MUUQAAL: Wasiirka Kalluumaysiga ee Somalia oo ka Hadlay Arimo muhiim ah

Muqdisho (Kalshaale) C.raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii ay gaadheen Madaxda Qaranka Soomaaliya iyo Maamulada dalka, Kaasi oo ku saabsan Awoodqaybsiga dalka, gaar ahaan Khayraadka Badda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan Ummada Soomaaliyeed u sheegayaa in Wasaaradu ay diyaar u tahay in Ummada looga Faa’iideeyo Khayraadka Badda, Gaar ahaan Kalluumaysiga” Ayuu yidhi Wasiirka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. farxiyo says:

    Waar inaadeer, dhulbahante kaluun waxba Kama yaqaane, khayre waxad Ku tiraahdaa
    Waar aniga ii magacaw wasiirka geela.
    Kaasaynu AF naqaanaa.
    Gabeygana u tiri farmaajo iyo sanduuqiisa.
    TEER IYO AWOOW IYO AWOOW ,IYO ABKAAN SHEEGTO.
    SENGE DHABARKI,SAYMIYO COL BAAN SAAMI KU LAHAAE.
    OLOLAAN WAX KAGA QAYBSAN JIREY,ULULUF DUULAANE.
    WELIGEYBA SAAR IIMA QABAN SUUDHA KALUUNKA AHE.
    SAHLANAA AMUURTEYDU SAW LALAMA SOOYAAMO.
    Aduunyooy ma afarqooble iyo ilkayar,baa daraawshiitii Ku dheelaysa.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video