Daawo: C.raxmaan C.shakuur oo cabsi Noloshiisa u Qaba iyo Universal Tv Waxa kala Qaybsaday |Waraysi Xiiso leh

Muqdisho (Kalshaale) Siyaasiga  C/Raxmaan C/Shakuur oo wareysi  siiyay Tv-ga Universal  ayaa ka hadlay dhibaatooyin dhowr ah oo ka dhashay weerarkii dhawaan lagu soo qaaday, Wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in mucaaradnimada uu ku heysto taageero badan, waxa uuna farta ku goday in baaritaan la sameeyey ay ku ogaaden in dadka ugu badan ee taageera dowlada ay yihiin kuwo maalmo un leh Akoono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mar wax laga weydiiyay suuragalnimada in mar kale lagu weeraro Hooygiisa ayaa waxa uu sheegay in cabsida aysan aheyn mid isaga ku kooban balse ay tahay mid ay wada qabaan dhammaan Siyaasiyiinta ka fekerka duwan dowlada.

Waxa uu sheegay in cabsida ugu badan ee uu qabo ay tahay in loo adeegsado awooda NISA, waxa uuna cod dheer ku sheegay inay jiraan dowlado shisheeye oo isku dayaaya inay usoo adeegsadaan al-Shabaab.

‘’Xogta aan helay oo aad u sareysa waxa ay muujineysaa inuu jiro weerar aniga iga dhan ah oo ay igu soo qaadayaan al-Shabaab, waxaana qorshahaasi wada dowlado shisheeye’

Mar wax laga weydiiyay tan iyo wixii ka danbeeyay weerarkii lagu qaaday inuu ka safray dalka ayaa waxa uu sheegay inaanu weli ka bixin magaalada Muqdisho, isagoo sababta ku sheegay in laga laayay ciidamo isaga nafta u huray isla markaana lagu aasay kabaha ay wateen, taasi wixii ka danbeysana ay ku waajibtay safar iyo wixii la halmaala’’.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. Hiilqaran says:

    Kkkkk war xaarka iskadu midhaa dowladaha uu shegayo waa kuwii uu u ahaan jirey jajuuska because ninkii dowlad kale jajuus u ahaanjirey hadii uu shaqadii kadago waa ladilaa oo uu kuwa kale u noqdo Kkkkk jajuus foqal jajuus adeer waqtigaaga ayaadhimanaa lakiin inaad sinolato ma aheeyn adiga iyo kuwa kula midkaa oo danyeer nimada ku qaraabta wbt

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Kabadkiisu Nimuu Soo Katimaay, Shisheeye U Kalkaal Ka kaadsan waayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Karaamaba Nimaay kala Kuutiyeen, Kadhoodhad
    Kibis Quudheedh Kunbis Lakor Saarey, Qarankiisa
    ku Kadaaya, Koodhka In Lagu kaddeedo, Ayaa U
    kasabeee, Kasba Nimaay kala kooreeyeen, Makaadsado, Kadhoodhadii kibista Quudheed kurka
    Loo Kamilaay, Qarankiisa waa Inuu ku kadaaeeeee,
    Kufriguu Badeyda ku kaalmeeyey, koodhba Lama
    kulansiinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Hadii kurbaduu Geystey, karbaash Lagu karkariin Lahaa Masii kubadeen, Qaranka Oo Uu U Karaamaba
    TIRROO kuwii koofiladu kadeedeenNeeeeeeeeee,
    Yuhuudu kuwey karaamo Tirtaay, Ma kalmeysteen,
    Nimuu kaskiisu kaamil Yahayeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  3. Mr BaHaL says:

    Walee Somaliya waxbaa haysta.
    Kulahaa in taalo nalo dhiso ayay ahayd.

    Alshabaab kan may naga dilaan aan u ducayneekk
    Dhiiga Somalida ayuu shaqo ka dhigtay.

    Dalmida

  4. Dabshid says:

    Saaxiibkey C/raxmaan wuxuu caanshaqey Kursiga Rasalwasaare Kheyre Kufadhiyo, waxaanse ka xumahey inuusan wali quusan.

    Geedi Axmaar ayaa uga dhow inuu bedalo Kheyre.

  5. Land of Punt says:

    Dabshid
    Aniga hadalka ninkaan waxaan u arkay inuu ka wado beeshiisa Cayr oo Xamar xoog ku lahaa in maanta hubkii laga dhigay in aarsi ama nacayb beeshiisa loo qabo asaga loo weeraro, ama inuu dad ku kicinayo macnaha, beel ahaan ayaa la ii beegsanayaa.
    Dadka sida Ina Cabdishakuur waa in dareemaan in Xamar oo nabad noqotay ayaga waxba uga qasaarayn.
    Ninkaan cabsi in soo foodsaartay Ayaan u fahmay hadalkiisa.
    Hadda ka hor wuxuu yiri martidii ayaa naga xoog badnaatay asaga oo Farmaajo iyo Khayre u dan leh!!…kkkkkkkkk
    Asagoo Guriceel ku dhashay..kkkkkkkkk

  6. Dabshid says:

    Land of Punt

    Markaan Faftanka ka saarno ninkaan beel uma hadlo ee wuu ku qaraabtaa ayaguna ( Ceyr) waaba dhaqankooda iney mucaarad ahaayeen ilaa Dowladdii 1950gii ee C/llaahi Ciise.

    -Shacabka Xamar waxey rabaan Nabad iyo horumar,
    – Waa shacabka ogol iney dhiibaan dhamaan Kharashka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, AYAGOON WALIBA QEYBEY XAQA u lahaayeen dib loo gelin, ( Sida Amaanka,nadaafadda, Bilicda iyo Dalxiiska).

  7. Dabshid says:

    Land of Punt

    Buulo-barde ayuu ku shashey oo ilaa dugsiga sare ka soo dhigtey hadana maanta kama noqonkaro xataa Macallin dugsi dhexe (Why)

    Because Federaal Itoobiya,
    Buulo-barde gooniyaan u leeyahey Xamarna waan kula leeyahey.

    ** Goof Wacbuudhan waa Wadaag **

  8. Land of Punt says:

    Dabshid
    Kkkkkk
    Anigaba Xamar ku dhashay in Visa la waydiiyo ka biqin?? Kkkkk
    Dxb Wacbuudhan Xamar ma laha Adan Tabaal ugu sokeysay degaan ahaan 100 sano ka hor!
    Sida dad badan usoo degeen ayey udoo degeen.
    Sida Mareexaan Gedo loogu yaaqaan oo ognahay in Gslguduud kasoo guureen ana sida Hartiga Kismayo dheegta.
    Guryaha Xamar kuyaal in Wacbuudhan dhisan waa ogtahay.
    Marka sxb qoloba meel ku habsatay..
    Saas u faham.😝

  9. Dabshid says:

    Land of Punt

    Warka waad ku dheeshey oo waxaad ka dhigtey War Muluqyo, marba hadaad Sintey Ninka Caliyaalo degan intow u jiro Xamar, iyo Ninka Jariiban degan intow u jiro Kismaayo.

    -Kismaayo Doonaa ku keentay, Doona waa kaa qaadey..

    ** Kismaayo Doonaa ku keentey, ana Dibilaa Xamar i keenay**

  10. Cadaado says:

    Waa u gaartay land of punt, oo Majeerteen ah, in qabiilka uu ka dhashay Cabdirahmaan Cabdishakuur ee Ceeyr, kuwaas oo u shaqeeyo Majeerteenka, in uu ku dhaho waxa uu dhahay land of punt.

    Annigana waxaan kusii darri lahaa, ninkaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, iyo waxii daanyeer Ceeyr ah, oo sidiisa u fakira in la dilo ayeey istaahilaan, oo la’aaso, sida ciyaalka ilaalinayay kabahooda xabaal wadareed loogu aasay, sida eey argagixisda alshabaab u dhameeysay Ceery badan oo daanyeero ah, sida uu Mareeykan u laayay Ceeyr badan oo daanyeero ah.

    Dadku hadii eey wasaq noqdaan, oo eey daanyeerka oo kale caqligiisa yeeshaan, sidaas Ceeyrka loo baabi’inaya, iyagana kuwa baabi’inaya ugu shaqeeynayaan ayaa ku dhacdo. Daanyeero aanan caqli badan laheeyn.
    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video