Daawo Video:Shirkada Kaluunka ee Hodon oo iska Fogaysay War uu Baahiyey TV-ga Muuse Biixi

Hargaysa (Kalshaale) Shirkada Kaluunka ee Hodon oo Laga leeyahay Magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland ayaa TV-g ku Hadla Afka Xukuumada Somaliland Waxaa uu ka sheegay War Cunsuriyad ah kadib Markii uu Sheegay in Shirkadaas ay laWareegeen Ganacsato reer Boosaso ah Taas oo Maanta Shirkadu ka Hadashay.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Masuuliyiinta Shirkada Kaluunka ee Hodon  ayaa Warka TV-ga Muuse Biixi ku Tilmaamay War Cunsuriyad ka Buuxdo iyaga oo sheegay inaysan Waxba ka Jirin Wararka uu Baahiyey Tv-gaasi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. cabdi yare says:

    waaaaaar muuuuse ma tv ayuu yeeshay wagar war wax macquula sheega ama iska aamusa

  2. cabdi yare says:

    maxa wararka wanaagsan. ee dhacaua uso tabin wayseen sida ciidamada gashaaman ee sida gaarka utababaran. ee khaatumo ku warejisay somaliland , ad iyo aad ayaan uso dhaynayaa cidanka qarankoda ka mid noqday waxana leeyahay ushaqeya dalkiina iyo dadkinaba

  3. cabdi yare says:

    waar miyuuu ka cay kalqudhun waar webka waa in maqac loobiyaa anigu waxan ubixiyay www. kalqudhun. com




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video