DHEGAYSO: Xaaladda Soomaalida ee Liibiya Iyo Wafdi DF Soomaaliya usoo dirtay oo ka hadlay Murugo ay Arkeen

Muqdisho (Kalshaale) Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya ayaa maalinkii labaad ku sugan magaalada Tripoli ee dalka Liibiya si ay ugu kuur-galaan xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya.

Wafdigan, ayaa sidoo kale ka shaqeeyn doona sidii dib loogu celi lahaa waddankooda. Wafdiga Soomaaliya ayaa waxa hoggaaminayo danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub, Cali Saciid Faqi.

Fiqi ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Murugada badan ee Soomaalida Halkaasi lagu haysto, Wuxuuna sheegay inuu markii Hore maqli jiray Dhibaatooyinka halkaasi ka dhaca, Balse hada uu indhihiisa kusoo arkay Xaalada Qalafsan.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBXINTA  IYO XAALADA LIIBIYA 

Waxaana khadka telefoonka ee magaalada Tripoli ugu warramay wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Nuurkanederland says:

    ANAA SOO MAREE IWEYDII!!!
    IINSAAN KA XUN LIBIYAANKA U MALAYNMAAYO INUU ILAAHAY ABUURTAY!!

  2. Roobow says:

    Reer sheeq isxaaq waaye dadkani badanaa away dowladdoodii may u doodo mise afka uun bayka noolyahiin dadkana canshuurtay ka uruursanayaan




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video