Daawo Video:Xukuumada Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saartay Xuska Maalinta Jacaylka 14 Feberuary

Hargaysa (Kalshaale) Maamulka Somaliland ayaa War Culus Kasoo Saaray Maalinta Jacaylka Aduunka ee 14-February Waxaana Go,aanka Xukuumada Somaliland ee Arrintan ku Wajahan ku Dhawaaqay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdalla Axmed.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Guud ahaan Culimada Soomaaliyeed ayaa Maalmihii ugu Danbeeyey ka Hadlayey Arrintan oo ah mid aah Sal iyo raad Toona ku Lahayn Diinteena Suuban ee islaamk.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Hiilqaran says:

    Xuska jaceelka waxaa kadaran isdilida iyo qof islaama oo dhiigiisa macna daro lagu daadsho ee intaad xus jaceel iyo wax macno daro ah aad ku meraysa naysaan kahadla dhiiga dadka islaama inaan la ogoleen kkkkk wasiirku hadii uu dacad yahay marka hore haka hadlo dagaalka tukaraq inowsan bananeen oo eey san ogoleen diinta islaamku ineey dadka islaamkaa isdilaan macneheeku ma ahan inaan tagger sanahay Xuska jaceelka lakiin waa laga daran yahay wtf

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Bada Qooqeysa Dhulka Omaska La Qiiqaya, waa
    Dhiigaad Xaqdarada ku QubteenNeeeeeeeeeeee,
    Hadaad Sii Qudhqudhisaan, Qoragyada ka Buusataane
    Kama Qoomameysaan, Qudhahaad Aaqiro Qabad_SiiseenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qawlka Eebahay Hadaad Xaqa ku Qireysaan, Qawley_satada, Dhiiga Xaqdarada ku Qubaya waad
    Ka Qaban LahayddeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Uma Qushuuco, Qawlka Eebe Oo Qabiil Xaqdarada
    Lagaga QabaneynNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qadafka, Qudh Gooyada ku Quuta waad Qiima Geli_SaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qaadirkeen, Aayaadka waa Inoogu Qirraay, Qaali
    Shiiq Qaadirkey Qawlkiisa Qaybsiiyey, Oo Misanaa
    Xaqa Qarinaaya, Qiil Ma Helloo maalinta Qadoodi,
    Qaawanaan Ruuxna QajileynNeeeeeeeeeeeeee,
    Silsilaad Siniineysa ayaa Afka lagaga Sibqiin shiiqii
    Xaqa inuu Simoo Sahashadayeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  3. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Jacalku, Waa wax Jirraaa, Hadaan Jamasho Jiriin,
    Nabigeenii S ,C ,W ,A N , H Khadiija Ma JanteenNeee,
    Caasha Jacayl Lama JileenNeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Aduunyada Nin walibaaa Jamaaduu Jantaay, Saw
    Nolosha La Jilimaayo eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Adoo Jiidha waaberi Jidiin inaad Reerka usoo Jafto,
    Qoraxduba markey Jiciirso U Jeesataay, Adoo Daal
    Jeeniga jalfinaaya, Albaabka Soo Joogsataay, jamaad
    oo waqtiga Jeedaalineysa, Albaabka Qafulka kama
    JebinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Qalbi Jalaqsan Indhaha oo jamasho uga Jeedo Gacaliye kuumasoo GodliinNeeeeeeeeeeeeeeee,
    Saw Jaqaafyadii jeeniga kuugu jirraay, kaama Jarriin,
    Saw Biyo qandaca Shukumaan jidhka Nadiifiya barafuun, Seyd saytuun laysku Sidkey Suuliga kuguma
    SugaayaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    jaceyl waa wax jirraa hadaan laguneJideyneyn , maalin_Tey U Jareen kuwa beenta u jilaaeeeeeeeee,
    waa Caado jaliilku jecleysanneeeeeeeeeeeeeeeee,
    Yaan xaflado lagula jaasiin, kuwa fidnada jiifta, uunka
    Jecleysiiyaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Jamaad jawhara Luula jeegaan lamood, yaan laydiin
    Jecleysiin, jaliilku camal naar idiinku jiciiranayoeeee,
    Sunaha hajebininaa Jidkii jaliilku jeexey yaan lagun
    Jees jeesseynNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  4. Dabshid says:

    Abdi Xarago

    Sxb waligey suaal kuma weydiin, adigoo iga raaliya miyaad wali isku daydey inaad qorto Qoraalo caadiya ama Gabey kala baxsan sida xibnaha Bini’aadamka.

    Waxaan ula jeedaa hadaad kala saarto qeybaha gabeygaada wuxuu noqon lahaa mid xiiso leh, hadaad soo gaabisana wuxuu noqon ahaa mid la xiiseeyo.

  5. Dabshid says:

    Hadaan isku dayo inaan fasiro gabeygaada kore Mr Abdi

    — Jaceylku waa wax jiroo Jamasho keentaaye

    Adduunyada nin waliba Jaamaaduu jantey soo la jilimaayo.

    -tankale
    Qalbi Jalaqsan ma jiro ee waxaa jiro
    Qalbi Jilicsan,

    Almiino dheh gacmo jalaqsan

    – Tankale -waxaad ka sheekeysay inaad qorax iyo daal badan ka dib ay ku siisey = Biyo Qandac ah””

    -Biyo Qandac lama siiyo nin Qorax iyo haraad hayo.

    – Waxaad kaloo sheegtey haddii la jeclaado Jowhar Luula in – JAWIILKU Naar nageyn-waa qalad.

    Jaceyl la iskuma naaro,ee macsi ayaa la isku cadaabaa hadaan laga towba keenin Allana kaa aqbalin.

    ( sxb gabeyga kala bixi ama qoraal noogu bedel, waliba waxaan aaminsanahey inaad ka ka weedh curin ogtahey Caruurta ku dhalatey Carabaha).

    Kaftan.

  6. Dabshid says:

    Jaliilku

  7. Kamaal Adan says:

    Gah gah gah gah mamulka hargeysa wax miyir qaba maleh malinta jaceylka ayey kasoo saareen digniin Kaniisadii iyo Copperna wey taageeren bal midkee daran? Subxanallah gah gah gah gah gah

  8. Cadaado says:

    Waan idin wada salaamay.
    Hiilqaran, waa runtaa. Daanyeernimada Somalida, oo eey kujiraan kuwa badan oo culumo sheegta, is tus tus iyo caqli xummo darteed, ayeey waxeey ka hadlayaan valentine day, iyaga oo aan sida larabay uga hadlin, Somalidaan ilaa iyo waagii eey dhasheen dhiiga iska daadinayay, oo is dilayay. Daanyeernimo taas ayaan u aqaana, iyo show off. Laakiin, Ilaaheey lama qaldi karro. Dadka caqliga yar waa la qaldi karaasee.

    Nimankaan Isaaqa ah, valentina day wax ka daran ayaa Hargeeysa kasocda, laakiin, si eey u qaldaan, una laaluushaan, daanyeerta argagixisada alshabaab, ayeey wararkaan oo kale u soo saaraan.
    Dalmida
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Xaalad adag oo Yemen ku heysata Qaxooti ay Soomaali ka mid yihiin
- Apr 19, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay ...
DAAWO: Maxaad ka Taqaan Aroosyada Hidaha iyo Dhaqanka ee Wadanka Qatar
- Apr 19, 2018
Muuqaal Xiiso leh :Maxaad ka taqaan Aroosyada Hidaha iyo Dhaqanka ee Wadanka Qatar
Daawo: Maxaa ka jira inuu RW. Khayre Saami ku leeyahay Haamaha Shidaalka ee Magaalada BER-BERA ? (Muuqaal)
- Apr 19, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Somaliland ayaa sheegtay in Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre uu ...
DAAWO Muuqaal: General Moorgan oo ku dhowaaqay inuu yahay Musharax Madaxwaynaha Puntland u taagan
- Apr 18, 2018
Boosaso  (Kalshaale) Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo soo noqday wasiirka difaaca ee Jamhuuriyadii ...
Daawo: Wasiiro Miisaan Culus oo Isku Sharaxay Gudoomiyaha Baarlamaanka
- Apr 18, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maxamed Mursal Sheekh C.raxmaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya  ayaa u dhawaaqay in uu ...

Featured Video