MUUQAAL: Wakiilka QM ee Soomaaliya oo siwayn u Bogaadiyey Madaxwayne Farmaajo iyo Xukuumadiisa (WARAYSI)

Muqdisho (Kalshaale) Wareysi gaar ah oo uu Wakiilka Gaarka ah ee qaramada midoobay Soomaaliya oo ka hadlaya, arrimo badan oo dalka Quseeya sida Amniga, siyaasaddda iyo qiimeyn uu ku sameynayo sanadkii Madaxweyne Farmaajo uu dalka ka arriminayey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn u bogaadiyey Waxqabadka Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo, Wuxuuna dhinaca sheegay inay Dawladda isaga  kala dhaxayso Xidhiidh wanaagsan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Hiilqaran says:

    Kani waa laba wajiile berina hadalkale ayaan ka sugeynaa

  2. Garqaad says:

    Hiilqaran asc

    Xasuusnoow ninka biilkaaga bixiyo isagaa ku xukumo

    Gaalka cad iyo gaalka madoow 8f kahorna iyagaa wadanka katalinaayay hadana iyagaa ka taliyo

    Waxba isma bedelin darawalinta somalida unbaa isbedelay laakiin ragaasi weli wey jogaan weliba iyagaa nabadoono noo ah

    Wadan walbo dadkiisa ayuu wax ku yahay hadaan dadkiisu taas ku baraarugsaneyn weligeed gaaladu iyagaa u talin mana ogaal donaan in aad wax noqoto saa biilkooda ayaa ku xiran kala qeybintaada

    Hadaad rabto in aad gaalka cad iyo gaalka madow ka xurowdo waa in aad shurudahaan buuxisaa

    * in aan biilka madaxdeena iyo ciidamadeena bixino oo mecneheedu yahay in aan canshuurta wada bixino
    * in aan u hogaan sano amarada madaxdeena
    * in aan meel kaga soo wada jeesano federaalkaan HUNGURIGA ee itoobiya nalooga soo dhiibay
    * in aan meel uga soo wada jeesano maamuladaan u sameysan qaabka qabiilka ee mid walbo awooda leeyahay dhamaantoodna itoobiya looga taliyo
    * in aan meel uga soo wada jeesano siyaasiyiinta qaa.imiinta ah ee dana hooda fushanaayo markeey rabaana noogu sheqeysto annagoo reer hebel ah ayaa naloo sacdaa

    Inta aan sanamka qabiilka difaaceyno gaal madoow iyo gaaal cad baa noo talin

    Gaal kaeting waa nabadoonka somalida

  3. Nuurkanederland says:

    SOMALIYEY MICHEAL KAETING WA GUUMAYSTE SHAATI SHARCIYEYSAN LOO SOO GALIYEY XAQIIQDIINA WAA NINKA DFS KA HANAQAADI LA,DAHAY
    WAA NINKA KU BARYO TAGA MAGACA SOMALI WAXAY DUNIDU USOO DHIIBTANA KU DUL CUNA SHACABKA, WAA NINKA ISKU DHUFTA MAAMUL GOBOLEEDYADDA & DFS, DABCAN ALSHABAB & ISIS XAFIISKIISAY HOOS HARSADAAN, KEATING WAA NINKA HORTAAGAN DIB U EEGISTA DASTUURKA & DOORASHO HAL QOF HAL COD.
    MICHEAL KEATING INTA UU DAAHA GADAASHIISA DALKA KA XUKUMAYO HASUGIN IN SOMALI ISTAAGTO.
    ISKU SOO XOORIYOO MICHEAL KAETING WAA GUUMAYSTE DALKA XAARAAN KU HAYSTA
    MICHEAL KAETING MOVE. GO FUCK YOUR SELF.
    MICHEAL KAETING+ISIS+ALSHABAB+AMISOM+UNPOS=ONE.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video