DHEGAYSO: Wararkii ugu Dambeeyay Wadahadalka ONLF iyo Dawladda oo Nairobi ka socda iyo waxa la Filayo

Nairobi (Kalshaale) Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay wadahadallo hordhac ah u furmeen ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya.

Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

Afhayeenka Ururka ONLF C.qaadir Xasan Hirmooge ayaa ka hadlay Wararkii ugu dambeeyay Kulanka u dhexeeya Dawladda Itoobiya iyo Ururuka ONLF, Wuxuuna sheegay markay soo dhamaadaan Warbaahinta ay la wadaagi doonaan.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA IYO WARBIXINTA 

Itoobiya Iyo ONLF ayaa waxaaa u dhexeeyay Xiisado Wakhti dheer soo jiray, Waxaana horay  Dawlad degaanka Soomaalida itoobiya heshiis ula galay Xubno ka tirsanaa ONLF.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Ali Zubeer says:

    ONlF waxay khiyaano ku samaynaysaa dhiigga ummadda Soomaaliyeed u qubeen qaddiyadda Somali galbeed ama Ogaden region.

    Warkooda wuxuu u muuqdaa odhaahdii ahayd

    If you can’t beat them join them

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Amhara lovers
    Down all Somali traitors

  2. absame boy says:

    cali Zebra adi qaddiyad kuumade leeyahay waxba lagaa waydiin mahayo ader carabaha cooshadaha ugad

  3. Abwaan deeq says:

    @runtii Waxaa u sabab ah in @Onlf wada Hadal la furto @itoobiya @kooxda Villa Somalia isku baaheystay.wbt

  4. Dabshid says:

    Tani waxey ka tarjumeysaa Dhiibitaankii Qalbi-Dhagax, marba haddii Caasimaddii Shanta Regions ee dadka Afsoomaaliga ku hadlo laga dhoofiyey Askari Soomaaliyeed maxaad ka fileynaa kuwa ku nool Kenya iyo Carabaha.

    iley Luf Luf Axmaaro hadduu sifiican ugu qabeysan dhiiga Hilibka dhiiga leh.

  5. Laalays says:

    Waa soo dhawaynayaa wadadahalkaa. Gabdhaha iyo wiilasha ONLF in ay si nabada ula heshiiyaan dalaka & dadkooda Itoobiya. Mudo dheer dagaal bay ku jireen, hadana xaqiiqda ayay ogaadeen.

    Nabad baa leh naas la nuugo.

    Viva xaqiiq u doodka

    Down Ilma qiira jabaan

    Viva Itoobiya

    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  6. Nuurkanederland says:

    WAA SAX HA LAHESHIIYAAN ETHIOPIA. WHY? MAANTA DFS BAA JIRTA MARKAA ETHIOPIA WAY KU QASBAN TAHAY INAY ISU JILCISO ONLF.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo
- May 25, 2018
Laascaanood (Kalshaale) Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood ...
Daawo Wafdi Balaadhan oo ka socday DF-Soomaaliya oo gaadhay Kismaayo
- May 25, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Wafdi Balaadhan oo isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Dawladda Soomaaliya ...
Daawo: Muqdisho Sida looga dareemay Dagaalka Tukaraq ee P.land iyo S.land
- May 25, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo maalintii shalay uu dagaal Qadhaadh ku dhexmaray Gobolka Sool Ciidamo ka ...
Muuqaal+Faallo: Faysal C. Waraabe oo Noqday ‘Afhayeenka MUUSE BIIXI’ Iyo Wasiirada uu meesha ka saaray (Video)
- May 25, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u muuqda siyaasi mucaarid ah ...
Muuqaal: Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka “Gabaygii Garoowe iyo Md. Farmaajo
- May 25, 2018
Abwaan Shube oo ka ooyey Xaalada Somalia, Colaada iyo Dagaalka "Gabaygii Garoowe iyo Md. ...

Featured Video