Mas’uul horay Xilal uga soo Qabtay DF Soomaliya oo Hargeisa yimid (Warbixin)

Hargeisa (Kalshaale) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar, kaasoo shalay dib ugu laabtay magaalada Hargeysa.

Maxamed C/llaahi Oomaar oo ka soo jeeda Somaliland ayaa labo jeer soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeen dowladdii KMG aheyd ee uu hoggaaminayay Sheekh Shariif.

Qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa Hargeysa ayaa saaka qoray in Oomaar uu ka tanaasulay fikirkii uu hora u aaminsanaa, isla markaana uu garawsaday qadiyada gooni isu taagga ee Somaliland.

Waxaa lagu wadaa inuu la hadlo warbaahinta oo uu ka sheego mowqifkiisa iyo dib ugu soo laabashadiisa Hargeysa.

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee xilalka ka qabta dowladda Soomaaliya ayaa ka mamnuuca inay tagaan deegaanada Somaliland, iyagoo aan ka tanaasulin fikirkooda.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa cafis u fidiyay siyaasiyiin dhowr ah sida Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa, Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Musharaxiinta Madaweynaha ee isku soo sharaxay doorashadii sanadkii 2012.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (16)

  1. Ali Zubeer says:

    Kkkkk. Waar warkan iska hubiya waayo 6dii Bishan ayaan ka soo baxay Hargaysa waxaana diyaaradda ila saarna ninkan ku dhashay Luuq. Malaha waxay ka hadlayaan nin kale.

    Si kastaba jeegaantu way jaciidhsan tahay. Bal caqli xumadooda dhul Soomaaliyeed bay damcmeen inay xuduud beenaad ah u sameeyaan.

    Markii ay ku fashilmeen riyadaasi beenta ah ayay ku habsadeen masaakiinta Somaaliyeed ee dalkooda isaga dhex gooshaya

    Viva Soomaaliwayn

  2. amaal says:

    Ali suber Waad iga qoslisay waa DAD ayago sojedo riyonayo kkkkkk

  3. Dabshid says:

    Waa Caadi in Siyaasiinta Irirku hadba mid tagaan 3da Caasimad ee Xorowdey 60kii.

    Runtii markaan kaftanka ka saaro Mohamed Omar wuxuu ku jiraa ragga aaminsan meel kala tegimeyner aan saxno Qaladkii hore, si hoose iyo si Kulan guudba anagaa London ku su’aalney -Resolution of Somalia ( hadduu xaga tagey shacabka Hargeysa ayuu soo Tashkiilinhayaa ).

    Nin shaqo ku maqan ku tiriya.
    (Xamar Garxajis baa xirtey).

  4. C/Raxmaan says:

    Naciimo Qoranaa yaabay.

  5. Ali Zubeer says:

    Sister Amaal

    asc

    Ishaad ka ridday laakiin waxaan kuu sheegahayaa in dhallintii reer woqooyiga ay maanta u qaxeen koonfurta iyo Muqdisho iyagoo ay Muqdisho u noqotay dhulkii malabka iyo fursadooyinka (land of honey and opportunity).

    Dhedo roob noqon wayday

    Luuq luuq marow laasim laamiga u dambayn doonaa……kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Viva Soomaaliwayn

  6. Garqaad says:

    Hadiiba gabdhihii yar yaraa iyo fanaantii loo xaray tegitaankii xamar

    Maxaa loo cafinayaa nin xamar kasoo noqday heer wasiir dibadeed?

    Somaliya waa meel masaakiinta tabarta yar lagu gomaado

    Xukun leysku dulmiya Somali ayaa aabe u ah

    Xukun dadkiisa u daran somaliya ka baro

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Ani DAWLADA DHEXE EE FEDERAALKA waxaan kula tallin lahaa dhamaan NIMANKA ISAAQ DAWLADA KU JIDHA dhamaantood in la wada eryo.

    WAAYO, Shacabkii ISAAQ waxeey qaateen in ay SOOMAALI WEYN ka go’ayaan.

    Bal eega, ninkaas MUDOOYIN BADAN ka soo shaqeeyey wasaarada arrimaha dibada, oo sir badan soo ogaaday, oo sir lagu soo dhiibi jiray oo maantay ku leh, ma aamisani SOOMAALI WEYN.

    Ninkaase waxuu la mid yahay AXMED DUCAALEE, oo sirta u gudbin jidhay USA iyo ETHIOPIA markii laga duubay film isaga oo la wasaayo.

    Marka, AXMED DUCAALE iyo Moxamed Cabdullahi OOMAAR waa isku mid.

    SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH. ILAAHOOW KUU NAXARIIS, JAALLEE MOXAMED SIYAAD BARRE.

    MAXUU WADANIYADNIMO ka tegay.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. Ali Zubeer says:

    Dabshid wrote

    (Xamar Garxajis baa xirtey}

    Waa dhab hadalkaa

    Labada hadbrood ee kale mar dhow arag haddii ayan imminkaba joogin iyagoo soo faaruqiyay jeegaanta iyo intay hargaysa, Gebiley iyo berbera ka degaan iwm.

    viva Soomaaliwayn

  9. Laalays says:

    Waxaa aan aad iyo aad u soo dhawaynayaa wadada hadalka uga furmay ONLF iyo dawlada Itoobiya.

    ONLF Mudo ayaa dhib iyo huu haa Somaliweyn ay ku Jireen Laguna ku gooyay.

    Maanta haday garteen inay dalkooda Itoobiya si nabad wax ula qaybsadaan Waxaan leeyahay Hambalyo.

    Nabadaa leh naas la nuugo

  10. BARAWANI KING says:

    LAALAYSO

    KHANIIS IIDOOR WAGASHLEE, ka warran dhiladii 3 wacal kuu haaysay????

    FUTO XAAR LEH uu la wareegayaa sidee ADEERKIIS AXMED DUCAALE, 1964 laga duubay filim isaga oo la wasaayo, se uu sirta DAWLADA u bixiyo oo waagaas uu u ahaa WASIIRKA DIBIDDA.

    IIDOOR WAGASHLLEE, walee meharadooda kama gaboobaan.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Laalays says:

    Barawaani queen

    Miyuu ku furay dhakh yahay makhnuudkii Australië kugu qabay.

    Laga roone yahow!kkk

  12. Laalays says:

    Nedel yahay nedel ku dhalay ee maadaa dheere, waxaad u darsatay sheebuugii Laalays ee kaalay qadhmuun yahow aan kuu cadeyee.kkkk

  13. Laalays says:

    Hadaan halkaan soo dhigayaa sawiradaada adoo masaajid jooga qortayna inaad daboole tahay!

    Naclatalaah calaa wajhak yaa munaafiq yaa awlaadal qawma luid.

    Kkkkkk

  14. Laalays says:

    Dhilada ku dhashay iyo walaaheedna diyaar u noqo inaan halkaa soo dhigo!

    Fataal iyo fataalad baa iska kaa dhalay, waxay dhaleena khaniis. Kkk

  15. BARAWANI KING says:

    LAAALAYSO

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Dhiladii 3 wacal kuu haaysay la’aad oohintaaa

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Laalays says:

    Barawaani queen,

    Ina dhilo inaad tahay adaa isku cadeeyay ee meeshan soo dhigay in hooyadaa iyo walaashaa lagu hor kufsaday.

    Makhnuud adaad isku cadeeyay iyadoo masaajid Sidney ku yaal ku qiratay inaad daboole tahay.

    Habar yaraahaa dhilaynimada iyaagaa koob-ka kaalinta koowaad ka galay.

    Nijaas nijaasadi dhalay baad tahay yaa ibnal funaafiq.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video