DAAWO: Taliska Ciidanka Hargaysa oo Soo bandhigay dad dil geystay (Video)

Hargaysa (Kalshaale) Ciidanka Booliska Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somalilands ayaa Gacanta kusoo Dhigay Dad Dilka Gaystay Magaalada Hargaysa Waxaana Boolisku Gacanta kusoo dhigeen Dadkii Falkaasi Gaystay.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Masuuliyiin ka Tirsan Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Warbaahinta Gudaha Hargaysa u Sheegay in Hal Qof Dhintay Ninkii Dilayna Boolisku Gacanta ku Hayaan Cadaaladana La Hor Keeni Doono.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Mr BaHaL says:

    Sidii Reer baadiyaha ay gaadhiga u wada saaranyihiin.

    Xataa iyagu ma yaqaanaan safetyga ama iyagu sidii isku badbaadin lahaayeenkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Bal eega – eeshcalaa ciidan oo khamri soo qabtay.

    Dalmida

  2. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Maamul Goboleedka beesha Isaaq MA wuxuu AQBAAR ahaan u baafin GACAN KU DHIIGLA la soo qabtay? macnaha waan JIRA. ALLAAWEYN. DALMIDA. WBT.

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Farmaajo/Khayre, horta aan soo hormarshe ilaa waqtigaan la joogo waxaan idiin ahay taageere idin difaaca. โ˜†Ciddaan ahay haddaan idiin sheego; MIN 5/2/1970 ilaa ../8/1971 waxaan ahay ruuxa 27aad oo waddanka ugu awood badan MARKA waxaan isleeyahay cajaladda maamulka waxbaa kaaga billaaban.
    Waxaan u socda rag badan oo maamulkiina soo maray oon ku tuhmay karti ayyaad si sahala u fogayseen MARKA ma idinkaa dhaliilay mise FARTA laydinkugu fiiqay.Tan kale ruuxi mar qaldama haku soo boodina ee fursad kale siiya MARKAAD canaanataan ka dib.
    *Akhyaarta waqafka ka dhigatay dhaliisha Dawladda, waxaa laydinka raba markaad sheegtaan qaladka Dawladda INAAD daba dhigtaan sidaad u sixi lahaydeen. DALMIDA. WBT

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    DIINTEENNA & MIDNIMADEENNU WAA GUUSHEENNA.
    ๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท๐Ÿ’™๐ŸŒท.
    Siday u dhisantahay awoodda REER galbeedka;
    Kukta waxaa saaran JAHUUDDA. Jahuudda waxaa caabuda MARAYKANKA. Maraykanka waxaa adoomo u ah YURUBTA ilaa 1945ti WAA markuu ka xuray NAASIGI. ๐Ÿ”›Xilligaan waxaa dagaal bร an lagu hayyaa Jarmalka oo ka dhega adayga qorshaha Yahuudda. Yahuudda waxaa qorshaheedu yahay inay dhaawacdo xasiloonida & dhaqaalaha Jarmalka ayyado uga aargudanaysa wuxuu ku dhigay HITLER. Dabadhilifka Maraykanka waxaa ugu horreeya waddamada Koofurta Yurub sida Talyaaniga. โ‰Aragtidaan igu kooban waxaan ka dhadhansaday Aflaanta, Idaacado, qoraallo & Dhaqanka Dawlado barkood. DALMIDA. WBT




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaaย  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video