MUUQAAL: Dawladda Soomaliya oo diyaarisay Ciidankii ugu Badnaa iyo Xoraynta deegaano muhiim ah

Muqdisho (Kalshaale)  Dawladda Soomaaliya ayaa ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dagaal Balaadhan oo Kooxda Al-shabaab looga saarin doono guud ahaanba deegaanada ay gacanta ku hayso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Cali Caanood  Ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, Kuwaasi oo loo diyaariyey Xoraynta deegaanada ay ku Hadhsanyihiin Al-shabaab.

Wuxuu sheegay in ciidamadu diyaar u yihiin inay Xoriyada usoo celiyaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ay ku hayaan Al-shabaab, Wuxuuna sheegay in shabaab ay lasoo baxeen diin gaar ah, Isagoo ka waramay dhadooyin la yaab leh.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video