DHEGAYSO: Duqii hore ee Muqdisho Taabit ” Intii aan Xilka Hayay Waxaan arkay inay Kalsooni daro dalka ka Jirta”

Muqdisho (Kalshaale) Taabit Cabdi Maxamed gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo ku sugan dalka Turkiga ayaa xalay waxaa Magaalada Ankara loogu sameeyay Xaflad soo dhaweyn ah oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan dalkaas.

Taabit ayaa Munaasabadda waxa uu ka jeediyay khudbd uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii uu ka bartay intii uu xilka ka hayay Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in intii uu hayay xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ogaaday in dalka aysan ka jirin amnidaro balse ay ka jirto kalsooni daro,taasina ay ugu wacan tahay in aan la ilaalin karaamada Dhalinyarada Soomaaliyeed.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA IYO GUDOOMIYE TAABIT 

Ugu dambayntii  waxa uu hadlkiisa intaasi raaciyay in loo baahan yahay in la dhiso kalsoonida Shacabka si loo helo amni buuxa.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Nuurkanederland says:

    14/10 DABCAN WIXII DHACAY WAXUU KA OGAA,!!!
    HADII KALE SIDII WAZIIRKII & TALIYIHI IS CASILAY SIDOODII BUU ISCASILI LAHAA




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video