Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Dowlada Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Shacabka Jubaland

Kismaanyo (Kalshaale) Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud ee Xukuumada Somalia Saadiq Cabdilaahi Cabdi oo Hawlo Shaqo u Jooga Magaalada Kismaanyo ayaa Kulamo kala Duwan La Qaatay Shacabka Magaalada Kismaanyo ee Jubaland.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Dawlada Fadaralka Somalia ayaa Wada Balaadhinta Barnaamijka Fadaralaynta Dalka Waxaana  Socdaalka Wasiirkan ku Qotomaa Ka War haynta Shacabka Somaliyeed.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Hawl wanaagsan. Waxaa lagaa suga Karti & Hufnaan. DALMIDA. WBT

  2. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Farmaajo/Khayre, horta aan soo hormarshe ilaa waqtigaan la joogo waxaan idiin ahay taageere idin difaaca. ☆Ciddaan ahay haddaan idiin sheego; MIN 5/2/1970 ilaa ../8/1971 waxaan ahay ruuxa 27aad oo waddanka ugu awood badan MARKA waxaan isleeyahay cajaladda maamulka waxbaa kaaga billaaban.
    Waxaan u socda rag badan oo maamulkiina soo maray oon ku tuhmay karti ayyaad si sahala u fogayseen MARKA ma idinkaa dhaliilay mise FARTA laydinkugu fiiqay.Tan kale ruuxi mar qaldama haku soo boodina ee fursad kale siiya MARKAAD canaanataan ka dib.
    *Akhyaarta waqafka ka dhigatay dhaliisha Dawladda, waxaa laydinka raba markaad sheegtaan qaladka Dawladda INAAD daba dhigtaan sidaad u sixi lahaydeen. kWBT




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video