Muuqaal: Faarax Macalin oo Weerar ku Qaaday Shirka Ururka ONLF kula Jiro Itoobiya ee ka socda Nairobi (Daawo)

Nairobi (Kalshaale)  Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ka furmay Shir u dhexeeya Dawladda Itoobiya iyo Ururka ONLF waxaana la filayaa in marka uu soo dhamaado ay kasoo baxaan go’aano ku saabsan waxyaabaha la isla meel-dhigay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba waxaa arintaasi si adag ugahadlay  Siyaasiga Faarax Macalin oo Horey xil uga soo Qabtay dalka Kenya, Wuxuuna sheegay inuu ka dhigan yahay  “Boqol maalmood anigoo sooman ayaan Bakhti ku Afuray” Wuxuuna itoobiya ku eedeeyay in damac wayn uga jiro dhulka Soomaali galbeed, balse dadka aanu waxba ka gelin.

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (15)

  1. amaal says:

    Asc ninkan farax aniga maqaan lkn waa nin dhiig leh oo nool somalinimada ku dheertahay Allah ku x afido waa Halyey somalida ukacay

  2. sOmalilander says:

    kkkkkkkkk

  3. Garqaad says:

    Faarax macalin wuxuu xur ka yahy qalbiga iyo maskaxda

    Dalmida

  4. Dabshid says:

    In ONLF Hoos fadhiisato Lugaha Axmaaro waxaa sababey markii Sargaal Soomaaliyeed laga dhoofiyey Xamar to Jeelka Xaniiyo Siibka Addiss Ababa.

    Sidaan horeyba u sheegnay Axmaaradu waxey danta ugu weyn ka laheyd iney signal Digniin ah u dirto Halgamayaasha “” Xataa Xamar kuma bad baadeysaan/ kuma dhuumankartaan ee inta goori goortahey oo – iley Luf Luf Axmaaro meydkiina lugta madaxa ka saarin soo fadhiista lugaheyga”.

  5. Ali Zubeer says:

    Farax Dawaara waa nin leh aragti toosan laakiin degaankiisa Lagdheera dayacay.

    Wararka iga soo gaadhahaya Nairobi waxay tibaaxayaan inay ONLF dooratay lets live under Amhara constitution, halgankiina loo beddelo mid siyaasadeed oo Addis dastuurkeeda la aamino ama lagu shaqeeyo.

    Ayaan darro ka wayn ma jirto in maanta la aqablo dastuurka Itoobiya.

    ONLF iyo Itixaadka iwm waxay xaynaab aminyeed u ahaayeen Soomaali oo dhan

    Maanta derbigaasi waa la jabiyay weliba loo jabsaday si dulliniimo ku jito.

    Halganku weligiisa malaha waannu daalnay.

    ONLF haddii ay daaleen waxay ahayd inay xubnahooda ku yidhaahdaan waar kala yaaca intaad is dhiibi lahaydeen laakiin rag u arkay maraq muufo la marsan karo oo ONLF ka mid ah ayaa u qayilayay qadiyaddii oo dhan.

    Waana hadalkii Heelaale ee ahaa garab adhi dal siistaa mar arag goortan ka horowe..

    Waa in la helaa ONLF cusub, Itixaad cusub iyo jabahado kale oo u midoba xoreynta dalkaa Somaaliyeed ee gumaysiga ku jiro.

    Waxaa dagaalkii Ogaadeeniya ku dhintay 2 xag aabbo ka wada dhalannay, adeerkay iyo 3 wiil oo uu dhalay, 1 kale oo adeerkayga dhalay iyo tira kale oo reer keenna hoose ah. Soomaali badanna way la mid ama ka daran

    Dhiiggooda ma dastuurka Itoobiyaa?

    No way. Halganku waa inuu socdaa oo Somalida dhabta ah taageertaa.

    Xabashidu maantu leexada ayaa sidata si kasta oo reer galbeedku u waylaalinayaan.

    Jihaad dhab ah waa in la helaa.

    Garqaad, Mr Bahal, Axmad Soomaali

    Fadlan aynu saxno ereyga Dalmida

    Macnhu waa sax laakiin qoritaankiisu waa

    Dal mida.

    Baraarujin qudha

    Viva Soomaaliwayn

    Down Amhara lovers

    Down all Somali traitors

  6. sOmalilander says:

    Down to intruders & the snitches!!

    God Bless Somaliland!

  7. samawade says:

    ASC DANTU CEEBA MA LEH DADKUNBAA
    IS KU NACAAYA

  8. samawade says:

    MEEQA SANO AYAY DAGALAMAYEEN ONLF
    HADANA WAXBA GACANTA UGUMAJIRAAN
    ADEER MEESHA WAXBA KUMA HAYSAANR ORDOO AXMAARKA LA CUNA CANJEERO WADANIDAA

  9. samawade says:

    MIYAAD ARAGTEEN DAGAAL AAN FAA IDO LAHAYN OO SOMALI GASHO KAN ONLF MOYAANE

  10. absame boy says:

    onlf 50 sanay dagalamaysaye yaaku qasbay inay is dhiibto oo dagaal la galay so somali iyo dawladedi oos wata ma aha. aad ban usoo dhawaynayaa inan itobiya iyo somali oon kala haynay 50 sano isku fasaxno bal waxay kala helaan.

  11. Ali Zubeer says:

    Samawade

    Asc

    Jaalle waad ka dhacsan tahay

    Ka warran

    Falastiin

    Kashmiir

    Chechnya

    Rohinga

    Pattani, Thailand

    Coast Kenya

    NFD

    South Sudan

    Etc

    Adeer halgan ma yaqaan taariikh badh jaban iyo waan daalnay.

    Macaan jecesha ayaa garab adhi siisata qaddiyaha shucuubta Islaamka

    Viva Soomaaliwayn
    Down all traitors

  12. C/Raxmaan says:

    Midda aan la qarinkarin waa in ay madaxqabiileedka Soomaaliyeed ku raaligeliyeen ABASIINIYA soo qaqabashada xubnaha ONLF. Waxayba ugu darneyd markii Xamar laga dhoofiyey BAAKAD WEYN = QALBIDHAGAX. Sorry erayga aan isticmaalay.
    Sidaasoo ay tahay ma fiicno in loo HOYDO = La isu dhiibo TIGREDA. Lkn meel aan la fileynin ayaa Alle swt ka keenikaraa NASRIGA & GUUSHA.

  13. C/Raxmaan says:

    Uomo prapone e Dio disponere . Qofku wuu qorsheystaa, ALLAA’SE iska leh akhbalaadda. Fiilooyinkan ay isku xirxirayaan gaalada iyo dabaqoodhigooda, u badi iney IYAGA la rogmato.

  14. maxamud says:

    Somaligu hala dagaalamo wuu yaqaan lkn waxa uu udagaalamayo micnaheeda rasmiga mayaqaan

  15. Wiilwaal says:

    Deegaankaaga ku ekow, maxaa kaa galay Somalia galbeed. Ka hadal NFD xayawaanyahow.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video