Daawo Caruur ku Dhimatay Waxyaabaha Qarxa oo ay ku Ciyaarayeen Muqdisho: SAWIRRO

Qaraxaan oo Xalay  fiidkii ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho kadib markii ay caruurtaasi derbi jifia ah bir ku garaaceen walxaha qaraxa.

Caruurta ku dhimatay qaraxa ayaa la sheegay in aysan kala garaneyn walxaha qarxa ay ku ciyaarayeen, waxaana qaraxa kadib soo gaaray gaadiidka gurmadka degdega oo meydadka dadkii dhintay ka qaaday goobta.

Magaalada Muqdisho ayaa caruur dayacan oo darbiyada jiifa ku nool, kuwaasi oo aan haysan hoy, kana dhacay nolosha, mana jirto cid mas’uuliyad iska saartay daryeelka, dowladdii laga sugayayna daryeelida caruurtaasi uma muuqata.

  

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Cadaado says:

    Daanyeero, aaway wasaqdii xaartay caruurtaan.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video