Daawo:Hargaysa oo ka Mudaharaaday Qiimaha Qaadka oo Cirka isku Shareeray iyo Sababta

Hargaysa (Kalshaale) Magaalada Hargaysa Qiimaha Qaadka ayaa Gaadhay Meel Kulul Waxaana Taasi Sababtay in Dadka Qaadka Cuna ay ka Biyo Diidaan Qiimaha Qaadka ee Sare u Kacay.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Dadka Muqayiliinta ah ayaa Sheegay in Qiimaha Qaad ee Sare u Kacay uu dhib ku Yahay inay Qaadka ku iibsadaan Waxaana Dadkan U Badan yihiin kuwa aan awoodin inay Qiimahaas Qaadka ku Cunaan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. C/Raxmaan says:

    Yaahuu daroogo ayey u qiildayayaan, cuntadii, daawadii, waxbarashadii iyo dhamaan adeegyadii kale ayaan wali meel la saarin.

    Xayawaan.com.

  2. Garqaad says:

    C/ raxmaan asc mudane sare

    Xaqiiqu wasidaad sheegtay ma arkaan wax yaabaha nolosha aas adiga u ah ee wexey arkaan daroogada dhibaatada shacabka ku heyso naf ahaan iyo maal ahaan

    Mar aan somaliya tegay waxaan kusoo arkay dad intabadan aan ilkaba laheyn

  3. amaal says:

    Asc I saaqa qaada ma karamaa lagu siiyay allow ka cored qaad balayay

  4. C/Raxmaan says:

    Garqaad mid la mid ah mudane. Sxb waxaan wali is helin oo la kala ilaalinayaa : Dalkii , dadkii iyo diintii . Dilaa , daaquudiiste iyo daroogiistay hoosjoogtaa maalinkan maanta ah. Kii sidaas kula jaanqaadiwaayana waxaa lagu jirdilaya Godka Jilacoow , Jeel Mandhera , Jeel AGGAH , Jeel Aaddo iyo Jeel ALAFU . ALLOOW Alle.

  5. C/Raxmaan says:

    Faarax Macalin Dawaare iyo Naciimo Abwaan Qoranaa Yaabay.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video