Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro

Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa Magaalada Buuhoodle Waxaa Ururka Cusubi ka Bilaabay Olole Nadaafadeed iyo Wacyigalin Guud.

Ururka Dhalinyarada ayaa Magaalada ka Nadiifiyey Qashinka iyagoo Bulshada uga Digayey Nadaafad Darada iyo Xanuunada ka Dhalan Kara Waxaana ay Goobaha Ganacsiga u Tagayeen Mid mid kuwaas oo ay Dadkuna Soo Dhowaynayeen Fikirkooda ku Dhisan Danta Guud iyo Bilicda Magaalada.

Dhanka kale Xubnaha Ururkan ayaa Maalmihii ugu Danbeeyey ka Arrinsanayey Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Amniga Magaalada Buuhoodle iyo Sidii Waxbarasho Loogu Samayn Lahaa Dhalinyarada Miyiga Kasoo Xerootay ee Loo Yaqaano (Isdabar) kuwaas oo Khalkhalku Haya Amniga Magaalada.

Axmed Qaran


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. shaxda says:

    Maxaa dhacay reer buuhoodle wali lama gaadhin 18may

  2. rooble says:

    kkkkk. wallaahi si niyo ah ayaan u qoslay
    kkkk. wali la ma gaadhin 18may
    reer buuhoodle niyad wanagsanaa
    waar bal hada xagan iyo caasimada kaalaya . shaqo fiican ayaa idiintaal wbt. soo soco




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video