Muuqaal: Cabdiwali Gaas oo Garoowe Kusoo Noqday, Muxuu uga Jawaabay Arinta Tukaraq oo la waydiiyey (Video)

Garoowe (Kalshaale) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas oo Galabta soo gaadhay magaalada Gaaroowe, Wuxuuna ka hadlay ugu horayn Shirkii kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale C.wali gaas ayaa La weydiiyay Xaaladda Tukaraq iyo is weydiinta Shacabka Wuxuuna ku Jawaabay “Dastuurka Puntland ayaa faraya Dalka in la difaaco, Dadka Shacabka ahna Anagu warkiisu Kuma Shaqeyno, Dowladuna Kuma Shaqeyso” Ayuu yidhi Gaas.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (59)

  1. rooble says:

    waar kadaa sawkan cabdi gaas shacabkii sabaayada iyo quraaca dubanaayay buuriga ku tufay allayleha somaali wax abaalleh waa yaryiin yacni shacabka waxa la rabaa in niyada loo dhisoo . ma hadalbaa wax tari intaaba maan ku soo koobo

  2. Nuurkanederland says:

    NINKAAN WARKIISU WAA WAXBAYAHAY

  3. Nuurkanederland says:

    MICHEAL KAETING BAA ISKA LEH INA GAAS, NIN DALKU IS II LAGU MAAMULAYO QARNIGA 21aad WAXBAYAHAY KASOOQAAD

  4. Garqaad says:

    Mr gaas oo beryahaan dhuumasho ku maqnaa hadda miyey baddu soo tuftay

    Markuu xamar tegay wuxuu dowladda dhexe weydiistay in gacan laga siiyo soo celintii tukaraq waxaa lagu yiraa suulka saar canshuurta dekadda bosaaso
    Wuxuu dhahay ii kaadiye itoobiya ayaan la soo tashanaa hadda wuxuu tegayaa itoobiya

    Su.aasha tukaraq wadno xanuun ayey ku noqotay mardhaw waxaan ka baqaa in uu pudland si dhuumasho ah uga boxo oo meel uu aado la waaaayo

    Dal mida

  5. samawade says:

    ROOBLE

    ADEER INA GAAS MIYAAN LA ODHANKARIN
    SHACABKA PUNTLAND AYAA DHAAMA OO DAGAAL DIYAAR U AH MADAAMA AY QURAAC DUBANAYAAN

  6. Aarka hargaysa says:

    Oo hadaan rabitaanka shacabka aanu kushaqayn ma rabitaanka muse biixi ayuu kushaqeeyaa kkkkkkkkk aawaye kuwii baryahan lahaa daarood ayaa cidankii abid ubadnaa soo ururiyay kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk sidaa haloo ogaado in daarood isaaqa uu kabaqo wixii afwayne somaray ayay xasuustaan

  7. ciise binu axmed says:

    madaxweyne gaas waa runtii maaha inuu shacabka dhegeysto caadifadaysan,,wuu ogyahay in xuduudo jiraan ,mr keatina wuu u sheegay inaan xuduudaha somaliland la faro gelin karin,ta kale dee awood somaliland la iskaga celin karo soomaali oo dhan haday isu tagto mahayso,,

  8. Idoor liqe says:

    Dastuurku ma mid aan La fulinbaa !!!!!

  9. Idoor liqe says:

    Keating Somaliya ma isagaa leh .

  10. ciise binu axmed says:

    AARKA HARGEYSA
    salaan sare mujaahid

    waar haddaanad awood lahayn waa la is xanaajiyaa ,gaas wuu is xanaajiyey oo dadkiisii ayuu isu xanaajiyey ,car somaliland eray qaldan haku yidhaahdo
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Aarka hargaysa says:

    Ciise bunu axmad sxb kabo shaagle lagabaqay car wakaase daarood haysku tagoo tukoraq hayimadaan

  12. Idoor liqe says:

    Puntland waxa haysta waa baarlamaanka . Hadii Gaas Amar ka qaato Ethiopia iyo beesha Caalamka , baarlaamanku muxuu doortay !!!

    Baarlaamaanku waa inuu shiro oo kalsoonida loo qaado Gaas , mar haduu ku guuldareystay difaaca xuduudaha Puntland.

  13. jaamac says:

    salaamulaahi calaykum
    dhammaan akhyaarta

  14. Aarka hargaysa says:

    Waar hawiyoow reerkan daarood way mayaqaanaan oo uma tudhno haamadaanu goynaa markaa waxnaga barta yaa ilmo irir samaale

  15. ciise binu axmed says:

    jamac wcs soo fadhiiso suldaan

  16. Aarka hargaysa says:

    Iidoor liqe dee xiniinyay doontay adeer iskeen balaxoofto Loma baahnee

  17. jaamac says:

    waar ethiopiankii waa hargabeen malaa qaaxona weey u raacdaaye maxaad ka war haysaan oromadii iyo amxaarkii waa gilgilanayaane.
    ma moodaa waxay somaliya ka gashay inuu ku qarqarxayo

  18. ciise binu axmed says:

    AARKA HAR.
    waar sabaayaddii iyo hilibkii islaamuhu dubayeen ayaan islahaa ciidanku kabaha haka subkadeen ,hunguri yuq yuq bay ciidankii ku rideen,ciidanka sirdoonka qaranka somaliland waxay sheegeen in islaamuhu dubeen 1423 xabo oo kimis ah iyo hilib jabdhan ah
    oo ahaa 1500 oo wasladood iyo 20 joog oo subag qubo ah iyo 1500 oo kiilo oo timir ah ciidanku waxay ku xisaabtamayeen inay intaas oo cunto bisil ah ka qabsadaan 20 joog ee qubada ahna loo celiyo ciise maxamuudka garoowe dega hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  19. Aarka hargaysa says:

    Muse biixi markii ololaha uu kujiray ayuu balan qaaday in uu yoocada imanayn isagoon bil xukunka hayn ayuu soxidhay xuduuda Gaas na 4 Sano kahor ayuu yidhi faataxo lagumaqabsan laascanood ilaa yoocadii loguyimid

  20. Garqaad says:

    Mar wexey leeyihiin somaliland waa dowlad loo wada dhan yahay mar wexey leeyihiin daroodbaa saan ah mar wexey leeyihiin Somali oo dhan awood naguma dhamo hadana wey isu jiibinayaan oo hadii mid qaldamo Malahan mid qabto ama doxo

    Hadda kadib somaliland waxaan u aqoonsaneynaa qabiil dowlad isku sheegay ileen hadaladiinu sidaas ayey u dhacayaan

    Reerku faan badanaa oo fatabaq badanaa yey dili jireen yey ka adkaan jireen

  21. samawade says:

    JAAMAC

    ITOOBIYA IN AY SOMALILAND KU SOO QAXDO SIDEE U ARAGTAA MISE QAADI KARNAA QAXOOTIGA ITOOBIYA OO TIRADIISA LA YAABAY MIDAKALLE MA SOO DHAWAYNAYSAA QAXOOTIGA ITOOBIYA

  22. Aarka hargaysa says:

    20 joog ee subaga qubada ah ma sabaayadaa lagudhuqayaa kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk waar wixii oo sabaayad ahay xagee lageeyay

  23. Aarka hargaysa says:

    Garqaad sxb isaaqu iyagaa majorati ka ah somaliland reeraha kale waa wax lagu qurxiyay talabaad isaaqu qabiil way dhaafeen qarana inyarbay ujiraan garqaad sxb idinkaa qabiila oo maamul dhisan kariwaayay 100 wiil mushahar uqori karin Dib isuxisaabi

  24. amaal says:

    Asc gaas doqonimadi lagu xamanaya kasodaahirtay shacabka lantiis maxad tahay ? Lax dhukan abaar moog

  25. Aarka hargaysa says:

    Garqaad sxb xaguu joogaa qabiilka 380,000,000$ misaniyadiisu tahay waar inaga hubsada waxani qabiil maahee

  26. Garqaad says:

    Aarka hargeysa

    Kkkkkkkkkkkkkk

    Tirabadanaa awoowe

    Isaaq iyo oromo yaaa badan

    Bal xogaa misaaniyadda wax naga siiya

  27. jaamac says:

    ha isdaba saqlaysooy

  28. TAleex boy says:

    What that mean kkkkkkkk

  29. jaamac says:

    samawade kkkkkkkk
    inaguba kala yaacnaye maxaad xabashi ku qabtaa adigu ma adagaa weeyso kuu dhawran tahay mase ogtahay meesha somalida laga haystaa in ay iyada tahay

  30. khaatumo haanoolaatoo says:

    idoor wagaashle iyo kufriga …………….

  31. maxamud says:

    Ninkarmeed manoola.

  32. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    1) kufrigu Nimuu kadeedey, Keeno kanafka ku kirkirey,
    Koor kurta uga Lulay,Karbaashna Korka kaar badey,
    Kor Joogoodu, Ma kaar kacaankii kabisiiyaaa,
    Makasoo kabaa kaarkii Lagu Kulansiiyeeeeee,
    karti iyo karaamo, Ayey La Koodhiyaan Kaaleyda,
    Karaamo Lagu kaamiliin, koorinta ardi sababa
    Saw kama kaadsaddeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Kacaankii, Hadey kasoo kooreysteen, Maantaba saw
    Tigreee, Talada U Karkariin Maayooeeeeeeeeeeeee,

  33. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Khaatumo H, N , waan kusalaamey,
    Nabsigii madidii maandeeq, Ayey muudsadeenne,
    Meehanowga Minankeyga, wey ka maagiii maalmo
    Soo MeersanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Murugo Ay Maaleen, Miyaa Lay Maldahayaaaaa
    ,
    Ninkey muusasanaw U maagayaan, meyti mawlaha
    U Martiya, maagistiisa kama MaagaanNeeeeeee,

  34. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Uur iyo Dibno kala weecsaan, isma waafaqaan,
    Marhadaan weedhu waafi kuu AheynNeeeeeeeeeee,
    waqti weydaartey, wiilkii Loo walqalaay, weyl waaxyo
    Jiifooo, Weedha weyda Ah Hadmaad ka waantoobiee,

  35. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waayeel iyo weysheeda, Ayaan Waraabaha ka
    Waabinayaaa, warmaha weetada kuma waabisiddee,

  36. Xaange says:

    Walaashaa iskuma hubtide seedigaa ha kala dhimanina waa mida Gaas haysata.Idoorkuse ha iska biriwaaqleeyo

  37. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  38. ciise binu axmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  39. ciise binu axmed says:

    somalilander
    salaan sare sxb,,waar somaliland ciddii isku doonataa ma tamariso,,GAAS baa wedkii galay ,laakiin odaygu wuu baqay ,nin aan biqin waa loo baqaa…hhhhhh

  40. sOmalilander says:

    Ugaas Ciise Buni Axmed..

    Xadka Jamhuuriyada Barakaysan Waaa La Suagayaaa…

    ALLAHU AKBAR!!

    GOD BLESS SOMALILAND!

  41. sOmalilander says:

    TUKARAQ waxay noqotay meeel laysku cabsiiyo!

    Waar SNM haday ilaaa MUUQDISHO socon lahayd waagaas …. iga waleeh cidi isma hortaagi lahayne.. ISAAQU waa masaaakiin, markay WAQOOYI qabsadeen bay halkaas BIRIIGA ugu qabteen.. macnaha HAND BREAK!

    GUUL & GOBANIMO.

    GOD BLESS SOMALILAND!!

  42. sOmalilander says:

    TUAKARAQ… IS BECAME AN AMERICAN HORROR MOVIE!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  43. sOmalilander says:

    The JEEPEERS & The CREEPERS!

    THE BEST HORROR MOVIE!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  44. Land of Punt says:

    Tukaraq waxay u muuqataa Garoowe!
    Isaaq ilaa Gebilay iyo Berbera ka yimid masoo fadhiisteen haddaan Dhulbahante soo horkicin ama wadan.
    Taas yaa moog?
    Puntland qas looma rabo! Wiilkaaga dagaal u dir laakiin waxa u dhimanayo waa in ogtahay!

    Tastatur baas oo Gaas sheego, dee fura oo bedela!
    Ha lagu qoro: Xuduudka Puntland waa degaanka dadka degaa isku raacaan in Puntland yihiin.
    Xitaa Dhuusamareeb iyo Berbera ayaa Puntland ku biiri kara!

  45. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa iyo Somalilabder
    Dhulka aad ka hadlayso ku mahadi Cali Khaliif iyo horgalada la socdo!
    Garaadadooda warkoodii, tolnimo iyo derisnimo midna xeerin waaye.
    In la isku jabo iyo faraha la idinka qaado ayey joogtaa!
    Aniga in faraha la idinka qaado ayaan rabaa!
    Xirta xuduudka la sheegayo oo weliba darbi ka dhisa.
    Dhulkaas waxan xasarad ahayn kama soosocdaan iyo wiil&maal lagu beelo.
    🤗 Ka jooga!

  46. Land of Punt says:

    Ina Garaad Ismaciil of Jamac Siyaad oo shaar ka toshay Calanka Somaliland oo Laascanood jooga sabab Majeerteen ugu dhaarto anigu ma fahmin!

    Howshaan maaha howl Somaliland iyo Puntland isugu booteeyaan, waa howl Dhulbahante keliya u taal, ilaa ay dhexdoda wax isku raacaan, waa ha dhagdhagaagin!!😁

  47. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa iyo kooxdiisa isku fekir yihiin, waa in fagaal iyo af muslim mid loogu yimaado
    ❗️Mar waa Darood ka adkaanay
    ❗️Marna Somaliland waa qaran oo qabiil maaha!
    Mise waxa uurka jira afka ayaa xada!
    Reer Cali been carare talo u dhiibtay oo personal agenda wata! Jaah wareer maka bixin? No.

  48. Cadaado says:

    Land of punt,
    beent aad adiga iyo kuwa Majeerteen ee kula caqliga ah isku sheegeeysaan waad ku dhiman. Maadinkaa raba in Barbara amaba Dhuusamareen eey isku maamul noqdaan Majeerteen/

    Waxaad rabtaan wax maamul u’eg oo aad ku shaqeeysataan, oo aad listaan, oo waxa idinku raacsan eeysan xaq iyo xaquuq ku laheyen, maadamaa la’idinka soo eryay Mogadisho, iyo maamulida dowladnimada dhexe ee Somaliya.

    Midaan aad calanka u tolateenna, waxaan kuu sheegi 20 sanno iyo 30 sanno wax lamid ah, oo qasaara u’ah Majeerteen iyo Somalida kale ayaad ku qaraaban kartaan, iyadanna waa la’idinkaga daba imaan. Xataa hadii aad adiga dhimato, caruurtaada waa looga daba’imaan. Hadii eeysan Sweden iska joogin. Maxaa yeelay waxaad rabtaa in aad cantuugtaan wax aadnaan liqi karran.

    Ku mahdiya daanyeerta sida Caydiid iyo Caato, iyo Xasan Daahir Aweeys, iyo suufi shaakir, iyo daanyeeta kale ee Hawiya ee aanan fahamsaneeyn qaladka daanyeernimada eey nijaastaan galeen, oo idiin saamaxay in aad u dhuustaan, sida aad u dhuus dhuustaan.

    Laakiin, anniga iyo dadka qaarkiis waa idin yaqaanaan. Maadaama awoowgeey laad dabadda idinkaga soo dhuftay Hobyo. Next stop is Boosaaso. iska sii baashaala!
    Dalmida
    God bless Somalia.

  49. Land of Punt says:

    Cadaado
    Kkkkk
    Been baad isku sheegaysaa Cadaado Saleeban maba degi jirin, hadday kaaga macdahay!
    Markii Sacad iyo Shekhaal Galkacyo iyo koofur u guureen ayey vakuum ka buuxiseen!
    Hal guri kuma lahayn Saleeban Hobyo waagii Cabdulahi Ciise la doortay!
    Hobyo bililiqo ku joogtaan!!
    Cadaado in Bossaso qori ku qabsanayn labadeena waa wada ognahay!
    Cadaado dhiso oo iimaanso inta bootada iska deydo..kkkkkkk deydo!😀

  50. Land of Punt says:

    I mean
    Hobyo Saleeban ma deji Jirin 1950

  51. Dabshid says:

    Land of Punt

    Horta waligaa mala garantey Bini’aadam oo gartaada iyo midda qofka kale ma qirtey.

    La iskuma hayo in reer Khaatumo meesha qabaadeen, ee su’aasha lagu weydiidey waxaa waaye ( Maxaad u sheegan Masuuliyad Dhul aadan Dhurwaaga ka celineyn).

    Iga Qora marka la gaaro Doorashada 2020 waxey dhihi doonaan Waa Dacwo Addis Ababa ama qeybta Khaatumo Garowe hala keeno ( Shaatigii Yaraa ee Milifka ahaana wey soo Gashan 《Harti Qaraabasho》).

    Labo Afle iga dheh.

  52. Cadaado says:

    Land of Punt,
    Waxa aad Sacad iyo Shiikhaal, u leedahay iyaga ayaa dagi jirray Hobyo, waa threat, idinkuma ahan, oo meel ayaad ku hubsateen, oo waa dad caqli xun, maadaama eey idiin saamaxeeyn baqbaqda idinka socotoa reer Garoowe.

    Oo maxeey ka dooneen Kaalgacyo iyo Koonfurta Somaliya Sacad iyo Shiikhaal?

    Maxaa sheeko raqiis, iyo qarda jeex land of punt lasoo fadhisaa meeshaan. Waraa, orod, dadka kaa caqli xun waxyaabahaas ugu sheekeey. Daanyeer.
    Dalmida
    God bless Somalia.

  53. Land of Punt says:

    Cadaado kkkkkkkkk
    Sxb Sacad Libaaxa dhagaha hayaan adinka ma arkin.
    Kkkkkkk
    Habarfadhida legdin la fudud!
    Dagaal ma jiree tuuladaada u tasho!

  54. Land of Punt says:

    Dabshid
    Adiga iyo dadka kula aqliga ah laga yeeli maayo in dagaal maala yacni ah na geliyaan oo weliba dhulka gubanaya yahay dhul Harti!
    Waxaa aad qortay 10 sano qoraysay waad ogtahay waa isku dirkaad magaca Dabshid ula baxday aniga Kalshaale isoo geliyey!
    Majeerteen Dhulbahante xoolo iyo dhul midna kama rabo, jagada aad sheegtay beel walba Garaadkooda u xulin, Puntland in Cali Khaliif xaqiro Garaadada oo horgale magacowdo diiday, Garoowe gogol u dhigtay ay si nabad isugu doortaan.
    Waxaas waa dacaayadii Cali Khaliif iyo cadowga Puntland.
    Booskii Dhuloos Puntland xulatay!!
    Boowe yaad na moodeen?🤢

  55. Land of Punt says:

    Cadaado
    Hobyo waxaa loogu tegey, waa sidii Cali Yusuf uga tegey xitaa dugsi hoose lagama dhisin!
    Waa ayaa Bari dadkii degi jiray Xamar iyo Kismaayo nolol u doonteen!
    Galkacyo nolol, school iyo daawo laga helayey, koofur la mid!
    Maadama Sacadku Majeerteen 5 daqiiqo dhiman yihiin!! Kkkkk
    Waa ka tageen Hobyo iyo meel horumar jirin!!
    Saleeban arigoodii daba socda oo arkay degey guryo laga guuray..kkkkkkkkl
    70 sano ka dib, Saleeban waa power Hobyo.. waa sida Sacadka Galkacyo, 60 jir ku dhashay magaalada,malihid magaalada miyuu kaa yeelin?
    Hadalka faham, Sacad Galkacyo lagama laha, Saleeban Hobyo lagama laha!
    I am talking about history!
    Sxb aniga reer taariiqda Somali la weydiiyo ayaan kasoo jeedaa! Lol.
    Runta meel dheer uma doono!!
    Kkkkk😬

  56. Land of Punt says:

    I mean
    Hobyo waxaa looga guuray, waa sidii Cali Yusuf uga tegey, horumar la’aan.
    Waa laga naqraacay!
    Saleeban waa usoo naqraacay!
    Kkkkkk




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video