MUUQAAL: Shamsa Maxamed Siciid oo Xaalad Murugo leh ku hayso Buuhoodle

Buuhoodle (Kalshaale) Shamsa maxamed saciid waa gabadh naafo ah isla markaana indho la oo kusugan xaaad kamida xaafadaha magaalada buuhoodle waxaana gabadhan oo laga keenay baadiyaha ay qoyskoodu oo ah qoys danyara isla markaana reer guuraa ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gabadhan ayaa iyadoo yar waxaa ya kanaafawday lugaha waxaana ay mudo kadib beeshay indhaha yadoona sidaasi ku baratay quraanka kariiimka ah waxaana ay dhigaty 12 jus oo quraana balse mudooyinkii danbe ayaa waxaa lasoo daristay xaalad jin xanuuno kale iyo waxyaalo lamida waxaana qoyseeda oo ahaa xoolo dhaqato isla markaana xoolahii dhaafeen ay walaala islaamka ah ka codsadeen inay soo caawiyaan gabdhooda waxaana ay sheegeen inay uwaayeen dhaqaalo ay ku geeyaan cilaaj iyo goobo lagu daaweeyo.

Waxay jeceshahay inay sii barato quraanka balse waxaa soo wajahay xanuuno waxaana ay ubaahan tahay daryeel iyo in wax lagala qabto xaalada ay maanta kusugan tahay hadaba walalkayga muslimka ahoow ama walaashayda musllimada aheey fadlan kusadaqayso Waxaad awoodid. Kala Xidhiidh +252-634973341 .


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Wiilwaal says:

    Ilaahow u gargaar.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video