DAAWO: Gudoomiyaha Wadani Ciro oo Ku baaqay Inay Is Casilaan Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Muuse & Sababta

Hargaysa (Kalshaale) Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa ku Baaqay inay is Casilaan Labo Xubnood oo ka tirsan Xukuumada Muuse Biixi Waxaana ay Kala Yihin Wasiir Sacad Cali Shire iyo Baashe Morgan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadalka Gudoomiye Ciro ayaa Daba Socda Kadib Markii ay Soo Bexeen Wararka Xaqiijinaya Jiritaanka Shirkad ku Dhisan Sharci Daro oo Somaliland ka Jirta isla Markaasna La Macaashta Dawlada Imaaraat.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    XAQLA-TOOSIYE oo ka soo naqraacay SOOMAALILAND una soo naqraacay PUNTLAND.

    160 maleeshiyo ahna kala soo goostay SOOMAALILAND, markii ay mushahar ka waayeen SOOMALILAND.

    ++ CARSAANYADII SIDAYDEE AAD BA GEES U CARARAY.

    ILAAHOOW NA ASTUR

    XAABASADE Baa yaabay

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Annagii SYL-ka ahayn baa gadaal u guranayna markaan aragno wiilkaa dhallinta yar ee C/salaan jentilman. Cabdisalaam wuxuu dhinac kasta ka tusa Ummadda Gobollada Waqooyi Galbeed sababta uusan Qabiil Qaran u noqokarin; Culumadi, Salaadiinti, Aqoonyahanki & Siyaasiyiinti MAJIRO mid kaliya oo yiraah WAR yaan dàyarta la marin habaabin.☆Gabadha/Wiilku waxay tegikaraan kuna nabadgelaan; Kenya, Itoobiya, DDSI, Jabuuti, Cadan, Israaiil, Burtuqaal &&& BALSE hadday Somalia tagaan WAA xarig. Markaasay Kuwo la yiraah Aqoonyahanno; Maxamed Xaashi Cilmi & Bulxan waxay ku doodaan Dawlad baa nahay. Qubaradan maba oga in ummadda kasoo jeeda Isaaq oo Koofur ku nool inay ka badanyihiin shacabka Hargaysa. Aqoontu waxay fiicantahay markay caqli fiyoow gasho.⁉🌷💙Cabdisalaam Jentilmaan noolaada adiga & Aqoonyahanka reer binu Isaaq ee reer Baydhabo. DALMIDA. WBT

  3. Taleex boy says:

    Jeeganland = ngo = Dalka jaaaaarka

  4. Mr BaHaL says:

    Waa la wada qadhaabtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Somaliya waa meel ay dawlanimo ku dhimatay oo lagu aasay kkkkkkkkkk

    Iska dhaaf dawladnimo e HARGEISA xataa biyaha ma wada cabi karto.

    Hargeisa waxay ku fiican tahay oo kaliya in lagu geershaayo oo ay biyaha ku soo hordhiyaan – shaahana kuu kariyaan.

    Dalmida

  5. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Rooblow, war ninyahow rajjaad lahaa-lahayd haddaad cayda iska deyso, marmar baad noqota sida TAFARRE XAYLE AXMAAR LAALAYSE. Soo soco. DALMIDA. WBT

  6. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Waxaa socota baafinti Jaamac ee yaa arkay?. DALMIDA. WBT




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video