacagta mujaahil muuse hadaan wax looga gayn labadoodaba wAa xarig iyo madaxwene maartin kkkkkkkk isna waa in la siiya qeybtiisa

  9. Land of Punt says:

    Cali Injir qabiil dhan ayuu u maleeyaa in asaga keligiis jeebka ugu jiro!
    Odaygan ma fiyooba, wax u sheega ma la waayey hadday Dhuloos raacayaan Somaliland iyo haddii kale howl keligiis u taal maaha.
    Daanyeer๐Ÿ™Š

  10. Land of Punt says:

    Hadalkiisa wuxuu ku cadeeyey inuu dagaal Puntland ugu soo socdo, aniga kuma jiro ragga aaminsan Hartism iyo in beel tuuladoodii jooga lagula dagaalo.
    Tukaraq ma haystaan Isaaq raggii lahaa ayaa jooga.
    Runtu waa saas.
    Odaygan weligiis ayuu Isaaq u kiraysnaa!
    Xuduudka la sheegayo hadday soo dhaafaan madaxa hala jabsho Cali Injir iyo ciddii wato, Isaaq iyo Dhuloos is wata, wax kale uma socdaan inay Puntland gubaan.. Yaan taas ogeyn!
    Walle dhagla ayaa salag leh!
    ๐Ÿค”

  11. Land of Punt says:

    Ogaygaan wuxuu soo wado iyo webiga yaa weyn?

  12. Cadaado says:

    Land of punt
    Professor Ali Khalif, waxuu rabaa deeynta kugu maqan in uu kaasoo matajiyo. Amaba daanyeer ugu yeer, amaba daanyeero kale sida Iidoor liqqe, iyo Taleex boy oo Dhulbahante u shaqeeya Majeerten soo kici.

    Maxeey is dhaamaan dhulbahantaha Majeerteenka u shaqeeya, ee aanan si dhab ah Majeerteenka u weeydiin, hooyadiin wase, meeqa sanno ayaad laheeydeen Laascaanood faataxa laguma qabsan, misana aad wax u sameeyn weeyseen?

    Dhulbahantaha Isaaqa la shaqeeysta ayaaba laqaataa, saa ilaa hadeer iyaga ayaa kubadda watta.

    Dhulbahantaha waxaa kujirra kuwa sida Hawiyaha daanyeero u ah, oo aan walaahi wax caqli ah laheey.

    Somalida hadii eey isku caqli ahaan laheeyd, la’iskuma saqajaaameen. Laakiin, dad waxaa jirra nijaas ah, oo eeyo ah, oo qabiilo badan ka buuxa, kuwaas oo la haray doofaarta iyo daanyeerada qabiilada eey sheegteen.

    Anniga iigu imaada runta. Markale, daanyeero badan oo Somalida ah, ayaa u saamaxay Majeerteenka, iyo isaaqa, iyo waliba wadamada kale ee Somaliya dariska la’ah, in eey Somaliya dhulka galiyaan.

    Daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  13. Land of Punt says:

    Cadaado
    Kkkkkkkk
    Wixii Majeerteen lugoynaya adiga waa saaxiibkaa!
    Muxuu Cali Khaliif Majeerteen ka matajinkaraa?
    Adigana soo raac, in la isku deyey sow ma ogid!
    Ha karaamo seegina habaar lagu kari waa Dhul-Udug
    Sxb Majeerteen haku mashquulin orod Cadaado iyo Dhuusamareeb isku keen oo dadkaan gocosada sida daanyeerta qodanaya qaarna Xaradheere 13 jir ka Ilmo dhalaya orod nolol u raadi!
    Wax ka mataji mooyee wax quudi lama yaqaan maahoo!!!
    Daanyeero
    ๐Ÿ†˜
    Car Baraxley iisoo dhaaf!

  14. Land of Punt says:

    I mean:
    Qaarna Xaradheere Alshabaab 13 jir ka Ilmo dhalayaan orod nolol u raadi!
    Wax ka mataji mooyee wax quudi lama yaqaan maahoo!!!

  15. Cadaado says:

    Land of punt,
    Waxa eey alshabaabka Xarardheere ku wasaan waa daanyeero Ceeyr ah, iyo xoogaa daanyeero Duduble ah, iyo xoogaa daanyeero Murusade ah.

    Innagu waan is naqaanaa, oo cadaabta ayaan ku wasi argagixisada alshbaab, hadii eey nagu saqajaamaan. Sow ma xasuusitid, sidii Warmaxan iyo Dhuusamareen eey iskugu waseen suufiyada daanyeerta ah ee Ceery iyo argagixisada alshabaab ee Duduble iyo Murusade? Maxeey u imaan waayeen Cadaado? Waxeey ogyahiin in aan albaabka jahanama ku waseeyno?

    Laakiin, adiga laftigaada ayaan taariiq barran doonin, ilaa aan cahar kuu dhigno. Cahsarkaasna waa imaan.

    Maxaan kuusoo dhaafaa Baraxleey, daanyeer Sacad ah ayaa kaa sokeeya, oo kuu dhiman. daanyeerta Hawina ma’oga taas.

    War ninyahow, bax, waxa aan caqliga laheeyn raadso. Ku shaqeeyso inta aad ku shaqeeysan karta. Laakiin, adigana ma’ogid, daanyeertaaas aad ku shaqeeysaneeyso, ujeedada aad kaleedahay in aadan walaahi waligaa gaareeynin, inta eey nool yahiin dad anniga camal ah. Ilaaheeyna wax walba waa ujeedaa.

    Daanyeer.Amaba Caalin jaad sii, amaba Xaaf iyo Shaakir laaluush, waan kula soconaa, soo soca sida uu Rooble Isaaq dhihi jirray.
    Dalmida.
    God bless somalia.

  16. Land of Punt says:

    Cadaado
    Waa diidan tahay in Puntland mid noqoto, waxaad rabtaa beelaha Galmudug in jifojifo u kala qaybiso oo Saleebaan maahe inta kale daanyeero yihiin.
    Waxaas sow tafaraaruq dad in meel la isugu keeno la rabay ma wadid!
    Ana Amir wa anta jabi ximaar!
    Iska dabakawareeg iyo qabyaalad waa laga ilbaxay! dhista tuuladiina hana la nabad geliyo tuulada kale!
    Puntland waxaad ku haysataa, waa maxaad u nooshihiin, ileen geeliinu isma wasee!
    Yaab sheekhow!๐Ÿค’

  17. Land of Punt says:

    Aniga xitaa Puntland gooni u difaaci maayo, waxaan rabaa in gobol walba dhismo intii israbta maamul dowladda dhexe hoos taga noqdo! Danahooda hoose maamushaan, dhulkooda dhistaan amniga sugaan! Aduunka dhan ayaa saas u nool.
    No wars, no tafaraaruq, no Cali Baysteenimo.
    ๐Ÿค‘

  18. Land of Punt says:

    Sow ma ogid in Siyaad Bare oo Africa ugu xoog badnaa balan ku qaaday in Majeerteen mid ka reebin oo inta qori u qaadanay aakharkii shaarubaha dhulka ugu xirnay!! Kkkk
    Sow ma ogid in macal daanyeero Saleebaan ah nala galeen dagaalkii Balanbale! Kkkkkkkkk

  19. Cadaado says:

    Land of punt,
    Look, madaxweeyne Siyaad Barre askari qaab darran oo eey qabiilkiisa waalan, oo aanan u qalmin in uu Somaliya hogaamiya ayuu ahaa.

    Maadaama dowladii uu hogaaminayay iyo qabiilkiisa aan si qabiil ah isku leeyneenay, isagana uu si daanyeernimo ah uu u fahmi waayay in uu qabiilkiisa iyo qabiilada kale uu cadaalad u fallo, ayaan innaga iyo adinka oo Majeerteen ah ula dagaalanay.

    Laakiin, halka innaga aan dulmiga kaliya diidaneeyn, adinka kursigiisa ayaad rabteen.

    Markii aad ogaateen in aad Mogadisho jagadda uga sareeyso aad ka noqon kartaan eey tahay ra’iisalwasaare iyo wasiir arrima dibadeed, ayaad calankaan beenta ah ee Puntlnad, oo Somaliya oo dhan la dhihi jirray inta qaarkiin qamra cabeen, qaarkiina qayileen, ayaad soo alifteen.

    Daanyeero kale caqli xumadoodana waa idiin suurtagalisay.

    Laakiin, amaba ogow, amaba is yeel yeel, wadankaasn qeeyb ka mid ah, si qabiil ah uma sheegan kartaan, hadii aad wax aadnaan liqi karrin cantuugtaana, waa la’idinka soo matajin ๐Ÿ™‚

    Dalmida.
    God bless Somalia.

  20. Land of Punt says:

    Cadaado
    Dagaalkaas Balanballe kuwo Saleeban ah diideen in lagu daro kuwa Majeerteen, waxay yiraadeen anaga isku guuto ahaanaynaa, dhinaca isku haynaynaa, waxay islahaayeen Daroodkaan isdili mayaan ee yeysan dhabarka kaatoogan marka xabadda bilaabato ! Kkkkkkkk
    Dagaalkii markii la galay ayey arkeen nimankii Majeerteen oo naxayn!
    Sheekadaan waxay dhexmartay laba Saleeban ah oo soo dhaawacmay oo teedho Hospital macmal ah jiifa:
    Aryaa Geedi ma i maqlee, dhaawacaaga intow le’eg yahay! Waa roonahay dheg aa i go’day, daankana wax aan ka qabaa! Adiga Xaa ku gaaray? Aniga inaan mardambe kacaa u malayn maa, miskaha mataraariye iiga dhacay! In wax yar ku gaarin waa ogaa sida laguu dul dhoobnaa ilaa shalay ka gartay.
    Ayaa meeshii waa lagu dhamaaday Majeerteenkii xoogay dhelahaa kasoo noqday! Kkkkkk
    Aryaa ragaan waa wada dhasheen xaa loolaa! Wuxuu ugu jawaabay;
    Ragaan shimay kala dhinteen!! Kkkkkkk
    Walaahi waa sheeko run ah, teendhada gabadhii daweynaysey ayaa iiga sheekeeysay oo dhagaheeda ku maqlaysay.
    Marka Saleebaan Majeerteen kuma shaqaysan waa beentaa, xitaa way noo dhinteen, ciil Siyaad Bare u qabnay naga caawiyeen! Thanks Saleeban kkkkkk.
    Warayso SSDF Saleebaan ka buuxay!
    Kkkkk๐Ÿ˜…

  21. Land of Punt says:

    Xitaa Isaaqa markii hore SSDF ( Somali salvation democratic front) ahaayeen, markii ayey SNM (Somali national movement) samaysteen ayagoo is leh, Darood isdili mayee yeysan dabin idiin dhigin.
    Kkkkkk
    Waagii dambe Saleebaankii iyo Hawiyihii kale USC (United Somali congress) kuli….
    Markii jabhadihii infelation ku dhacay RRA, SPM etc yimid.. No kontroll, chaos ku xigay!!
    Run

  22. Cadaado says:

    land of punt,
    waa sheeko aad isku soo rakrakibteen, lol
    Waxaas ma ka shaqeeyaan xageena. Waan isku daneeysanay. Ilaahbaan ku dhaarteen qof Saleebaan ah oo aan iskool xataa aadin, oo Hobyo iddo ku raacda uma qaldi kartaan sida aad daanyeertaan Ceeyrka iyo Sacadka sheegta u qaladaan.

    Labba reer oo wada siman, oo wada shaqeeysanaya ayaan aheeyn waagii mucaaradka la’ahaa.

    Dalmida.
    God bless Somalia.

  23. rooble says:

    kkkk. soo soco iyo adigu soo soco ayaa ka dhacday




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video