Daawo Video:Shilalka Dekeda Berbera oo Sabab in Gaadiidka Xamuulka Qaarkood Bada ku Dhacaan

Berbera (Kalshaale) Shilalka Gaadiidka ee Gudaha Dekeda Magaalada Berbera ayaa sii Kordhay Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaana Dhocda layaab leh Noqotay Markii Gaadhi kuwa Xamaalka ahi Quusay Gudaha Bada Berbera.

Halkan ka DaawoMuuqaal

Masuuliyiinta Dekeda Magaalada Berbera ayaa ka Hadlay Shilalka dhacay iyo Sida Gaadhiga Bada galay loo soo Badbaadiyey Waxaana Muuqaal lasoo Duubay Muuijnayaan Gaadhiga oo Wiish Lagu Badbaadinayo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Cadaado says:

    Daanyeero
    Dalmida
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video